Sign in to follow this  
Meiji

Jowhar: Islamic admin resembles Warlord admin

Recommended Posts

Meiji   

Maxaa ka socda Magaalada Jowhar?

 

 

Xaalad jahwareer ah tii ugu weyneyd ayaa ka taagan Magaalada xarunta u ah Gobolka Shabellaha Dhexe ee Jowhar, kadib markii Islaamiyiinta gacanta ku haaya Magaaladaas ay ku soo rogeen canshuuro adag iyo lacago si xoog ku jiro looga qaadayo goobaha ganacsiga.

 

 

Sida ay sheegayaan wararka waxaa maalintii labaad hakad ku jira goobaha ganacsiga Magaalada oo saaka ay yihiin kuwo albaabada loo laabay, kadib markii shalay Magaalada si saf ballaaran goobaha ganacsiga looga qaaday qaab ay awoodi ku jirto lacago lagu sheegay canshuur.

 

 

Mid ka mid ah Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Jowhar oo ka mid ahaa dadkii laga qaaday lacagaha canshuurta ayaa ku cataabay in wax aan horay loo arag ay la soo baxeen Maamulka Islaamiyiinta ee gacanta ku haaya Magaalada, waxaana uu sheegay in si xoog iyo qasab ku jirto looga qaaday canshuuro la mid ah tii uu ka qaadi jiray Maamulkii Maxamed Dheere.

 

 

"Waxn aan looga baran ayay nala yimaadeen nimankaan Magaalada gacanta ku haaya, waxay nala dhaqmeen si aad u xun waxay si xoog canshuur xad dhaaf ah nooga qaadeen goobaheena ganacsi, anaga waxaan is laheyn wey dhamaatay baadii iyo canshuurtii xad dhaafka ee nagu heyn jireen Maamulkii Maxamed Dheere, laakiin hada kuwaan ayaaba aad uga daran oo dhaqaale doon noqday"ayuu yiri mid ka mid ah ganacsatada Magaalada Jowhar oo codsaday inaan la magac dhabin, kaasoo inoo sheegay in lacag ku dhow 20$ (Labaatan Doolar) shalay loogu qaaday goobtiisa ganacsiga.

 

 

Wararka ayaa sheegaya in Maamulka Maxkamadaha ee Magaalada Jowhar uu ku soo rogay goobaha ganacsiga lacago canshuuro ah, waxaana ay u sheegeen dadka Magaalada inay bixiyaan lacagaha canshuurta ee ku baaqatay 8-dii bilood ee ay gacanta ku hayeen, taasoo dadka ay aad uga yaabisay.

 

 

Goobaha ganacsiga ayaa la sheegayaa in saaka loo xiray arrimahaas, kadib markii Maamulka Maxkamadaha ay bilaabeen inay goobaha ganacsiga tagaan oo ay handadaad iyo si qasab ku jirta lacagaha canshuurta uga qaadaan goobahaas.

 

 

Magaalada ayaa u muuqda mid kacsan oo shaqsi walba uu la amakaagsan yahay hab dhaqanka cusub ee uu la soo baxay Maamulka ka arrimiya Magaalada, bedelkii hore dadka ay ahaayeen kuwo la dhacsan habka maamuleed ee uu shacabka ku hogaaminayay, hase yeeshee Maamulka ayaa iminka isu badalay mid dhaqaale doon ah.

 

 

Si kastaba ha ahaatee ganacsatada magaalada Jowhar ayaa ah kuwo ka biya diidan lacagaha canshuurta xad dhaafka ee filan waaga ku noqotay oo ay ku soo rogeen Maamulka Maxkamadaha, taasoo ay sheegeen in ay tahay mid aan la aqbali karin, bacdamaa 8 bilood ee dhamaatay lacagahooda oo canshuur ah lagu soo rogay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

The Islamic administration in Jowhar-Middle Shabelle seized power through the gun.

 

They defeated the previous administration of warlord M.dheere, and replaced it with their Islamic administration.

 

 

This Islamic administration exhibits the same structure and modus operandi of the previous secular (warlord) administrations.

