Che -Guevara

Somaliland and Ethiopia signs "Historic" MoU on access to Red Sea and Establishment of Naval Base

Recommended Posts

2 hours ago, Arafaat said:

Ma Laga yaaba ina dantaadu ku jirto Somalia, ma Laga yaaba ina Xabashidan u ordisid shar ka dambeeyo. 

ninka cad isleedihid wuu ku badbadiniyaa Ukraine iyo China ayuu ku jeestay, oo Africa waagan ba dan Kama laha.

-Sudan oo ka weyn ayuu Kala dhex gali lahaa.

-Ethiopia oo wadan Kristan ah ayuu xalin laha.

-Wadamada Sahelka ee Niger, Burkino Faso, Guinee iyo Mali oo kuli ka dhaceen afgambi, cadaankiina iska saaray ayuu wax ka qaban lahaa.
 

Wadaman oo dhamantood so saara kheyraad badan aduunku u baahan yahay, oo billions ee galiyeen ayee wax ka qaban lahayeen. Ilaahoow naga magan gali caqliga suuqyada oo umad lagu hogaamiyo, amiin. 

 

maha muhiimadu inu wax xaliyo  muhiimadu waxa weye inu u keeno  wada noolasho ka dhexeysa somaliland iyo walanweynta temporarily  xal m ajiro   , xal maba jiro  somaliland iyo somalia ka dhexeaya cid xal ka gaadhi karta arinta maba jirto laakin ,  laakin yurubiyanka iyo maraykanka waxa laga raba oo kaliya inay hawadi ku celiyaan hayaadii mamuulaysey oo nairobi ka mamuulaysey oo marka sida noqoto si loo wada noolaado inta an la isku siii dhamaan, sababtay ay walanweyntana wax ugu khasbi karan waxa weye noloshoodo oo dhan iyaga haya  wax ay iyagu u gooyn ma gooyn karan walanweyntu , marka siinaba xal laga ma suugayo sababto ah xal maba jiro Somaliland iyo Somalia ka dhexeya wax 33 sannoh xal laga gaadhi wayeey ma waxad is leedahay 33 sanneh eeh so socda ayaa xal laga gaadhi kara ama gaal ba xal keenaya ta waliga haku riyooon

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have no doubt the wretched secessionists are killing these folks. They are trying what they did in Laascaanood - mysterious assassinations. Waa isla meeshii.

Markaas warbaahinta la soo istaagayaan Reer Koonfur ayaa idin dileyso.

They have three disgusting objectives for this: Target few highly trained aviation employees, so the Soomaali airspace might be moved to Nayroobi. What a disgusting plan.

Mida labaad ee dan ka leeyihiin waa inay bulshada Reer Waqooyi Xamar ku dhaqan been ku aqriyaan, oo Xamar waa la idinka necebyahay camal, kuwii aadi lahaana cabsi lagu beero.

Mida sadexaad buun buuninta marka meydadka la geeyo Hargeysa. Marxuumiintaan waa kuwee iyagoo nool ka soo ceyriyeen Hargeysa, markaas ayee hadda crocodile tears baroordiiq been ah meesha ku haayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hunger, Terrorism and the Threat of War: Somalia’s Year of Crises

Terrorism, hunger and devastating floods have roiled the Horn of Africa nation. Now, it faces an even bigger challenge: the prospect of war with a neighbor, Ethiopia.

A 10-year defense and economic deal with Turkey to protect its seacoast and bolster its naval force. An agreement with the United States to construct five military bases for over $100 million. An enhanced defense cooperation accord with Uganda to boost the fight against the terrorist group Al Shabab.

The three security pacts signed by Somalia in recent days underscore the increasing perils the Horn of Africa nation faces both internally and externally.

Internally, the nation confronts the persistent threat of Al Shabab, the Qaeda affiliate that has remained resilient even as the departure date for African Union peacekeeping forces — whose offensives helped put the group on the back foot — looms in December.

Equally worrisome, tensions are growing between Somalia and its western neighbor, Ethiopia, over Somalia’s coastline — the longest in mainland Africa — threatening to set off a new conflict in a vital global shipping route in an increasingly volatile region.

Somalia faces “a pivotal year,” said Omar S. Mahmood, the senior Eastern Africa analyst for the International Crisis Group. “A number of critical timelines linked to both domestic politics and security are coinciding, and the way these are handled will determine the country’s trajectory.”

The latest challenges for Somalia and how they are resolved will likely shape the presidency — and legacy — of President Hassan Sheikh Mohamud.

Since taking office in May 2022, Mr. Mohamud has continued to improve stability in Somalia, a nation of 18 million people that has been decimated by decades of civil war, hunger and terrorism.

His administration has secured billions of dollars in debt relief, convinced the U.N. Security Council to lift a decades-long arms embargo and formally joined the East African Community trading bloc.

In the Somali capital, Mogadishu, cranes building new apartments tower over the skyline and three-wheeled rickshaws drive bumper to bumper on newly paved roads. Young couples holding hands congregate in parks, restaurants and malls to dine and take selfies, a sign of a gradual progress toward tranquillity in recent years.

