Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

New Yemeni Diplomatic Office to be opened in Somaliland

Recommended Posts

February 14, 2010 Dawladda Yemen oo Xafiis ka furanaysa Somaliland iyo dhaqdhaqaaq Diblamaasiyadeed oo sii xoogaysanay

 

Hargaysa(Waaheen)- Warar aanu ka helnay Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Waaheen u xaqiijiyay inay Dawladda Yemani Somalilnd u soo dirtay Diblamaasiyiin Sare oo Xafiis Diblomaasiyadeed oo Dalkaasi leeyahay ka furi doona Hargeysa

 

Talaabadan ayaa noqonaysa Guushii labaad ee Somaliland u soo hoyata ee dhinaca Diblamaasiyadda. Hore waxa xafiis safiir ka madax yahay ku lahayd JSL dawladda Ethiopia, iyada oo sidoo kale heshiis hore dhexmaray Dawaladda Djibouti iyo JSL inay isweydaarsadaan xafiisyo diblomaasiyadeed. Xafiiskan cusub ee Yemen ku yeelan doonto JSL ayaa la filayaa inuu wax badan ka taro xidhiidhka siyaasadeed, militari iyo dhaqaale ee ka dhaxeeya labada dal ee wadaaga badda GACANKA CADAN.

 

Ilaa hada ma cada rasmiyan goorta la furayo Xafiiskan balse warka arrinta la xidhiidhaa waxay sheegayaan inay wufuud ka socota Yemeni ay ku soo fool leeyihiin JSL maalmaha soo socda

 

Source waheen

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

ITS ABOUT TIME......THE WHOLE WORLD HAS LOST HOPE WITH SOMALIA. WHEN THE ARABS ARE OPENING UP OFFICES IN HARGAISA YOU KNOW ITS THE BIGENING OF THE END FOR THESE SOMALI'S.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

BUT IN ALL HONOUSTY SCREW THE ARABS....WE DONT NEED YOU, FEED YOUR OWN POPULATION AND DEAL WITH YOUR OWN PROBLEMS. WE CAN TAKE CARE OF OURSELVES.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this