Sign in to follow this  
Liibaan

Maxkamaduhu ayagaa bilaabay dagaalka, xabashi baanu la dagaalamana waa been weyn !!!

Recommended Posts

Liibaan   

2006_12_22t145023_329x450_us_somalia_con

 

Dagaal oogaha sanadka

 

Dagaalka ka bilaabmay Somalia hada Somalia, waxaa bilaabay Maxkamada iyo Colonel Aweys, waayo ayagaa ku soo duulay Xaruunta Dowlada kumaal gaadhka Baydhabo,

 

Markaa wixii dhibaata ah, burbur, khasaaro, dhiig sooomaaliyeed daata, iyo ciidamada xabashida ee dalka soo galay waxaa ka masuul ah Maxkamada iyo Colonel Aweys

 

Inkasta oo ee Dowlada kumeelgaadhka iyo Cabdulaahi Yusuf ku khaldan yihiin xabashi inay kaa shadaan, laakiin maxkamadaha han dagaalka uun wada ayaa kaliftay in ciidamo xabashi ah lagu marti qaado Somalia

 

 

Dowlada Cabdulaahi Yusuf baa gardaran hadii uu dagaal maanta ka socon lahaa meel u dhow Mogadishu sida Af Gooye

 

Waayo dagaalku maanta waxuu ka socdaa duleedka magaalada Baydhabo, dowlada Baydhabo fadhida wax la sheego ma jiro waayo is difaac uun bey ku jiraan, waxaa gardaran oo gafka wada Maxkamadaha waayo ayagaa dagaalka bilaabay oo soo duulay

 

Diinta ee wataan maxkamadahi Islaam maaha, ilaa iyo markii uu 2006 bilaabmay maxkamaduhu waxay wadaan dagaal, dil, dulaan, iyo burburin.

 

(1)Waxaa xaqiiq ah, adii ee run ka tahay maxkamadaha iyo coonel aweyn in ee Xabashi ladagaalamayaan, Baydhabo mee soo aadi laheen,

maxkamaduhu hadii ee xabashi doonayaan in ee la dagaalamaan, waxee u mari lahaanyeen meelaha ee hadeer ba ayaga hoosyimaada sida dhinaca Buulabarde iyo Baladweyne, hadii ee Ethoipia socdaan waxee ka galilahaayeen Feerfeer

 

(2) Colonel Aweys asagaa diiday nabad, wada hadal ama hishiis, waxuu ka doorbiday dagaal bal waxuu ka helo dagaal uu marba uu ku qaado magaalo soomaaliyeed oo hor leh aan aragno

 

(3) Haday run ka tahay inuu rabo inuu xabashi la dagaalamo, marka hore soomaali oodhan buu la tashan lahaa oo isku keeni lahaa, sda somaliland, puntland, iyo gobolada kale

 

(4) Aweys gobolada uu qabsadey sida marka, baraawe, kismaayo, jowhar, buurhakabo etc dadka dagen ma qacin, waxba uma qaban, lama tashan, ilaa iyo hadeer

 

(5) Aweys asgaa jecel in uu Xabashida camiil u noqdo, aweys waa udiiday in uu dowlda la hishiiyo,waxuuna dalbaday in uu la hishiiyo Melez iyo Xabashida

 

 

Aduunka lama arag maxkamadu dagaalada huriya, dadkoodana dil u horseeda, Halkan waxaan ku soo qadanayaa dhowr maahmaah oo u caqli celinaya maxkamadaha iyo colonelka Aweys:

 

wiil is waala waabiyaa hela

 

CAGTII JOOGSAN WEYDAA MAR BEY CEEB LA KULANTAA.

 

SOO JOOG LAGA WAAYE SOO JEEF AA LAGA HELAA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waanu arki waxey dagaal ka qadaan

 

Hopefully, those started the war and attacked Baydhabo will fail, insha allah

 

Time will tell

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Garaad

 

wax is dhaama ma jiraan,

 

Ninkan xabashida wata khayr uu soo wada ma arko

 

 

Nimankan waagi baryaba dagaal cusub ayana khayr ee soo wadaan magaranayo

 

waa runtaa ICU hadii ee rabaan inay la dagaalamaan xabashi Baydhabo may imaan laheen, Baladweyno iyo feerfeer bey u mari lahaayeen xabashida

 

 

I have to admit you know your geography Mr. Garaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Nayruus,

 

Maxaad ii sheegan

 

Labada dhinac wey khaldanyihiin waa run taas

 

dagaal looma baahna, xal na maaha

 

Somali people are tire of never ending war

 

Abdulaahi Yusuf waa warlord awalba kheyr mala heen, Xabashi waligii waa watay wax cusub maaha, dhamaan maamulada ka jira somalia xabashi baa ku lug leeyihiin

 

 

Maxkamaduhu ayana kheyr malaha, ha deeqdo oo wax haa ka qabtaan Mogadishu, marka, kismaayo, Baladweyne iyo 100 magaalo oo kale oo hoosyimada

 

Anuu uma arku caqli in 10 fronts la isku furo, kismayo, sakow, baydhabo, iyo mudug

 

 

Ani wax kasta waxaa igaga daran xabashida, waana ka walwalsanahay ciidmada dalka laga soo hogaamiyey magaranayo, goorta ee nagabixi doonaan

 

TFG iyo ICU labaduba fursad bey siiyeen xabashida ee ku soo galaan Somalai nasiib daro

 

Xabishidu waa sey somali la rabeen

 

 

Anuu waxaan qabaa, in nabad iyo wada hadal lagu dhameeyo

 

I was always wary of Cabdulaahi Yusuf, because he is a warlord and colonel which makes him incompetent to lead a nation, let alone the fact that his group is backed by Ethiopia, average Somali has zero tolerance for any Ethiopian connection inside Somalia

 

On the other hand, I initially supported and welcomed their defeat of Mogadishu’s notorious warlords. However, I believe the military campaign should end for once, because never ending war is meaningless,

 

ICU had a historic opportunity to invite Somali people to Mogadishu to bring peace and reconciliation between Somali people, and engage with other regions like Somaliland and puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this