Tallaabo

Where is Somalia's support?

Recommended Posts

Widaay, Laftagareen iyo Xasan Socdaal waa isku dhaceen late last year. Waxaa lan isku ogaa in deegaanada KG laga saaro kuwa afka duuban laakiin roobabkii ayaa baajiyey.

Roobabkii markee dhamaadeen, Xasan hub laga sugaaye inuu keeno meesha sida heshiiska ahaa, laakiin waaka caga jiiday oo qorshihii badalay. Wuxuu soo jeediyey in ciidamo badan u dhalan deegaanka keenaayo. Laftagareen waa diiday, awalba kala shaki ka jiree. Hubkaa ku heshiinay keen sida Galmudug u geysay ama nagu kala wad yiri. Xasana waaku adkeystay. Waala kala booday.

Xasan wuxuu isku badalay waa soo laabashada uu ka qabay Deni, wuuna soo laabtay. Taas ka quustay, marka lataliyaashiisa Lafta neceb kula taliyey meesha ciidamo badan u geyno Baydhabo oo aan Lafta fursad sahlan ugu saarno. Lafta filinkooda waa ogyahay.

Now Lafta wuxuu qorsheynaayaa inuu (s) election qabto soonka ka dib. (S)election waxaa laga filanaaye sanadkaan dhamaadkiisa laakiin wuu soo hormarsiinaayaa. Xasana ma rabo. Lafta Nayroobi joogaa, dhaqaale uu ku qabto xulashada safaaradaha Reer Galbeedka kaga raadinaayaa.

Xaalka Xabashada haddaa u soo noqdo, Lafta Xabashada inay u xoojiyaan awoodiisa Baraawe rabaa intee bixin ka hor. Inay isku furaan jidka Baraawe iyo deegaanada kale isku xiro suu ciidamo dheeraad u geysto. Meeshaas dekad ka dhiso rabaa, dhul kala go'sana ma sahlana deked laga dhiso. Iyaga Xabashida waaba rabaan meel bad ah Soomaaliya tagaan, xataa yeynan dekad ka dhisan.

Shaqsi ahaanteyda waaka soo horjeedaa aniga Xabashidaas uu ku xiranyahay. Laakiin reer isbaaro ayaa maalin walba soo taagan Baraawe iyo Shabeelaha Hoose 'anagaa leh oo xoreysanay.' Tuhunkaan iyo kala shakiga laga faa'ideysanaayaa. Xasan inuu ka hormariyo arrinka weyn qaranimo u fiican. Laftana sidoo kale.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, maakhiri1 said:

Thanks, very complex

Haa, that is why I support Xasan Socdaal iskugu waco all maamul goboleed, including Deni. Xataa Garoowe (or even better in Laascaanood) haku qabto shirka, hana ka hor sheego wax walba kala aragti duwanaan jirtay arrin ka daran ayaa timid oo hal meel laga soo jeesto.

He has to be sincere. He also needs to go to Laascaanood as well as to Buuhoodle as soon as possible, to show the world that Waqooyi is part of Soomaaliya still and dowladda dhexe controls them. Wax walba optics ayaa mar mar ka awood weyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He cant go to buhoodle waddo u u mara ma jirto xadka itoobiya wa ka xidhanyahay   dhinaca kale na Somaliland ba ka tagaan he cant.  He can go to laascanood though but not sure what that will do for him . he doesnt control Somaliland he knows it to. runta fiican , waxn oo dhan oo dhuuusa ah iyo qeylo waxa intaba ka dhow , inu Somaliland la heshiiyo no point going overboard. the only one he can convince to stop this is Somaliland.  Ethiopians wont because they want a sea. soo they wont stop it.. the other option is Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.