Sign in to follow this  
xiinfaniin

Xafiiska Warfaafinta ee Midowga Jabhada Xoraynta S/galbeed oo warsaxaafadeed soo saar

Recommended Posts

Xafiiska Warfaafinta ee Midowga Jabhada Xoraynta S/galbeed oo warsaxaafadeed soo saaray

Posted to the Web Apr 13, 10:15

 

 

Nairobi:-Ururka jabhada dib u xoraynta somaaligalbeed ayaa waxaa ay soo saareen warsaxaafadeed ay ku cadaynayaan mowqufka rasmiga ah iyo xaqiiqda dhabta ah ee ku saabsan hishiis xabad joojin ah oo ay la gaareen dowlada Itoobiya.

 

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay ururka UWSLF hoos ka akhri

 

 

Ujeedo: Cadayn Mawqif.Ka dib markuu arkay ururka MJXSG siyaabaha khaldan ee ay uga hadleen Ururada qaarkood iyo warbaahinta qaarkeed barnaamijka wadahadal ee dhaxmaray MJXSG iyo Dawlada Ethiopia ayaa waxay jabhadu go,aansatay inay cadayso arimaha soo socda:

 

 

1- Anaga iyo dawlada fadaraalka Ethiopia waxaa na dhax maray wada hadal siyaasadeed oo bilaw ah kana dhacay dibada waxaana kasoo baxay xabad joojin 3bilood ah.

 

 

2- Xabad joojintaas waxay si toos ah ooga dhaqan gashay gayiga S/Galbeed laga bilaabo 1/4/2010 ilaa hadana waxay usocotaa sidii loogu talo galay.

 

 

3- Ciidamada MJXSG waxay ku suganyihiin fadhiisimadoodii ay ku lahaayeen S/Galbeed iyagoo jooga aagagii ay ka hawlgali jireen.

 

 

4- Waxay MJXSG qabanaysaa shir wayne ay kasoo qaybgalayaan dhamaan xubnaha golaha dhexe ee Jabhada iyo indheer garadka gobalka kaas oo isagu xadidi doona mustaqbalka wada hadalka waxa uu noqon doono haa ama maya.

 

 

5- Waxaan si adag u beeninaynaa dacaaydaha rakhiiska ah ee ay baafinayaan ururada badhkood iyo warbaahinta qaarkood oo sheegaya inay ciidamada MJXSG ay isu dhiibeen dawlada Ethiopia, warkaas oo ah mid wax kama jiraana.

 

 

6- Waxaan ka codsanaynaa shacabka S/Galbeed meelay joogaanba inay taageeraan barnaamijka nabada ee wada hadalka labada dhinac.

 

 

7- Waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan shacabka reer S/Galbeed iyo inta la jecel khayrkaba inay wararka saxda ah ka qaataan laga bilaabo maanta WEBka rasmiga ah ee ururka kaas oo ah: www.Soomaaligalbeed.com.

 

 

Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwa runta sheega runtana qaata

 

 

Xafiiska Warfaafinta ee Midowga Jabhada Xoraynta S/galbeed

MJXSG/UWSLF

Share this post


Link to post
Share on other sites

Considering the man who is leading these negotiations with Ethiopia, this is very interesting development to say the least. The man who is leading this effort is Sh. Ibrahim Dheere of Seattle Washington, the Sheekh who was deported to Mogadishu in 2006.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It will be interesting to watch Keligii-muslim goons reaction to this strategic shift by a known Muslim scholar, and mujahid (bi macnal kelimah)

 

Is he murtad now ? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Wadaadka dadaalkiisii hore Alle ha ka aqbalo, Mujaahid wuxuu ahaa waagii uu jihaadayey, haddase waa daalay oo wuxuu qabaa sida Shariifka in loo noolaado sida dadyowga kale, wuxuu ka fekerayaa waxbarashada tolka & ilbaxnimadooda, lakin Simon Bereket warkiisa ayaa wadaadka ceebeeyey, hubka iney iska dhigaan oo dadkooda dhinac ka raacaan ayaa laga rabaa, nin sidaas yeelayna Mujaahid maaha, hoos ka akhri Bereket Simon:

 

Ethiopian rebel group 'agrees to lay down arms'

 

 

Saturday, April 10, 2010

 

 

 

ADDIS ABABA (AFP) — A rebel group in Ethiopia's southeastern Somali region has agreed to lay down arms after decades of guerrilla war, Communications Minister Bereket Simon announced Friday.

