Sign in to follow this  
AYOUB

Hostages in Baidoa

Recommended Posts

AYOUB   

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ``Waxaa ilaalo naga haya Itoobiya, waxeyna amar ku siiyeen cid kasta in aanan loo soo dhaafi karin 2 kili mitir``

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka gaabsaday magaciisa, sababo la xiriira ammaankiisa, ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya in ay ilaalo ka hayaan fadhiyada baarlamaanka, ayna ku war geliyeen cid kasta in aysan u soo dhaafi karin meel ay calaamadeeysaan oo 2 kilo mitir u jirta halka baarlamaanku ku shirayo, wuxuuna sheegay in taasi ay muujineyso in dowladda federaalka ay

``Dadka qaar baa waxey dhihi jireen Soomaaliya waxaa lala doonayaa in ay noqoto kililka 6-aad, tii baa hadda muuqata, waayo ma jirto ihaano ka weyn in qof sheeganaya dowlad ay ilaalo ka hayaan ciidamo Itoobiyaan ah" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna sheegay in Itoobiyaanku ay haystaan dalka, wuxuuna ku tilmaamay C/llaahi Yuusuf in uusan aheyn madaxweyne Soomaaliyeed, balse uu la mid yahay madaxweynaha kililka 6-aad

"Annaga oo dhan isku mid baan nahay, cid ka tirsan dowladda federaalka oo uu maanta hadal u egyahay ma jiraan, qofkii sharaf leh waa kan uu maanta ILLAAHEY ka dhex bixiyo ilxumada halkan Baydhabo taal, waxaan arkeynaa dadka sheeganaya masuuliyada dowladda oo u kala dhuumanaya sarkaal Itoobiyaan ah, haddana sheeganaya dowladnimo" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna intaasi raaciyey in Soomaaliduu hore ay ahaayeen dad wanaagsan balse ilmihii ay dhaleen ay noqdeen dad aan damiir laheyn oo dano gaar ah ku kala xiran, Qaranimadii & dowladnimadii ay u soo halgameen aabayaasheen & awoowayaasheenna ku tuntay.

 

 

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar

dayniilecom@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by AYOUB:

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka: Soomaaliduu hore ay ahaayeen dad wanaagsan balse ilmihii ay dhaleen ay noqdeen dad aan damiir laheyn oo dano gaar ah ku kala xiran, Qaranimadii & dowladnimadii ay u soo halgameen aabayaasheen & awoowayaasheenna ku tuntay.

You forgot to edit/remove this part before posting the article. At the very least, put some spin on it.

 

Unadulterated truth like this is hard to swallow on these forums.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by AYOUB:

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka
``Waxaa ilaalo naga haya Itoobiya, waxeyna amar ku siiyeen cid kasta in aanan loo soo dhaafi karin 2 kili mitir``

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka gaabsaday magaciisa, sababo la xiriira ammaankiisa, ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya in ay ilaalo ka hayaan fadhiyada baarlamaanka, ayna ku war geliyeen cid kasta in aysan u soo dhaafi karin meel ay calaamadeeysaan oo 2 kilo mitir u jirta halka baarlamaanku ku shirayo, wuxuuna sheegay in taasi ay muujineyso in dowladda federaalka ay

``Dadka qaar baa waxey dhihi jireen Soomaaliya waxaa lala doonayaa in ay noqoto kililka 6-aad, tii baa hadda muuqata, waayo ma jirto ihaano ka weyn in qof sheeganaya dowlad ay ilaalo ka hayaan ciidamo Itoobiyaan ah" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna sheegay in Itoobiyaanku ay haystaan dalka, wuxuuna ku tilmaamay C/llaahi Yuusuf in uusan aheyn madaxweyne Soomaaliyeed, balse uu la mid yahay madaxweynaha kililka 6-aad

"Annaga oo dhan isku mid baan nahay, cid ka tirsan dowladda federaalka oo uu maanta hadal u egyahay ma jiraan, qofkii sharaf leh waa kan uu maanta ILLAAHEY ka dhex bixiyo ilxumada halkan Baydhabo taal, waxaan arkeynaa dadka sheeganaya masuuliyada dowladda oo u kala dhuumanaya sarkaal Itoobiyaan ah, haddana sheeganaya dowladnimo" ayuu yiri xildhibaankaasi, wuxuuna intaasi raaciyey in Soomaaliduu hore ay ahaayeen dad wanaagsan balse ilmihii ay dhaleen ay noqdeen dad aan damiir laheyn oo dano gaar ah ku kala xiran, Qaranimadii & dowladnimadii ay u soo halgameen aabayaasheen & awoowayaasheenna ku tuntay.

 

 

Xafiiska wararka ee , Qaahira Masar

What a Gonzo! He suddenly woke up from the slumber yeah? What did he expect an invading army to do? Hand over complete power to the locals? Isnt he late by,what,a half dozen or so months?

 

Let him identify himself,I bet he is one stooge who was probably hawkish about the invasion. Now that he is not getting favors(read money) from the invading army,he is switching sides?

 

Castro,Wlc back smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this