Sign in to follow this  
General Duke

Afgoyee: PM Geedi, Min Aydeed welcomed PICS...

Recommended Posts

Geedi, Xuseen caydiid iyo xubno kale oo Casho loogu sameeyey Afgooye (Daawo Sawiro)

Last Updated::2006-12-28 22:12:10

 

Afgooye:- Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof.Cali Maxamed Geedi iyo xubno kamid ah golaha Wakiilada iyo Wasiirada ayaa hada ku sugan magaalada Afgooye.

 

Wafdigan oo ay ku jiraan Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Soomaaliya Xussen Maxamed Caydiid iyo Taliyaha Booliiska Gen.Cali Madoobe ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Afgooye.

 

Wafdigan oo ay siday Diyaarada Helikopter ah ee nooca qumaatiga u kaca ayaa kasoo degay Afgooye ayadoo ay halkaasi soo dhoobteen dadweyne aad u badan oo luxayey caleemo qoyan.

 

Wafdiga ayaa kadib u gudbay Beerta Shiikh Saayid oo ahaan jirtay halkii ay hada kahor shirarka ku qaban jireen Maxaakiimtii Muqdisho, gaar ahaan markii ay soo dhaweenayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan.

 

Caawa ayaa casho sharaf wafdigan halkaasi loogu sameeyey ayagoo sidoo kale la kulmay wafuud ka timid Muqdisho oo ay ku jiraan oday dhaqameedyo iyo cuqaasha gobalka Banaadir oo ka hadlay sidii loo abaari lahaa sugida amniga Caasimada iyo goobihii ay ciidamada Dowlada degi lahaayeen.

 

Amniga degmada Afgooye ayaa caawa si weyn loo sugay ayadoo ay ciidamada DFKMG oo kumanaan gaaraya iyo gaadiidka dagaalka ee Dowlada ay kusii qul qulayaan magaalada Muqdisho oo ay gaareen cutubyo kamid ah Ciidamada DFKMG.

 

Ra'iisul Wasaare Geedi ayaa wadatashi uu la yeeshay cuqaasha Muqdisho oo ku booqday Afgooye uu go'aansaday in ay ciidamada Dowlada ay gudaha si deg deg ah ugu galaan magaalada Muqdisho si amniga iyo kala danbeynta loo dhawro.

 

 

Hussein Farah

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL, are those soldiers, they look as ragged as the militias they have defeated.

 

“The Return of the Warlords” Heep heep Horay.

 

People today we are all happy aren't we?

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Originally posted by General Duke:

geedi_afgooye.jpg
Geedi

 

061228184813.zkb3xqt10_somalia-s-deputy-
Hussain Aydeed, amongst the masses

 

capt.sge.dyf40.281206200952.photo00.phot
Aydeed, Geedi & General Ali Madoobe

Shame on them, how can they smile when the baalashle Melez is claiming to have killed 3000 of their people can u imagine 3000 somalis!!! that is a damn massive number of men to loose.

Kaaga darane he promised to pursue them which means we are yet to see more death and mayhem. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Shame aa? Nin damiir iyo diin leh ayaa shame feel gareeyo.Doqon iyo dameer unbaan kala ogeyn difference between cadow and non cadow. Nin Wadani ah iyo mid Wadno[Libaax] leh ayaa shame feel gareeyo markuu cadow wadankiisa soo galo. Caaq iyo calooshis ushaqeeyste wuu qoslaa.

 

Nacalatulaahi minal kafiriin iyo daba dhiliftan. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adnaan, have you seen how mad the Americans were when 3 thousand of their people were killed on 9/11. They demanded justice and they didn’t shake the enemies hand or kissed the enemies behind.

 

They had the heart and guts to stand as one, even thou they come from different races and nationalities, while the Somali people who claim to be the same when it comes to race, language, religion and culture massacre each other, sell each other and disrespect each other to the bone.

 

How much more shame can will be bestowed upon?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wafdiga ayaa kadib u gudbay Beerta Shiikh Saayid oo ahaan jirtay halkii ay hada kahor shirarka ku qaban jireen Maxaakiimtii Muqdisho, gaar ahaan markii ay soo dhaweenayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan.

 

geedi_afgooye.jpgGeedi

 

061228184813.zkb3xqt10_somalia-s-deputy-Hussain Aydeed, amongst the masses

 

capt.sge.dyf40.281206200952.photo00.photAydeed, Geedi & General Ali Madoobe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

Adnaan, have you seen how mad the Americans were when 3 thousand of their people were killed on 9/11. They demanded justice and they didn’t shake the enemies hand or kissed the enemies behind.

To add insult to injury we are less than 10 million people and lost large percentage of our population while the Americans are over 200 mill.

 

Indeed shame!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

You all, the Ethiopians are here to stay. They'll be riding us, thanks to our brethren, for a while so get used to it. Wear something nice. Put on some perfume. Look good for the visitors.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not to be party booper, but I don't know Somalida waxee isla xanaajinayaan. This was long coming, and it is only natural it has to come to this point.

 

Maybe now we can stop this petty Qabiil competition, and put our nation's interest first.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this