Sign in to follow this  
General Duke

Asmara group brings in warlord IndaCade [same old clan joke]

Recommended Posts

^^^Adeer why that particular Somali male. If they want to kill, young helpless Somali's they have plenty. Why that one? Well the story goes he was paid by the cowards who send children to bomb police and civilians and was shott by the cops.

 

Whats your take?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer its tragic, but those who you cheer for holed up in Asmara call for more war. Thus when you was cheering the attacks in Baidoa did you think of the consequences? Now that you cheer for the return of IndaCade as war chief do you think of the consequences? I guess you want and call for war, but then blame its tragedies solely on others.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Facts and figures that is all...for the blind and Qabiil u dirir to see what this whole thing is all about.the mayor of tigre occupied Hamar goes out to take his revenge on young boys .This is beyond tragic in my book...

 

I see u condoning this horror all the time...excusing and justfying the Maxamed Dheeres of our time on every occassion u get....would u ever thou take it to the next level..you know and kill them kids if the opportunity presents itself to u

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

you must be frustrated (and come on admit it just tonight cause u know meesha wax marayaan dude) Duke cause you wrote 12 replies in this topic only...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kooxda Tuulada Asmara oo Yuusuf Indhacde oo dhaawac ah u magacawday Xilka Gaashaandhiga xili uu Horey ugu fashilmay Hogaaminta Maleeshiya beeledki Maxaakimta

 

(Halkuu ku suganyahay mise Caafimaad qabaa muxuuse ka yiri Xilka ay u dhiibeen Kooxda Tuulada asmara Aqri Xog-Dhamaystiran)

 

Shalay ayaa waxaa ay Kooxda Tuulada Asmara dhamaystireen Xilal ka harsanaa Isbahaysigii ay dhawaan kaga dhawaqeen Asmara,waxaana maalmahaanba jiray khilaf xoogan oo ka taagnaa sida loo qeybsan karaa awoodaha halkaa ay isugu tageen Kooxahaa,waxaana buuqa ugu daran iyo khilaafkaa uu ka jiray Xuseen Ceydiid oo loo diiday maalmihi hore Xilka Arimaha Dibada oo Sh.Sahriif uu u rabay Ninka Sheegta in uu hogaamiyo Jaaliydaha Dibada.

Dhamaystirka Sida wax loo qeybsaday ayaa noqtay Sidaan kadib Is jiid jiid Xoogan iyo faragalin Afwerk Kalitaliska Asmara.

 

Guddoomiye-ku-xigeennadda Guddiga Fulinta ee Isbahaysiga

 

Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib,G/Xigeenka 1-aad ee Guddiga Fulinta

Zakariya Xaji Cabdi G/Xigeenka 2-aad ee Guddiga Fulinta

Guddoomiye-ku-xigeennadda Golaha Dhexe:-

 

Xuseen Maxamed Faarax Caydiid. G/Xigeenka 1-aad ee Golaha Dhexe

C.raxmaan Maxamed Faarax G/Xigeenka 2-aad ee Golaha Dhexe

 

Xoghayayaasha

 

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Yuusuf Ibraahim Dheeg

Xoghayaha Gaashaandhigga Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad "Indha-cadde"

Xoghayaha Warfaafinta………… Axmed Cabdullaahi "FPENIS"

Xogahayaha Arrimaha Bulshadda Suldaan Maxamed Suldaan Garyare.

Xoghayaha Garsoorka Maxamed Cali Ibraahim

Xoghayaha Maaliyaadda C/fataax Maxamed Cali

Xoghayaha Xuquuqda Aadanaha Fowsiya Maxamed Sheekh

 

Xilalka ay magacaabeen ayaa Waxaa ku jiro Yusuf Indhacde oo ay u dhiibeen Gaashaandhiga xili la rumeysanyahay in uu Dhaawac ahaan u joogo Tuulo ka midah G/Dhexe,waxaana dad badan ay Calaamad Su'aal galiyeen Sida uu u aqbali karo xilkaa isagoo la taahayo Xanuun ka soo gaaray Dagaalkii uu galay sidoo kalena ay Maskaxdiisa iyo Maskaxdii Maleeshiyo Beeledkii uu hogaminayey ay ka guuxeyso Wacdarahii lagu dhigay xiligi uu dagalka Iclaamiyey uuna qabtay Mudo 7-Cisho ah ha yeeshe isla Waqtigii uu qabtay isaga lagu jiiray isaga iyo Kooxihii Taagersanaa.

 

Yuusuf Indhcade oo ku fashilmay dagaalkaa horeyna ahaa Ninkii ugu taageerada Liitay Kooxihi Maxaakim Beeledka ayay Dadka wax u doroosaa waxa ay Su'alo galinayaan sida Kooxda Asmara oo awalba fashil ahayd ku doorteen waxaase loo arkaa Fahil lagu daray fashil.

 

Dhinaca kale Warar ayaa sheegaya in Indhacade uu ka biyo Diidayo Xil beenaadka ay u dhiibeen Kooxda Asmara xili uu joogo G/Dhxe.

Zakariye oo ah Nin Isna Faashil ah oo xilkii Xildhibaanimo laga qaaday ayaa mar laga wareystey mid ka mid ah Idaacadaha muqdisho wuxuu sheegay in aanay ka warqabin Ninka Indhacde ah meel uu Caalamka ka joogo Jawaabtaasna waxa ay Dad somaliyeed oo fara badan ku noqotey wax lagu qoslo in Isbahaysi u xil u dhiibaa Nin aanu meel ku ogeyn .

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this