Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wakiillada oo ansixiyay xubintii xisbiga WADDANI u soo xushay matalaaada guddida doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishineer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ah xubintii xisbiga WADDANI u soo xushay matalaaada guddida doorashooyinka ayaa saaka cod aqlabiyada golaha wakiiladda ku ansixiyeen.

55 xildhibaan ayaa siiyay codka kalsoonida ee golaha, mana jirto xildhibaan diiday.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this