Sign in to follow this  
Suldaanka

Somaliland and Ethiopia mark the start of formal trade links

Recommended Posts

RedSea   

Salamu Calaykum,

Brother Suldaanka thanks for your effort of posting this , but those Ethiopians who are using our ports sicken me more than anything else. Although this may do some small benefits to Somalilanders yet I could want no more and expect no more from dirty filty infidel who murdered innocent Somalis including the latest one in Qalbitahare.

They killed over 30 Somalis yesterday who were demonstrating over the Ethiopian harrassment. They are probably going to use those ports to inport weapons who later on will be used against you and I.

Let them keep their money and let them stay out of our country and our waters. We hate those Ethiopian infidels and nothing should ever be reached between us.

until they leave all Somalis alone, there should be be no Ethiopian using Somali ports.If they leave our business alone Then we could have trade and let them use our ports for the exportation of goods and inports that are only goods but nothing more.

 

Salamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea

Is deji yarow!

 

The world doesn't work like you think.

 

 

ps

Are you another Nayruush by any chance? I mean our famous Hargeisaawi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Brother Red Sea

Thank you for presenting the true somali position concerning Ethoipia's use of somali ports, whether its Barbara, Bosaso, or Hobyo. In this Case Barbara

its important that we somalis, think deeply and understand Ethoipia's strategic national interests (and somali little feithdoms like somaliland and puntland or Mogadisho factions) VS Somalia nationnal Interests.

 

Bro Suldaan and Northerner

 

Ethoipia is harming more than it is helping, Ethoipia occuping a third of land of Somali (western Somalia) and oppressing Somali people in those regoens. Also Ironically, Ethoipia is a friend and supplieas weapons to all and each somali war criminals whether its Somali transitional government led by Abdulaahi Yusuf in Jowher, Mogadisho factions like Qanyara muuse suudi, caydiid, etc, Mohammed Dheere of Jowher, Kismayo groups, Baydhobo groups, Riyaale of Somaliland, and Puntland.

 

Therefore, low-paying jobs in Somali ports are insignificant benefit, when we look the bigger picture.

I would like to advice to both Suldaan and northner to think outside the box of narrow Somali factions/tribal interstes and look what is best for all Somali people!!!

 

Suldaanka, Bro Red Sea is real northwesterner; he makes remember Timacade when I read his valuable posts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^did i mention anything about Ethiopia?

 

The port is a good move for Somaliland in more ways than one. The shipment of future good will now be easier, it call also be a storage port for shipments on there way to Europe, Africa and the Far East. You have ports in Jeddah, Salaala, Muscat and Dubai who are all expanding and raising there tarrifs. Somalialand will hopefully see this and capitalise on it with lower rates for storage and movement.

 

I hope to one day export from Berbera.

 

We all know the Somalia/Ethiopia issue(s) therefore no need to elaborate. Try taking the economist view rather than the political.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Markii Cadawgu Inoo Taliyay!

Ismail A. Hassan (Khalil)

November 13, 2005

 

 

 

“Waxaa la ii magacaabi doonaa jagada Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya waayo waxaa i wadata Itoobiyaâ€

 

Shacabka Soomaaliyeed wuxuu ka mid yahay shucuubta adduunka kuwa ayaan darrada ugu weyni ka soo gaadhay gumaystayaashii reer Yurub ee miiska korkiisa ku kala qaybsaday quruumaha adduunka ee ay ka itaalka roonaayeen.

 

 

Inta ay gumaysteen ka dib xornimadooda may siin ee qaybo muhiim ah oo dhulka Soomaaliyeed ka mid ayay u gacan geliyeen wadamada deriska ee Itoobiya iyo Kenya iyadoon shacabka dhulkaas waxba laga weydiin rabitaankooda.

 

Dhalashadii Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed ka dib siyaasadda dawladdihii kala dambeeyay ee xukunka soo qabtay, waxay ahayd in la raadiyo sidii ay dadka Soomaaliyeed ee gacanta wadamada deriska ku jiraa ay aayahooda uga tashan lahaayeen.

 

Siyaasaddaasi waxay ahayd mid ka tajumaysa dareenka shacabka Soomaaliyeed iyo himiladooda in la helo qaran Soomaaliyeed oo ay ku midaysan yihiin shantii gobol ee gumaystayaashu Soomaaliya u kala qoqbeen. Taasi oo ay astaan u tahay xiddigta shangeesta ah ee badhtamaha kaga taal calanka Soomaaliya.

 

Hadaba cadaawadda iyo dagaalada u dhexeeyay Soomaaliya iyo wadamada la deriska ah siiba Itoobiya ma ahayn kuwa la bilaabmay dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya, balse waa kuwo soo taxnaa muddo dheer ayna saldhig u ahaayeen siyaasadihii dhul balaadhsiga ee Boqortooyadii Abasiiniyiinta.

