Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 Garaad Jaamac Garaad Cali Ayaa Boosaaso Ka Degay, Kuna Sii Jeeda Holhol. Written by Jidbaale.com Monday, 18 January 2010 14:51 Boosaaso(Jidbaale.com):-Garaad Jaamac Garaad Cali , Garaadka guud ee beelaha SSC ayaa maanta waxa uu ka soo degay garoorka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Garaad Jaamac ayaa waxa uu ku sii jeedaa deegaanka Holhol oo uu halkaa kaga qayb gali doono shir Madax dhaqameedka SSC uga furmi doona 22.10.2010. Garaadka ayaa muddo safar ugu maqanaa wadamada Kenya ,Jabuuti, Itoobiya, Kuweyt iyo Imaaraadka Carabta. Last Updated on Monday, 18 January 2010 15:25 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted January 18, 2010 lol qoxonti crew..... maybe the garad is searching for "shidaal" in holhol too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 18, 2010 isn't holhol home? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 18, 2010 lol qoxonti crew..... The Garaad is in Somalia and who is the refugee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 Manu garadkani odhan in 2008 kalsoonidi puntland waan kala noqday maxa ku celiyey puntland. naxar he is not in holhol he is bosaaso. Not in holhol he wants to go to holhol we are not even sure he is going. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 18, 2010 Garaadka ha la iska daayo ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Degay Bosaaso- Lasanod Online. Monday, January 18, 2010 Garaad Jaamac Garaad Cali Bosaaso,(Lasanod Online)- Waxaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso, Garaad Jaamac Garaad Cali oo Beryahan dalka dibeda kaga maqnaa. Garaad Jaamac ayaa waxaa si diiran garoonka ugusoo dhoweeyey madax sare oo ka tirsan dawladda Puntland iyo dadweyne kasoo jeeda Deegaanka SSC. Garaad Jaamac ayaa lagusoo waramay inuu si toos ah ugu anbabixi doono shirka magalada Holhol ee gogosheeda uu dhigay Garaad jaamac Garaad Ismacciil. Intii uusan ka anbabixin magaalada Jabuui , waxay wararku sheegeen in Garaadku shir albaabdu u xidhanyihiin la galay Madaweynaha Puntland C/raxmaan faroole oo ku sugan Magalada Jabuuti. lamana shaacin wixii ay ka waa hadleen Garaadka iyo Faroole. Warku wuxuu intaa ku darayaan in wada tashi iyo kulan dhex mari doono Isimada jooga Garoowe iyo Garaad Jaamac oo kusoo beegan magaladaas, kadibna loo anbabixi doono Shirka Holhol oo si rasmi ah u furmi doona 22 bisha January 2010.. Wariye: Fadumo M. Hassan Admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted January 18, 2010 This graad, who's granfather signed the indepedent of northern somalia. Pro colonial groups financed and supported the new and old colinial will be defeated again. Ali Jama respond 1904 muslin kuudaran gaal macasha kuudhowra oo aad magansataa dhamaa this is still true for pro colonial gang Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 18, 2010 As soon as he figures out a way to get your crew to go home Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted January 18, 2010 I am not home sick yet! but do not complain when I come home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 Originally posted by Duufaan: This graad, who's granfather signed the indepedent of northern somalia. Pro colonial groups financed and supported the new and old colinial will be defeated again. Ali Jama respond 1904 muslin kuudaran gaal macasha kuudhowra oo aad magansataa dhamaa this is still true for pro colonial gang You mean his father cali garaad his grandfather was killed by ina cabdulla xassan Because darwiish diid buu aha awoowgi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted January 18, 2010 Xaji you are right. you are one of few members of family who are better imformed. The other day, yu admitted that the EU has been supportive and still are supportive for your family cause. Do you known? history behind the sayid poem waa ninam walaala tan iyo waaga aakhire e wadkii oo aan dilin gaalka waa weshanayaane Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 18, 2010 Aniga Suldankaygu Darwiish Babu aha Suldaan nuur Amaan. While garaad jamac ingreesku la socday waraaqo u qor qorayey Marka keene ba martabad roon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted January 19, 2010 ^ perhaps suldankagu waa loo saxiixey, on the other hand the buck stops with this guy and the papers his father signed where to see the British out. on the other hand, if took back his "kalsooni" from puntland, do you think this entails that he can not use the bosaso airport? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 19, 2010 Naxar nugaaleed intanu gaalki giib dilnay ayanu waliba mag ka bixinay lol. Well garaad jamac isaga labba af ku hadla mar puntland wuu ka baxay mar wu ku jira mar wa ssc mar wa puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites