Sign in to follow this  
guraad

Somaliland This will be your biggest mistake .

Recommended Posts

guraad   

Waxaa taariikhdu markay ahayd 21/12/03 lagaga dhawaaqay Baarlamaanka dowlada isu sheegta Soomaliland inay weerar ku qaadaan gobolada Sool iyo Sanaag si ay xoog ugu qabsadaan. Go,aankan oo aad la isugu khilaafay oo in ku dhow 30 mudane ay xanaaq uga baxday goobtii shirku ka socday ayaa waxaa gudoomniyay Axmed Aadan Qaybe .

 

Waxaa beesha Sool iyo Sanaag fajicisu ku noqotay in ay Beeli Beel kale ku soo duusho iyadoo wax la aqoonsan yahay oo Dowladiba aysan Jirin. Marar aan wax ka waydiinay shacabka reer Uk ee ka yimi goboladaas ayaa waxay sheegeen in aysan marna ogolaan doonin in reer kale dhulkooda qabsado Soomaaliyana uu Qabiil qaabiil tahay reer walbana uu meeshiisa ku ekaado.

 

Hadii taa lawaayona nin walba reerkiisa waa difaacayaa ayay hadalkii ku soo gaabsheen.

 

 

Widhwidh Monitoring Group, London

 

www.widhwidh.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this