 

Sida ay taariikhdu ina barayso masiixiyiinta Itoobiya oo ay taageerayaan saancaddaalayaashii reer Yurub, waxay ahaayeen kuwa markasta ku hamiya sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen guud ahaanba dhulka Soomaaliyeed ayna u hoos keeni lahaayeen xukunka Boqortooyadooda.

 

Soomaalida oo horseed u ahaa Muslimiinta Geeska Afrika ayaa iyagu mar walba sutida u hayay dhul ballaadhsiga Xabashida. Heshiisyo qarsoodi ah oo dhex maray gumaystayaashii reer Yurub siiba Ingiriiska iyo Boqortooyadii xabashida ayaa ugu dambeyntii Itoobiyaanka u suurto geliyay inay gacata ku dhigaan qaybo ka mid ah dhulka Soomaaliyeed.

 

Hadaba shacabka Soomaaliyeed ee ku hoos jira gumysiga Itoobiya iyagoo taageero hiil iyo hooba ah ka helaya walaaalahooda Soomaaliyeed ee xornimadooda hantay ayay halkii ka sii amba qaadeen halgankii xornimo doonka Soomaaliyeed, waligoodna isumay arag inay yihiin qayb ka mid ah dhulka Itoobiya, balse waxay ahaayeen shacab la gumaysto.

 

Jamhuriyadda Soomaaliya oo ahayd dawlad haybad iyo awood ku leh mandaqadda Geeska Afrika ayaa mar walba u arki jirtay in uu waajib muqaddas ahi ka saarana yahay taageeridda dhaqdhaqaayada xornimodoon ee ay ku jiraan Soomaalida la gumaystaa, halka ay Itoobiyaankuna dhankooda ka aaminsanaayeen in sida keliya ee ay dhulkaas ku sii haysan karaan ay tahay in la burburiyo qaranka Soomaaliyeed uuna noqdo mid ay iyagu u arrimiyaan.

 

Hadaba Itoobiyaanku waxay guushii ugu weyneyd gaadheen ka dib markii ay heleen shakhsiyaad Soomaaliyeed oo iyagu diyaar u ah in ay hawsha burburinta qaranimada Soomaaliya horseed u noqdaan.

 

Kooxihii kala duwaanaa ee Itoobiyaanku u deegsadeen burburinta Soomaaliya sida SSDF, SNM, USC iyo SPM ayaa ahaa kooxo ay hamigooda xukun jacayl iyo qabyaaladdu ka indhasaabtay khatarta ay u horseedi karaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

 

Guushii kooxahan ayaa dhanka kale waxay ahayd dhammaadkii Soomaaliya xor ah oo laga haybaysto. Khudbaddii uu keligii taliye Mingiste Xayle Maryam u jeediyay shacabka Itoobiya dharaarihii ugu dambeysay xukunkiisa ayaa si cad inoogu muujinaysa ujeedooyinkii uu ka lahaa taageeridda wixii loogu yeedhi jiray xoogagga mucaaridka hubaysan ee Soomaaliyeed.

 

Hadaladii uu ugu manno sheeganayay shacabka Itoobiya ayaa waxaa ka mid ahaa inuu burburiyay cadawgii ugu weynaa ee Itoobiya!

 

Dhanka kale dawladda Kenya ayaa iyana weligeedba waxay Istiraatajiyo midaysan ka lahaayeen Itoobiyaanka marka ay noqoto siyaasadaha ku jihaysan Soomaaliya.

 

Hadaba arrinta isweydiinta mudan ayaa waxay tahay suurto gal ma tahay in cadawgaagii oo aad burbirisay dib isugu soo noolayso?

 

Waxaan filayaa in arrintaas jawaabteedu iska caddahay. Waxaan si fiican uga dheehan karnaa hadaladii madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arab Moi oo mar uu booqanay dalka Maraykanka xiligii uu socday shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee Kenya sheegay in Kenya iyo Itoobiya aanay rabin in mar kale ay dawlad Soomaaliyeed dhalato.

 

Hadaba hogaamiyayaasha horbooda siyaasadda Soomaalida ayaa iyagu ahaa kuwo meel kasta oo looga baaqo in shir dib u heshiineed loogu samaynayo Soomaalida iska xaadiriya, iyagoon isla markaana dhanka kale isweydiin siyaasaddaha dawaladahaas ka leeyihiin Soomaaliya.

