Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Why ??

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-08-04 (Hadhwanaagnews) Muqdisho-(HWN)-Kooxo wejiga soo qarsaday oo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay ugu soo galay dhalinyaro qayilaysay guri ku yaala degaanka lagu magacaabo Gubta ee magaalada Muqdisho.

 

Labo ka mid ah dhalinyaradaas ayaa geeriyootay, labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kaddib markii kooxdaa hubeysan ay rasaas oodda uga qaadeen dhalinyaradaas qayilaysay oo ay si kedis ah ugu soo galeen.

 

Mid ka mid ah ehellada labada wiil ee la dilay ayaa waxay saxaafadda u sheegeen in afar dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado oo indhaha soo qarsaday ay u soo galeen dhallinyaradaas xilli ay gurigooda ku qayilayeen kadibna dilal iyo dhaawac u geystay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this