Sign in to follow this  
guraad

SSHDA

Recommended Posts

guraad   

www.sshda.org

 

 

Shir Sannadeedkii 4aad ee SSHDA, Oo kadhici doona Atlanta July 4, 5, 2003

2000 Century Boulevard NE

Atlanta, GA 30345-3377US

 

Phone: 1 404-325-0000

Fax: 1 404-325-4920

 

Sool,Sanaag&Hawd Development Agency (SSHDA)

Gudiga qabanqaabada shirwaynaha 4aad ee SSHDA waxay ogaysiinayaan dhamaanba jaaliyadaha SSH inuu dhici doono shir sanadeedkii ururku laguna qaban doono magaalada Atlanta, gobolka Georgia ee Dalka Maraykanka, shirku wuxuu dhacayaa bisha todobaad afarteeda iyo shanteeda (July`4-5).

 

Wuxuu gudigu aad ugu boorinayaa jaaliyada in shirka laga soo qayb galo si loo helo aqoon is waydaarsi ka midha dhaliya wax qabad tayo leh, ugu danbayntii ku soo dhawaada shirwaynaha 4aad ee SSHDA iyo Atlanta.

 

 

www.ssda.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this