 

Dawladda Itoobiya oo iyadu faraha kula jirtay siyaasadda Soomaaliya tan iyo intii ay ka burburtay dawladda Soomaaliyeed, ayaa ahayd midda saamaynta ugu weyn ku leh hogaamiyayaasha Soomaaliyeed.

 

Waxay mudadaas wadanka si deeqsinimo leh ugu soo daldalaysay hub fara badan taasi oo qayb weyn ka ahayd sii hurinta colaadda iyo dagaalada Soomaaliya ka taagnaa. Waxay hadba taageero u fulinaysay hogaamiyihii u dhaga nugul amaradeeda iyadoo isla markaana abaabushay isbahaysiyo iyada ka talo qaata.

Waxay Itoobiyaanku si cad uga horyimaadeen dawladdii Carta maadaama aanay ahayn dawladdaasi mid ay madaxdeeda iyagu soo magacawdeen, taasoo ay fashiliyeen ugu dambeystii iyagoo adeegsanaya dagaal oogayaasha ka amar qaadan jiray.

 

Shirkii Kenya ayaa waxa uu noqday fursad ay Itoobiya muddo dheer sugaysay si ay talada Soomaaliya faraha ugu geliso wakiilo iyada ka amar qaata.

 

 

Ra'iisal Wasaare Geeddi

Haddaba markii ugu horeysay taariikhda ayaa qof Soomaaliyeed oo mas’uuliyad sheeganayaa dafiray in ay jiraan Soomaali qarnigan 21aad ku hoos jira gacanta gumaystayaasha.

 

Hadaladii uu Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ka yidhi BBC-da 11kii bishan November ayaa ahaa kuwa aan la yaab ku noqonayn Soomaali badan, marka aad fiiriso shakhsiyaadka hogaamiya Dawladda FKMG Soomaaliya iyo sida ay mansabkaas ku heleen.

 

Cali Maxamed Geeddi oo siyaasadda Soomaaliya daaqadda ka soo galay xilli uu gabagabo marayay shirkii dib u heshiisiinta Soomaalida ee Kenya, ayaa u muuqda nin ay karti darro iyo waayo aragnimo la’aan siyaasaddeed isu biirsadeen.

 

 

Madaxweyne C//llaahi Yuusuf & Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi

Markii Col. Cabdilaahi Yuusuf oo Itoobiyaanku taageerayeen loo doortay Madaxweynaha dawladda FKMG Soomaaliya, ayaa dadku aad isu weydinayeen cidda uu u magacaabi doono jagada Ra’iisal Wasaarenimada oo dagaal oogayaal badan hunguri ka hayay.

 

Waxaa magaca Cali Maxamed Geeddi iigu horeysay maqalkiisa war aan ka akhriyay mid ka mid ah websiteyada Soomaaliyeed oo inta badan wuxuu qoro aanan rumaysan. Waxay soo qoreen in nin la yidhaa Maxamed Cali Geeddi oo aan xubin ka ahayn Baarlamaanka uu sheegtay in isaga loo magacaabi doono jagada Ra’iisal Wasaaranimada Soomaaliya.

 

Sababta magacaabiddiisa waxa uu ku sheegay hal qodob, qodobkaasi :

 

Ma hayn in uu yahay aqoonyahan Soomaaliyeed oo aan ka qayb qaadan dagaalada sokeeye.

Ma ahayn in uu yahay nin kalsooni ka haysta xubnaha Baarlamaanka iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed.

Ma ahayn inuu yahay nin karti iyo waayo aragnimo leh oo Soomaalida ka saari kara dhibta iyo dawlad la’aanta ay ku suganyihiin.

Ma ahayn in uu yahay nin taageero ka haysta beesha caalamka siiba dawladaha waaweyn oo ay adduunyadu wax la qaban doonto xukuumaddiisa. Ma ahayn ….ma ahayn…

Sababta xilkaas loogu magacaabayo ayaa waxa uu ku sheegay oo keliya in uu yahay “nin ay Itoobiya wadatoâ€!. Waa astaanta(qualification) ugu xun ee siyaasi Soomaaliyeed ku kasban karo jagada Ra’iisal Wasaaranimada iyo masuuliyad kasta oo qaran heerkay doonto ha ahaatee iyo masalo nin damiir lihi in uu afkiisa soo mariyo aan laga filayn.

 

Maalmo ka dib arintii sidii la sheegay bay u dhagaday. Si jidka loogu sii xaadho magacaabistiisa ayaa Maxamed dheere oo ay isku beel yihiin kana mid ah dagaal oogayaasha gacansaarka la leh Itoobiya u banneeyay xubinimadiisii Baarlamaaka.

 

Hadaba ninka xilka sidaas ku helay ma lala yaabi karaa in uu ku hadaaqo hadaladii runta ka fogaa ee uu ka sheegay BBC-da laanteeda Soomaaliga?