Long New York Times article.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
8 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

I have no doubt the wretched secessionists are killing these folks. They are trying what they did in Laascaanood - mysterious assassinations. Waa isla meeshii.

Markaas warbaahinta la soo istaagayaan Reer Koonfur ayaa idin dileyso.

They have three disgusting objectives for this: Target few highly trained aviation employees, so the Soomaali airspace might be moved to Nayroobi. What a disgusting plan.

Mida labaad ee dan ka leeyihiin waa inay bulshada Reer Waqooyi Xamar ku dhaqan been ku aqriyaan, oo Xamar waa la idinka necebyahay camal, kuwii aadi lahaana cabsi lagu beero.

Mida sadexaad buun buuninta marka meydadka la geeyo Hargeysa. Marxuumiintaan waa kuwee iyagoo nool ka soo ceyriyeen Hargeysa, markaas ayee hadda crocodile tears baroordiiq been ah meesha ku haayaan.

Ilaahay ba og cida ka dambeysa dilka iyo sidey ragan kale u dhinteen aun. 

Laakinse waxa muqataa ina lasii buun buuniyo arinta iyo iney sida dan ahaan cid faido ugu jirto oo arinta ‘political scoring’ ugu isticmaliyaan. 

Marka sadex qodob ku dar: 

1. Ina umada looga dhigo Dowlada Somalia iney dagaal ku heyso oo cadoow ku tahay, sidey u tageeraan xukumada Somaliland oo sida awood ku yeelato ee kusii joogi karto. Waa kaartooyinka Laga isticmalo Ethiopia, oo TPLF isticmaashay oo Eritrea dagaal la gashay sidey kusii joogtay meesha. Xukumadan SL baryahanba wexe raadinisaY ‘enemy’ umada ku jeediyaan ‘dagaal’. Kii GX ba cadoow ah wuu fashilmay, kii SSC Khatuma wu fashilmay, Kadibna waa tii la isku dayay iney beelaha Bariga dagaal ka dhex biloobmo. iminkana wa Somaliya. 

2.  Is dhex galka iyo isku socodka umada ee xanibaan oo la Kala baqdo, oo la isku talaabin, oo qolo kasto Xero lagu so xidho. Wexe taasna biloween markii dadka Koonfur Galbeed biloween ina ee ka saaran Las Canood, ileyn umad kala seesan ayaa masxakda Laga sii heysan karaa. Waana waxa ka jira Ethiopia maanta, oo umadii la isku jeediyay sidey ugu so jeedsan hogaanka. 

3. Umada la galiyo ‘victim mentality’, ileyn dagaladii hore jiilka cusub waxba Kama Oga oo ma laha fikir iney yihiin dad la target gareeyay ama cabsi kaqaba iney tagi kareyn ama dagi kareyn Somalia ama dhul kale. Waa siyasadaha ka jira Ethiopia ee xukumadu ku daneystaan Kala faquuqidada dadka. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^And at the end , they benefit, very few, very selfish, it is working for them, Last few days, Baroor iyo muusanoow,  in social media, many people are crying, believing they are in immediate danger, being hunted, and there  is genocide about to happen to them

Share this post


Link to post
Share on other sites

Itoobiya oo heshiis iskaashiga dhinaca difaaca ah la saxiixatay dalka Uganda

 

Arbaco, February, 28, 2024 (HOL) - Dowladaha Itoobiya iyo Uganda ayaa wada galay heshiis is afgarad ah oo  looga gol leeyahay in sare loogu qaado iskaashiga dhinaca milatari ee u dhexeeya labada dal, sida uu sheegay madaxa ciidanka difaaca Itoobiya (ENDF).

Heshiiskan ayaa daba socda booqasho wafdi ka socda ciidamada Uganda ay dhawaan ku tageen magaalada Addis_Abeba oo ay kulamo la yeesheen saraakiisha difaaca Itoobiya.

Wafdiga booqday ayaa ka koobnaa Wasiirka Difaaca Uganda, Vincent Bamulangaki Ssempijja, iyo Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, General Wilson Mbasu Mbadi. Waxaana halkaas ku qaabilay Wasiirka Difaaca Itoobiya Abraham Belay iyo Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Itoobiya, General Abebaw Taddese.

Wasiirrada gaashaandhigga ayaa si rasmi ah u ansixiyay heshiiska is afgaradka ah, halka taliyayaasha ciidamada labada dal ay ayideen qorshaha lagu dhaqan gelinayo heshiiska dhinacyada iskaashiga milatariga.

Wasiir Abraham waxa uu sheegay in heshiisku uu sii xoojin doono xidhiidhka labada dal. Dhigiisa Uganda, Wasiir Ssempijja, ayaa muujiyay sida ay Uganda uga go'an tahay fulinta qodobbada lagu heshiiyay.

Iskaashiga militari ayaa yimi, maalmo kaddib markii Soomaaliya ay heshiis dhanka difaaca ah la saxiixatay dalka Turkiga, heshiiskaas oo qeexaya in Turkigu muddo 10 sano ah uu ilaaliyo xeebaha Soomaaliya, si uu uga hortago wax kaste oo khatar ku ah biyaha Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.