Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Racfaanka oo Fadhigii Ugu Dambeeyey Maanta Ka Yeelanaysa Kiiska Eedeysane Sayid Cali

Recommended Posts

Deeq A.   

Fadhigii ugu dambeeyey ayay Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir maanta ka yeelan doontaa Kiiska eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo nolosha ku gubay xaaskiisa

Kulankaan ka dib Maxkamadda ayaa laga sugaya in ay ku dhawaaqdo xukunka ay ku riday Sayid Cali.

Maanta ayaa lagu waddaa in Maxkamadda ay kasoo qeyb galaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Sida uu Qorshuhu yahay dhinacyada ayaa maanta lagu waddaa in ay keenaan Cadeymo dheeraad ah oo ku saasan kiiska ninkaan dhalinyarada ah.

Maxkamada gobolka Benaadir ayaa horay dil toogasho ah ugu xukunkaan ninkaan ka dib markii ay ku heshay in uu dilay xaaskiisii.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this