Sign in to follow this  
Maaddeey

Shabaab oo ka soo horjeestay Shirkii Dubai

Recommended Posts

Maaddeey   

The Zack, waan isku soo dhacnay lakin saddexda aad rabto inay iska saxaan:

1)Iska hubi taa, ashqaas iyaga ka mid ah iney sameeyaan waa suurtagal, lakin Takfeer maaha nimanku in qof sida Axmed Madoobe waa Murtad yiraahdaan waa sax, lakin shubuhaat ayay heystaan, rag iyaga ka mid ah yaa ka soo horjeeda sida Sh. Fu'aad sida igu maqaalaa.

 

2)Ma TFG-daad rabtaa iney la xaalaan? kuwaas waa tuugo sharciyeysan in Umadda laga qabto u baahan, waadna aragtaa in Gaaloo dhan taageersantahay.

 

3)Principally, waa sax haddana timing-ka & consequency-ga in la fiiriyo weeye.

 

3daba haddey xataa ku wada qaldanyihiin, mar-mar waa in qaladaad laga aamusaa adoo masaalix k weyn raadinaaya JALBUL MASLAXA AWLAA MIN DAR'IL MAFSADA, haddaba intaas dadka kugu qilaafsan oo uu Baar-gaal ugu dambeeyo, burus madaxa kala dhac, waadna aragtaa Nuune ayaa ku soo biiray :D

 

NGONGE,

 

لا فض فوك

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this