Sign in to follow this  
Juje

Al-Shabaab Announce a New Admin For Juba and Lower Shabelle.

Recommended Posts

Juje   

Xarakada Al Shabaab ayaa Goordhaw Maamul Islaami ah u Magacaawday Gobalada Jubbooyinka waqti ay magaalada Kismaayo ka aloosanyihiin Xiisada Colaadeed oo udhexeeya Maamulka Islaamiga Kismaayo iyo Sheekh Axmed Madoobe.

 

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Mas'uuliyiin cusub loo Magacaabay Gobalada Jubada Dhexe iyo jubbada Hoose oo kamid ah meelaha ugu muhiimsan ee Somalia.

 

Magacyada Mas'uuliyiinta la doortay.

 

1-Waaliga Jubbooyinka:Sheekh Abuubakar zeylici

 

2-K/xigeenkiisa Koobaad: Xuseen Cabdi Geedi

 

3-Taliyaha Amaanka guud ee Jubbooyinka:Aadan Salaad Cabdi Raxmaaan

 

4-Taliye K/xigeenka Guud ee Jubbooyinka: Sheekh Ciise Maxmuud dheere.

 

5- Gudoomiyaha Magaalada Kismaayo: Ugaas Maxamed Cumar Cabdule

6-Afhhayeenka Guud ee Gobalada Jubooyinka: Sheekh Xasan Yacquub Cali

 

7-Taliyaha Ciidanka Amaanka Magaalada Kismaayo:Sheekh C/raxmaan Cali axm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this