Sign in to follow this  
General Duke

The power of PUNTLAND as told by Dayniile/Onkod

Recommended Posts

Strange how the warlord meia has now become friendly to the secessionist entity. I have to give credit to H.E.Abdullahi Yusuf Ahmed, for he made it possible for Somaliland to cry [defence minister] at the same time, Morgan and Hiiraale huged each other in public [touching moment]. We have never seen Sudi Yalaxow, Ato, Qaynyare and Co, work so hard, meeting after meeting they must be exhausted ... Now Dayniile et al, at last have recognised the might and millitary expertise of the men and women of the Puntland Defence Forces [PDF].... :D:D:D:D

 

 

Ciidamada Puntland oo weerar ku ah Balcad iyo Aricadeeye

Muqdisho

 

Ciidamada Puntland ee ku kala sugan xerada Koonga iyo degamda Laascanood ayaa labaduba ka wado dhaq dhaqaaqyo ciidan aan la gareneynin u jeeda dhabta ah ee ka danbeeyso ayagoona dhicna ka wado in aan dhula la kala laheyn dhinacna ku heysto in uu dhulkoodu yahay ayna degto beeshooda tasoo ah mid xaqiiqa ka fog.

 

Ciidamada Puntland ee Ku sugan degmada Jowhar ayaa isu diyaarinayo in ay wax ka qabtaan deegaano aysan u dhalan si sida ay sheegeen ugu soo celiyaan nidaamka iyo kala danbeenta halka ayba diideen maamula Puntland in ay la shaqeyaan Dowlada uu garwadeenka ka yahay nin u dhashay gobolada Puntland .

 

Ciidamada Puntland ayaa sidoo kale ka wado dhaqdhaqaq ciidan dhula ku teedsan Ericadeeyo halkaas oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo ka soo jeedo Soomaaliland kuwaas oo ay ku eedeynyaan in ay ku soo xad gudbeen dhul ay dagan yihiin reer asal ahaan ka soo jeedo beelaha ***** ,halka ayba ciidamada Puntland ay u diidan yihiin degamada Balcad in uu shir ku qabsado Muuse Suudi oo asagu ah nin u dhashay degmada Balcad tasoo ka fajicisay dadka Soomaaliyeed ee wax garadka ah .

 

Isku soo duub waxaa isweydiin mudan halka ay ku danbeen doonaan ciidamada Puntland oo dhaq dhaqaayada kawada deeganada Jowhar iyo Lascanood ayadoona leys weydiin doono fikirka reer Punland ay ku doonayaan in ay qabsadaan gobolo aysan u dhalan halka ay ka diidan yihiin in ay wax la wadagaan dadka ay waligood ka wada dhaxeysay deegaan iyo dhalyo.

 

 

Cabdinaasir Gacal wasuge dayniile Muqdisho

 

Ku noqo beejka

 

 

 

 

dayniilecom @hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke

Somaliland to cry [defence minister]

 

I was listening to the Defence Minister on the BBC yesterday the guy was very confused, first he was talking about puntland than out of no where he started to talk about the Somali government which is none of their business at all. I think reer Somliland miss Abduallhi Yusuf he is no longer on there level.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^ They miss reality a bit more.... As for the minister of defence, he is new and will no doubt smell the coffee soon..

The day he smell blood is when he will realize what's on the ground that reer Puntland are known for their actions and not their mouths. He will know to watch his mouth next time around.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gelle   

Waryaada Somali Maxamed maxaa meesha ka jiro? Hadal yar oo dooqan ma garato ah ba Sidii Kubad oo kale layskugu tuuraya miyaa?

First off! "the power of Puntland" Care to elaborate? Second Morgan and Hiraale huged each other in public? Sick individuals indeed like the huging will bring back the lost lifes!! Waar CY "Happy pills" bu ku riidey Cabbitankodi maa is tidhi?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gelle:

Waryaada Somali Maxamed maxaa meesha ka jiro? Hadal yar oo dooqan ma garato ah ba Sidii Kubad oo kale layskugu tuuraya miyaa?

First off! "the power of Puntland" Care to elaborate? Second Morgan and Hiraale huged each other in public? Sick individuals indeed like the huging will bring back the lost lifes!! Waar CY "Happy pills" bu ku riidey Cabbitankodi maa is tidhi?

"the power of Puntland" Care to elaborate?

 

Brother Care to look around. From North Somalia to South. I do not think it needs much elaboration. The Power of Puntland is seem all over Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this