 

Few characteristics:

 

-A close unit of individuals that share ideals with their own private militia take control over strategic points of the city.

-They try to appease different segments of the society in accepting their rule

-They establish relative stability and sense of authority in the city by the barrel of the gun.

- After been in control for a quite time, they start to organize a governing body for the city, which they have created and is composed of their men with no prior consultation or involvement of the society it is ment to govern.

- They announce the creation of the local administration through radio and other media, and expect the people will support it, voluntarily prefered, if not by the gun.

- Then they resort to ''taxation'' (extortion) by sheer force.

 

---------------

 

Why should the people of Jowhar pay taxes while they have NO political representation?

 

The Islamic group that has set up their islamic administration did not consult with the people, did not explain to the people their agenda, and want to extort the people from their money to finance the existence of their administration?

 

What makes them any different then the previous warlord administration?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Bro,

 

First give your view concerning the topic, and support it with arguments.

 

For example,

 

What do you think of the subject matter?

What do you think of the main argument in this topic?

 

Do you agree that the islamic groups are behaving more like the other groups (i.e warlords)

 

Share with us your thoughts, and let us enrich our own understanding of Somalia and what is going on by exchanging points of views.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^I have no clue about what is going in Jowhar. In fact, I couldn't locate the place on a map. With regards to the topic, if the admin is over taxing poor folks, particularly under a Islamic banner, then that is unjust. What else can one say about about it? However, there are two sides two every story: you have presented us with one version of the story.

 

Sorry if my comment was harsh, but I don't understand the need to disect and criticise how an adminstration is chosen in a Puntland or Southern village, if the critiques live in the West and have no input in that process nor are offering any viable alternatives. In other words, what do you want us to do but feel the plight of some supposes businessmen who are being overtaxed, other than feel sorry?

 

 

Lastly, your references to civil society and the consent to govern is far from the reality in Somalia. Since when did anybody need the consent to govern in Somalia over the last 20 years. Doesn't the toughest group always rule and then lay down the rules of the game to ruled?

 

 

Do you want the admin to be replaced, for them to change their tactics or you another one of these old chaps who criticise for the sake of it? Do you have another alternative, since you said that both the warlords and the sheikhs are one in the same?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by Abu_Diaby- Al Zeylaci:

 

 

Lastly, your references to civil society and the consent to govern is far from the reality in Somalia. Since when did anybody need the consent to govern in Somalia over the last 20 years. Doesn't the toughest group always rule and then lay down the rules of the game to ruled?

 

 

That exactly is the problem my dear friend.

 

Because of ''the thoughest group ruling and laying down their rules of the game' we have witnessed 20 years of misery.

 

That is also why there will be no long-term solution but short-term waves in which factions defeat each other, set up their administration and wait till they are defeated by another faction. The cycle of ''''the thoughest group ruling and laying down their rules of the game''and the result is: 20 years of misery.

 

The only way to break that tragic vicious cicle is to make the people aware of their situation and the possible actions they can take. Hence why I admire the brave and progressive stance by the people of Caabudwaaq, and hence why I advice others to think about their own well-beign, think about the collective interest, and forget the different factions fighting for political power.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^ Am not saying that the winner takes all approach is good. Am saying that is how people live; it's life for them. Of course, if you want to change that cycle, I'll wish you the best of luck.But, I doubt a forum used by fish and chips graduates, is hardly the best way to make the average Somali englightened or change their mind about factions in Somalia. Maybe you should start an NGO. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo soo saaray Wareegto uu ku joojinayo Deked laga dhisayo Degmada Cadale

 

Isniin, March 23, 2009(HOL): Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wuxuu soo saaray Wareegto uu ku joojinayo Dhismaha Deked Macmal ah oo ay ganacsato Soomaaliyeed ka hirgelinayaan Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

 

Wareegtada uu soo saaray Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Maamulkaas Macallin Daahir Caddow Calasow ayaa lagu sheegay in sababta ay dhismaha Dekeddaas u joojiyeen ay tahay iyadoo aan maamulka lala soo socodsiinin.

