Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Xasan gets slaped for speaking out.....

Recommended Posts

Kornayl Cabdi Qaybdiid ayaa la sheegay in uu u Gacan Qaaday oo Dharbaaxo ku dhuftay Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ka gadaal markii la isaga horyimid Isbaaro uu lahaa Cabdi Qaybdiid.

 

Posted by webmaster on Saturday, June 11, 2005 - 08:52 AM

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka FKMG ah Md.Shariif Xasan oo baryahan ka qeybqaadanayay qaadida isbaarooyinkii daadsanaa magaaladda Mudisho 14-kii sano ee la soo dhaafay,ayaa wararka ka soo yeeraya ilo ku dhowdhow waxaa uu dhib ka sheeganayaa la shaqeynta hogaamiyeyaasha awooda ku leh magaaladda Muqdisho oo qaarkood ayba u gacan qaadeen.

 

Kornayl Cabdi Qaybdiid ayaa waxaa la sheegayaa in uu dharbaaxo ugu gacan qaaday Shariif xasan ka gadaal markii uu Kornaylku ka biya diiday qaabka deg deg ah ee shariifku wax u rabay, iyo Shariifka oo la sheegay in uu ku hadlay Hadalo uu dhibsaday Mr Qaybdiid oo lagu sheegay in ay ahaayeen waxaan kaa hayaa Itoobiya hadaad diido isbaarada in aad qaado ama hadalkayga aad u hogaansanaatana waad eedaysaa.

 

Waxaa kale oo la sheegayaa in Shariif Xasan dhibta ugu badan ee uu tirsanayo sida ilo muhiima aanu ka helnay ayaa ah in siyaasad ahaan raga Mudisho awooda ku leh ay weli iska soo kala horjeedaan taas oo lugooyo ku noqoneysa dardargalinta howlaha nabadeynta Muqdisho.

Idamaale News

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

what a phony propogandistic lie!

Qaybdiid is very civil and fair-minded individual, not know for such injudicious abrupt rage! I would have believed you if it was Mohammed Dheer. The imbecile of Jowhar!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Ok mate I never heard Colonel Qaybdeed being a phesical individual neither but i hear this Sharif dude gets on people nerves... Anyhow here is another article from your own favourite sources.

 

Shariif Xasan oo ku wareersan la'shaqeynta hogaamiyeyaasha Muqdisho

Posted on Friday, June 10 @ 19:16:35 PDT by editor

 

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka FKMG ah Md.Shariif Xasan oo baryahan ka qeybqaadanayay qaadida isbaarooyinkii daadsanaa magaaladda Mudisho 14-kii sano ee la soo dhaafay,ayaa wararka ka soo yeeraya ilo ku dhowdhow waxaa uu dhib ka sheeganayaa la shaqeynta hogaamiyeyaasha awooda ku leh magaaladda Muqdisho.

 

Md.Shariif Xasan dhibta ugu badan ee uu tirsanayo sida ilo muhiima aanu ka helnay ayaa ah in siyaasad ahaan raga Mudisho awooda ku leh ay weli iska soo kala horjeedaan taas oo lugooyo ku noqoneysa dardargalinta howlaha nabadeynta Muqdisho.

Gudoomiye Shariif Xasan ayaa ah nin adkeysibadan marxaladaha qaarkood sida ay sheegeen rag ay aad isugu dhowyihiin, isagoo hadana ay kala taagan yihiin siyaasad ahaan Madaxweynaha iyo Ra'iisulwasaaraha.

 

Dhinaca kale mudane Shariif waxaa uu siweyn ugu hanweynyahay in ay mira dhalaan howlaha Muqdisha ka socda, waxaa uuna marwalba iska ilaalshaa isku dhac inuu ku yimaado isaga iyo raga Muqdisho awooda ku leh.

 

onkod_news@hotmail.com

 

Onkod News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this