Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 Hogaankii SSC Oo Jabuuti Dib Ugu Laabtay- Lasanod Online. Friday, January 15, 2010 Jabuuti,(Lasanod Online)- Wararka aanu ka helay magaalada Jabuuti, ayaa sheegaya in Hogaankii iyo Garaad Jaamac Garaad Cali ay galabta dib ugusoo laabteen Magaalada Jabuuti. Waxayna caawa ku suganyihiin hoteelka Plazier ee magaalada Jabuuti. Ku noqoshadan Jabuuti ayaa waxay ku timid sida la sheegay kadib markii dawladda Itoobiya ay diiday inay socdaalkoodii Somalia ay sii wataan. Xubnahan Hogaanka oo uu wehiliyo Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa beryahan ku sugnaa magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya. Iyagoo qorshaynayey inay halkaa uga sii gudbaan deegaanka SSC ee hawdka. Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay ku amartay hogaanka inay dib ugu noqdaan dalkii ay kasoo galeen markii hore, kaasoo ahaa Jabuuti. Ilo xogogaal ah ayaa u xaqiijiyey Shabakadda LASANOD in Garaadka isaga loo ogolaaday inuu safarkiisii sii wato oo Somalia ka galo dhinaca Itoobiya. Garaad Jaamac ayaa la sheegay inuu go'aankaa ku gacansaydhay kuna adkaystay inuu wax laqabo xubnaha kale ee Hogaanka, tasoo sababtay inay dhamaantood dib ugu noqdaan dalka Jabuuti. Wariye: Abdiqadir M. Cali admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 Xagala-Toosiye Oo Jigjiga Jooga Kuna Soo Jeeda Buuhoodle (Buuhoodle) 16.1-10 Dr Saleebaan Ciise Ahmed Kaar (Xagla-Toosiye) iyo wafti uu hogaaminayay ayaa kusugan magaalada xarunta u ah ismaamulka soomalida ee dawlada federaaliga ee itoobiya waa magalada jigjiga..........Dr Xagla-toosiye waxaa weheliya wafti aad ubalaadhan oo isugu jira Garaado cuqaal odoyaal Aqoonyahano, Qurbajoog,iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulkiisa........................................ Mar aanu wax kawaydiinay Dr saleebaan goorta uu kubeeganyahay gudaha ssc ayuu noosheegay in uu filayo maalmahan soosocda sikastaba ha ahatee hogaamiyaha ayaa nooxaqiijiyay xidhiidh aan lasamaynay khadka telfoonka in ay guul ku dhamaadeen safaradoodii ay kutageen dawladaha dariskaa islamarkaana ay hada ay kusiijeedaan xero darawiisheed waxaa mudooyinkii udanbeyay lasugayay in hogaanka iyo waftigiisu ay caga dhigtaan meel kamida gobolada ssc sidoo kalana loobadinayay in ay kadgaan magalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn oo ah degmada qudha ee si xor ah looga dagi karo marka la.eego degaanada kale ee ssc oo dhamantood ay kagacanta ku hayaan mamulka labaxay somaliland dhanka kale magaalada buuhodle ee xarunta goblka cayn ayaa aad looga diyaar garoobay soodhawaynta hogaanka ssc iyo waftiga balaadhan ee lasocda qabanqabada sodhawaynta hogaanka ayaa si habsami leh uga socota magalada buuhoodle Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2010 Refugees.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 Jacaylbaro inadeer sidan wa ceebe nimanka ma yidhahna iska soo hooyda maxa marba Jigjiga iYO Djibouti idin dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted January 16, 2010 If my memory serves me right, they were established in Kenya. The SNM were established abroad, the only thing left for them to do now is break out their people from Mandheera. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 Originally posted by Cali_Gaab: If my memory serves me right, they were established in Kenya. The SNM were established abroad, the only thing left for them to do now is break out their people from Mandheera. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted January 16, 2010 ^Check your pm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 16, 2010 So they're following the SNM footsteps ?? ,,,, so u know SNM did a good job there ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted January 16, 2010 They follow the SNM, SSC, Northland state, Puntland, Mad Mullah...basically....anybody but iyaga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 Originally posted by Cali_Gaab: ^Check your pm waan eegay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted January 16, 2010 Sacad, war heedhe, waa maxay magacyaasha aad mar walba soo saartid? Sida nigisyaasha ayaad iska siibtaa oo hadana mid kala gashataa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 sacad ducaale wa kuma^ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cali_Gaab Posted January 16, 2010 Dee waa duceysane uun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted January 16, 2010 ^^^looooooooool wuu ka hela magacyada baddan lol Quote Share this post Link to post Share on other sites