Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha Qarxa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka PMPF oo hawlgallo ka sameeyey xalay saqdii dhexe magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay nin ku hubaysan Walxaha Qarxa, kaasi  la sheegay inuu ka tirsan yahay kooxaha argagixisada.

Hawlgalladan qorshaysan ayey ciidanka PMPF  xalay ku qabteen Bambooyinka Gacanta ee sababa Qaraxyada xooggan, gaadiidkii lagu wadey iyo ninkii watay.

War kasoo baxay PMPF ayey ku sheegeen in  hubkaasi ujeedkiisu ahaa inay ku waxyeeleeyaan shacabka magaalada Boosaaso.

FB_IMG_1715624781050.jpg?resize=721%2C48 FB_IMG_1715624792221.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1715624785832.jpg?resize=720%2C48 FB_IMG_1715624783373.jpg?resize=720%2C48

PUNTLAND POST.

The post Sawirro:Ciidanka PMPF oo gacanta ku dhigay nin ku hubaysan walxaha Qarxa. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this