Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabeed Kasoo Saartay Dagaal Beeleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka mid a dalka, gaar ahaan deegaannada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in hadafka dowladda uu yahay horumarinta dedaallada nabadeynta iyo heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed, balse ay waajib tahay in loo midoobo la dagaallanka Khawaarijta maaddaama ay argagixisadu tahay kuwo naaxiya dagaallada sokeeye.

image-11.png

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this