 

Leaders of the United Western Somali Liberation Front (UWSLF) had, after talks with the government, "accepted totally to abide by the constitution of Ethiopia and operate legally and abandon the armed struggle," Bereket told a press conference.

 

"We expect these leaders to appear here soon to explain how they will operate in the Ethiopian legal atmosphere," Bereket said, hailing a step that "will help the stability and peace" in the region also known as Ogade'nya.

 

Bereket said that the UWSLF was not as powerful as it had been and operated mainly from Somalia while having links to Eritrea, with which Ethiopia has had tense relations since a 1998-2000 border war.

 

Created in the 1970s, the UWSLF was active during the 1977-78 war for control of the Og'aden, in which Ethiopia defeated Somalia. But the rebel movement has seen many divisions and became increasingly inactive.

 

Asked by AFP about the conditions of the rebels' decision, Bereket said the "government has decided to respect their right to operate in the Ethiopian legal system, to enter into more civilised and pacific politics."

 

"We'll not do accounting from the past. We'll do a fresh start," he added.

 

The UWSLF had agreed to play "the constitutional game", which "means you recognise there will be no army apart from the EDF (Ethiopian Defence Force," Bereket said.

 

He said the group was responding to change since "the overall trend in Ethiopia is positive, also in the Somali region, and the people are starting to understand the implications of this development work."

 

Like the Oga'den National Liberation Front, set up in 1984 in a split with the UWSLF, the rebel group has been fighting for the independence of the Oga'den, a region rich in natural resources and peopled mainly by Somali speakers.

 

Source: AFP

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Bereket is telling the truth. UWSLF ciidankoodii oo aan sidaa u badnayn Godey ayey joogaan iyagoo hubkii laga uruuriyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oo maxaa ku jaban hadday dantooda si nabada u tukubiyaan.

Rahii wuxuu yiri hadday biyo raandhiis leeyihiin dabadayda ka daya :D:D

 

the best example for the consequences of an armed clan militia which call themselves Patriotic front for the rights of known specific tribe could be easily learn from somalia's fate

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

SNM won peace and development for its region. That much they achieved with clan struggle.

 

Maaddeey,

 

Noocan Dambarsame oo kale lalama doodo. Waa muqafilin meel ay kaga dhagtay. Bal haduu qabiil soomaliyeed dulmi lagu hayo ka dagaalamo maxaa ku jaban?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abtigiis, Dambarsame waa cusubyahay, si tartiib ah ayaan messege-ka u gaarsiineynaa :D

 

Xaggeed ka baxday? Sidii TerreBlanche u baqtiyeyba laguma arage :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sports section ma aqridi miyaa?

 

Islaan aan waa dhowyd dumaalay yaan xaqeeda soo gudanayey oo maadaama waxaan gaadhaa ay tahay on a quarterly basis, waa no-internet access maalmahaas.

 

Hadda waan soo noqday, waana kaa qaban Pirates'ka kugu xoomay. Waan arkay inuu Xinn lahaa Maaddeey script needs enhancing! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

SNM won peace and development for its region. That much they achieved with clan struggle.

 

Maaddeey,

 

Noocan Dambarsame oo kale lalama doodo. Waa muqafilin meel ay kaga dhagtay. Bal haduu qabiil soomaliyeed dulmi lagu hayo ka dagaalamo maxaa ku jaban?

:D:D A&T Sxb horta caydu diinta iyo dadnimadaba naaqis bay ku tahay ee is deji.

the second WALLAAHI I would like that we lay down the best strategy with the least lost to achieve our goal taking into account the very resources in hand and be coutious the aftermath of our strugle never putting aside the ensue problems could come after gaining the power.

understood I am you you must be me and cross-sectional debates will have fruitful results

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^wax walbaa ku jaban!
madax tigree baalooto maahee baryo ma yaqaan!

Maaddeey, THe best friend of mine in SoL world :D:D

 

 

Xamar, Galguduud, Dhoobley, Hiiraan and Etheopia meel walba ma Bullet uun baa luqad lagu af garto noqonaysa, Gabadhii heestay waxay tiri "miyaan reerkuba degeyn ma kii laga raysey baa" :D:D

as per the Islamic holy wars it had better to follow ( wa ucidduu lahum min quwwqtin wa min ribaatil khayli turhibuuna bihi caduwuLLAAHI wa caduwakum)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this