Sign in to follow this  
General Duke

TFG displays to the media captured weapons...

Recommended Posts

DF oo soo bandhigtey hub ay qabatey

22 Apr 22, 2007 - 6:47:14 AM

 

Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa maanta saxaafada u soo bandhigtay hub ay sheegtay in laga soo qabtay goobo kala duwan oo Muqdisho ku yaala, kuwaaso ay ku eedeysay inay adeegsan rabeen kooxo ay ugu yeertay Argagaxiso.

 

Xarunta dugsiga tababarka Xalane oo maanta hubkaasi lagu soo bandhigay ayaa waxa kamid ahaa miinooyin aad u waa weyn oo la sheegay in loogu tala galay Taangiyada, iyadoo ay ku jireen hubka qoryo aad u waa weyn oo qarax sameeya iyo bambooyin kala duwan.

 

Hubkaan ayaa la sheegay in laga soo kala qabtay xarunta Villa Baydhabo oo ay horey u degnaan jireen ciidamadii Maxkamadaha Islaamiga, iyo bakhaaro u dhow dhow garoonka diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho.

 

Goobta lagu soo bandhigay waxaa kasoo qeyb galay Mas’uuliyiin ka socotay Dowlada KMG ah ee Somalia oo ay kamid ahaayeen Wasiirka arrimaha gudaha Dowlada KMG ah ee Somalia Maxamed Max’ud Guuled Gacmo Dheere iyo Wasiir K/xigeenka Gaashaandhiga Salaad Cali Jeele, iyadoo dhinaca Midowga Afrika uu kasoo qeyb galay wakiilka u qaabilsan arrimaha Somalia Maxamed Cali Foum.

 

Wasiirka arrimaha gudaha DF Gacmo Dheere oo ka hadlay goobta maanta hubka lagu soo bandhigayay.

 

Sidoo kale, Salaad Cali Jeele oo maanta goobtaasi ka hadlay ayaa sheegay in Argagaxisa branch weyn ay ka furatay Muqdisho, balse waxuu sheegay in dowladiisa ay dhawaan cirib tiri doonto waxa uu ugu yeeray argagaxisada Muqdisho joogta.

 

Salaad waxuu sheegay in hubkaan maanta lasoo bandhigay ay yihiin kuwii lagu geystay qaraxyadii lagu kala qaaday Madaxweyne Yuusuf iyo Marxuum Ibraahim Shaaweey.

 

Soo bandhigista hubkaan ayaa kusoo beegmaya xili dagaalo qaraar maalintii afaraad ay ka socdaan gudaha magaalada Muqdisho.

 

 

Cabdi Fatax Axmad.Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

DF iyo TFG ku lehe..........bal noo sheeg meesha ay ciidammadeedu ka dagaalayaan all we hear and know so far is Ciidammo Itoobiyaan ah iyo xoogag iska caabinaya oo dagaalamaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

What media? Miinadii ay iyaga Itoobiya siisay intay soo aruuriyeen bay dadka tusayaan oo leeyihiin waa qabannay, xaggee ku qabteen? Waa la wada ogyahay in xittaa aysan dagaal ku jirin oo Itoobiyaanku soo ceyriyeen. Duug bal noo sheeg hal meel oo ay joogaan oo ay ka dagaalayaan. On TVs we see xoogagga la dagaalaya Amxaarada iyo dabadhilifyadeeda ee halkee lagu arkay askar Yey ka amar qaadata oo dagaalamaysa. Itoobiyaanka iyaga BMka ay ridaan ayaa marqaati u ah in ay dagaalamayaan. Kuwa Soomaalida lagu sheegayana 4 beri ka hor ayaa la soo ceyriyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Thats your media saxib, our forces are every where fighting, and our leaders are leading. Hence you never hear of the mythic Gen Gabre, and the reason there never was a ceasefire, because the TFG did not partake in it.

 

Simple really you want to stop the fighting, put the weapons down and call Yusuf Yey's number.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

[QB] What media? Miinadii ay iyaga Itoobiya siisay intay soo aruuriyeen bay dadka tusayaan oo leeyihiin waa qabannay, xaggee ku qabteen?

:D (above: the writings of a desperate moryaan spokesman)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Beelaha ****** oo beeniyay hub ay dowladdu qabsatay

Click here to find shabelle news in English

 

Mogadishu 23, April.07 ( Sh.M.Network) Waxgaradka Beelaha ****** ayaa been aan sal iyo raad toona laheyn ku tilmaamay hub maalintii shalay ay soo bandhigtay dowladda KMG ah oo ay ku sheegeen in ay ka soo qabteen dhinaca kooxaha kacdoonka ka wada magaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka Beelaha ****** ee dhinaca siyaasadda C/laahi Sheekh Xasan oo shabelle u waramay ayaa ruwaayad la soo abaabulay ku tilmaamay hub shalay dowladda KMG ah ku soo bandhigtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

 

Waxa uu sheegay in ciidamadooda ay heystaan hub isla markaana ay kula dagaalamayaan ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia, ila markaana aanu jirin wax hub ah oo dowladda ka qabsatay xoogagga ka soo horjeeda.

