Sign in to follow this  
QabiilDiid

Mogadishu Islamic Courts are hunting down warlord Qanyare:

Recommended Posts

It is great news if the following is not just an opinion of one person but initiatives put together by the Mogadishu Islamic Courts to hunt and arrest the city warlords who have been parasitically feeding and fattening themselves on the misery of the Somali people since the collapse of the central government. Mar uun dadka Soomaaliyeed u hiilliya oo ninkaas ummadda ka qabta...

 

Hogaamiyaasha Muqdisho oo lagu baaqay in la soo qabto, Indhacade oo dadka Muqdisho ugu baaqay in la dagaalamaan kuwa gaalada 16ka sano u diiday Nidaamka

 

Muqdisho

 

Xubnaha Maxaakiim Beeleedyada ku jira aaga hore dagaalka ayaa sheegay in ay soo qab qabanayaan nimaka ka ridoobay diintooda kuwaas oo ay ula jeedaan Wasiirada gadoodka ka ah dowlada ay wasiirada ka ahayeen hadana sameystay Isbaheysiga looga awood roonaaday magaalada Muqdisho.

 

Xubnahaan ayaa sheegay in ay hortaagan yihiin meel u muuqata xarunta Muuse Suuddi hadana ay sugayaan amarka amiirka Muuminiita si ay u soo qabtaan kadibna ay maxkamada u soo tagaan .

 

Maxaakiim beeleedyada ayaa sidoo kale hortaagan irida hore ee dayniile kuwaas oo iyaguna sugayo amarkii ay ku soo xirilahayeen Maxamed Qanyare si loo soo taago Maxkamda.

 

Magaalada Muqdisho oo inbadan xaraan ku heesteen hogaamiyo kooxeedyada ayaa iminka u muuqdo kuwa looga awood roonaday magaalada hadan maxaabiis ku ah xarumahooda .

 

Dhanka kale Gudoomiyaha kaligiis is doortay ee gobolka Shabeelada Hoose Sheikh Yuusuf Indhacade ayaa ku baaqay in laga hortago kooxaha ka ridoobay diintooda kuwaas oo ula jeedo wasiirada gadoodsan.

 

Magaalada Muqdisho ayaa ah meel maalinba cidii xoogaa awood iyo ciidan isku aragtaa ay inta kale ku duushaa si ay u xukunto

 

Cabdi Xasan Gacal Muqdisho

 

Ku noqo beejka

 

ayniilecom @hotmail.com

 

http://www.dayniile.com/Marso/29Maso9.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this