 

Waxaan shaki lahayn in maanta Jigjiga iyo Jawhar aanay waxba ku kala duwanayn maadaama ay labada meeloodba ka taliyaan wakiilada Males Zanawi, Itoobiyana ay gaadhay ujeeddooyinkeedii ay mudada dheer ku taamaysay ee ku aaddan Soomaaliya.

 

Hadaba shacabka Soomaali Galbeed iyagoo abaal weyn u haya walaalahooda Soomaaliyeed aqoonsannaa dadaalkii naf iyo maalba lahaa ee ay u soo galeen sidii ay heeryada gumaysiga uga dul qaadi lahaayeen guud ahaanba Soomaalida gacanta shisheeyaha ku jirta, ayaa hadana mawqifka dawladda Soomaaliyeed oo is bedelaa aanu waxba ka bedeli doonin xaqa ay u leeyihiin in ay aayahooda ka tashashadaan dagaal iyo nabad mid kii la doonaba ha lagu gaadhee.

 

Ismail A. Hassan(khaliil)

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

nasiib daro maanta dhibaatada soomaalida haysata, dhamaaan hogaamiyaal ku sheega soomalida kuli waa isku cadow, mid kas tana Ethoipia ayuu la saxiib yahay oo na wadata!!!

 

Bal maxaa diiday marka hore inay soomaalidu midoobaan, saxiibaan, iswataan, oo hishiiyaan!!!

cajiib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

soomaal: bal horta itaanaad Ethiopia iyo cid kaletoona farta kufiiqin, bal horta suaashaa aad halkaa kusooqortey falanqee oo si qota dheeer uga feker oo haddana dib ugulaabo oo Research balaadhan kusoo samee:

 

PAPER DUE IN A MONTH OR EALIER BROTHER SOOMAAAL AND YOU NEED TO POST IT HERE SO THAT WE COLLECTIVELY GRADE IT HERE AS WELL AS LEARN FROM IT.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninkii warka xun ee Somaliland ku farxi jiray ayaa maanta Somalinimo iyo waxaas ka hadlaaya. Cajiibatul qudri!

 

Sxb, Soomaali kala quusatee qoomamo la'aw!

 

 

Suldaanka, Bro Red Sea is real northwesterner

Guess who else is a Northwesterner (Whatever that term means)....

 

http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?ubb=get_topic;f=9;t=002814

 

redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Suldaan

 

 

Northwest is a term that could have many meanings

 

- If Northwest is the territories of all former british somaliland (not the current somaliland faction), than I am from northwest

 

* But usually people refer northwest to Hergeysa-Burco-Barbara Triangle, then I am not northwesterner

 

- If northeast is (bari,nugaal,mudug,sool, sanaag, and cayn), than I am from northeast

 

* Sometime people refer northeast to only (bari, nugaal, and mudug), then I am not from north east

 

- I believe the best term to describe the regoins of Sool, sanaag, and cayn is NORTH-CENTRAL SOMALIA

 

People incorrectly refer all territories of former british somaliland colony as "North" and all territories of former Italian somaliland colony as "south", which does not make sence and goegraphically wrong.

 

the best term to describe all former teritories of former british colony is NORTHWEST, then I as someone from Laascaanood will be northwesterner

Share this post


Link to post
Share on other sites

Once upon a time there used to be something called "North" and "South", that was back in the old days when Kismaio used to Play Hargeisa in the finals and Northerners used to chant "Ku Feedhe Maqas ku Feedhe, Farageeto timo Farageeto" and the Kismaio used to reply "Jaw Hargeisaay Jaw! Jaad ma hayne Jaw!!"

 

There is no more of that, no more Kismaayo vs Hargeisa, no more.

 

Now when someone talks about "North" and "South", they are refering to "North Mogadishu" and "South Mogadishu", or "North Galkaio" and "South Galkaio".

 

And for "North West", again in the old days, there used to be a region called "North West", now that has been changed and there is no more "North West". It is called "Hargeisa region". :D

 

In my books, there is Somaliland and then there is Somalia. I am a Somalilander. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is definitely a progress! i welcome it. guns dont solve nothing! america is spending 400 billion, for what, just for a bush family pride.

every conflict in the world is solved by opposing sides sitting on table and hashing it out.

 

with ethiopia we got issues to deal with...but at this time, we are not in poistion to bargin with them. lets face it, we are weaker ones!

hell we killing each daily for nothing, let alone face a country like ethiopia!!

 

lets us use our heads and empower ourselves through the economic ways! there are many ways to defeat an enemy!!

 

we all know what conditions our folks back home are living under!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this