 

Waxa uu sheegay in hubkaasi Mas'uuliyiintii soo bandhigtay ay ka soo qaadeen dhinaca ciidamada Ethiopia si ay ugu marin habaabiyaan aragtida beesha caalamka.

 

C/laahi Sheekh Xasan oo la soo xiriirey shabelle ayaa sidoo kale beeniyay hadalo ka soo yeeray Wasiir K/xigeenka G/dhigga oo sheegayay in raggii ka dambeeyay qaraxyadii lala beegsaday safaaradaha mareykanka uu ku leeyahay dalalka Kenya iyo Tanzania ay ka soo abaabuleen dalka Somalia.

 

Waxa uu wax laga xumaaday ku tilmaamay in rag Mas'uuliyiin ah ay sheegaan argagixiso joogto gudaha dalka Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

:D
(above: the writings of a desperate moryaan spokesman) [/qb]

Dhaqan m oo ryaan shakhsiga leh ma qarsoona, dadkaagii ayaad gaalo iyo isticmaar adiga iyo Duke u soo kaxaysateen, qabyaalad baad oday waalan ku taageeraysaa, awalba carruur baad ahayd oo taariikhda Soomaaliya waxba kalama socotid. I feel sorry for kuwii u soo dhintay xornimada Soomaaliya, hadday ogyihiin in adiga, adeerkaa iyo kuwa kugu caqliga ahba aad sidaan sahlan ugu ciyaaraysaan.

 

And I see the admin are doing a gr8 job on being bias and banning some while allowing some kids here to do what they like. Very funny!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by TheSomaliEconomist:

^^ My apologiez if my disgressions hurt your feelings.

 

Sxb I have other important things to focus on than just one sentence this was more for the admin who claim to have been cleaning this site and banned some. Therefore I was questioning for their consistency.

 

[/QB]

For the thread viewers I present the pictures from the collected arms:

 

capt.sge.rnp70.230407083153.photo00.phot [/QB]

I thought in laba gaari oo waaweyn oo buuxda la qabtay all I see is dhawr baako oo yaryar oo aad moodid in sunday market stall yar oo ka mid ah meesha laga furay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Presenting such pictures can't proof anything since those weapons are everywhere in Somalia ,,,, the TFG can do it ,, simply from their stock to show the media ,,, not that much

 

 

remember when the people displaying killed Amhaaros in Mogadishu streets ?? ,,, the TFG was saying they are from the islamists and not ethiopians ,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

^^Here goes your answer....

 

Beelaha ****** oo beeniyay hub ay dowladdu qabsatay

 

Mogadishu 23, April.07 ( Sh.M.Network) Waxgaradka Beelaha ****** ayaa been aan sal iyo raad toona laheyn ku tilmaamay hub maalintii shalay ay soo bandhigtay dowladda KMG ah oo ay ku sheegeen in ay ka soo qabteen dhinaca kooxaha kacdoonka ka wada magaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka Beelaha ****** ee dhinaca siyaasadda C/laahi Sheekh Xasan oo shabelle u waramay ayaa ruwaayad la soo abaabulay ku tilmaamay hub shalay dowladda KMG ah ku soo bandhigtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

 

Waxa uu sheegay in ciidamadooda ay heystaan hub isla markaana ay kula dagaalamayaan ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia, ila markaana aanu jirin wax hub ah oo dowladda ka qabsatay xoogagga ka soo horjeeda.

 

Waxa uu sheegay in hubkaasi Mas'uuliyiintii soo bandhigtay ay ka soo qaadeen dhinaca ciidamada Ethiopia si ay ugu marin habaabiyaan aragtida beesha caalamka.

 

C/laahi Sheekh Xasan oo la soo xiriirey shabelle ayaa sidoo kale beeniyay hadalo ka soo yeeray Wasiir K/xigeenka G/dhigga oo sheegayay in raggii ka dambeeyay qaraxyadii lala beegsaday safaaradaha mareykanka uu ku leeyahay dalalka Kenya iyo Tanzania ay ka soo abaabuleen dalka Somalia.

 

Waxa uu wax laga xumaaday ku tilmaamay in rag Mas'uuliyiin ah ay sheegaan argagixiso joogto gudaha dalka Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this