 

Ganacsatada Dekedda ka hirgelineysa Degmada Cadale ayaa waxay Bakhaarro waa weyn ka dhiseen gudaha Degmada Cadale, sidoo kalena waxay qorsheynayeen in ay dhisaan Waddooyin Degmadaas ku xira Gobolka intiisa kale.

 

Maamulkii hore ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ee uu guddoomiyaha ka ahaa Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa xiligii uu gobolkaas ka talinayay waxaa uu mar isku dayay in uu Deked ka dhiso Degmada Cadale, hayeeshee taasi kuma guuleysan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

This Warlord regime in Middle Shabelle that is hiding behind the religion is obstructing the peacefull development of the region!

 

''Ganacsatada Dekedda ka hirgelineysa Degmada Cadale ayaa waxay Bakhaarro waa weyn ka dhiseen gudaha Degmada Cadale, sidoo kalena waxay qorsheynayeen in ay dhisaan Waddooyin Degmadaas ku xira Gobolka intiisa kale.''

 

Why would any sane person disagree with the above initiatives of the business community?

 

 

As already shown, those warlords hiding under Islam are nothing but power-hungry thugs wanting to place the people and region under their dictatorship.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Maamulka Maxkamadaha Islaamka ee ka arimiya Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa digniin u jeediyay ganacsato iyo shaqsiyaad ku howlan inay howl galiyaan Deked macmal ah oo laga furay Degmada xeebta ku taal ee Cadale.

 

Wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha Maxkamadaha G/Sh/Dhexe Macalin Dahir Caddow Calasow ayaa lagu mamnuucay qorshaha la doonayo in lagu howl galiyo Deked macmal ah oo dhowaan laga hirgalay Degmada Cadale.

 

Macalin Dahir ayaa ku tilmaamay tallaabooyinka la doonayo in lagu furo Dekedaas macmalka ah mid ka dhan ah Maamulka Gobolka, kaasoo uu sheegay inuu yahay go'aan ay qaateen dad gaar ah isla markaana aan lagu soo wargelin.

 

Waxaa uu sheegay in gebi ahaanba ay mamnuuceen furida Dekeda macmalka ah, waxaana uu sheegay inay tallaabo ka qaadayaan cidii ku xad gudubta.

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa Degmada Cadale ka socday qorshayaal ay wateen Rag ganacsato iyo siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda kuwaasoo ku howlanaa howl gelinta Deked macmal ah oo laga furo Degmada Cadale, iyadoona qorshahan uu horay ugu dhicisoobay Maamulkii uu hogaamin jiray Maxamed Dheere oo isku day ku doonayay inuu Degmada Cadale ka hirgeliyo Deked macmal ah.

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

This ''Islamic'' admin is just a year in control (by the barrel of the gun) and the business community were planning this initiative for years, suddenly the religious warlords want to be informed before something is done in the region?

 

Why would the business community even bother to inform you while tommorow you can be toppled again by another group that has more guns then you?

 

When the religious warlords created the admin for the region, did they inform and consult with the people before announcing the admin? NO!

 

When the religious warlords levied taxes did they inform and consult with the people before taxing them? NO!

 

Why should the people then inform and consult with the religious warlords when they want to advance their lives by engaging in the development of their region?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Waxaa uu sheegay inay u magacaabeen Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Shabellaha Dhexe ama Gudoomiyaha Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh C/raxmaan Xasan Xuseen oo loo yaqaan Macalin Cabdi.

 

Sheekh C/raxmaan waxaa uu ka mid ahaa Maamulkii Maxkamadaha Islaamka, isagoona muddo lix bilood ka hor ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Maxkamadaha islaamka ee Gobolka, hase ahaatee waxaa ay is khilaafeen Gudoomiyihii hore Macalin Dahir, taasoo markii dambe keentay inuu ku biro Ururka Alshabaab.

http://www.jowhar.co m/main/news.php?read more=2818

 

As becomes clear, the religious pretenders have created yet a ''new administration'' for the province of Middle Shabelle.

 

But closer look at it reveals that the new ''governor'' was part of the ICU and defected since he could not get the governership under ICU.

 

Now he is the governor and he is a happy man, not been aware what his responsibilities and mandate is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this