Sign in to follow this  
Emperor

BOSAASO: Jini-Boqor supports Puntland government's position regarding Shariif Ahmed

Recommended Posts

Emperor   

Xildhibaan Jiniboqor oo Boosaaso jooga

Tuesday, February 3rd, 2009 at 3:33 pm

 

 

Horseed Media Boosaaso

 

jini_boqorXildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jiniboqor) oo shalay soo gaaray magaaladan Boosaaso ayaa sheegay inuu ku raacsan yahay maamulka Puntland mowqifkii uu ka qaatay shirkii Jabuuti.

 

Xildhibaan Jiniboqor waxa uu sheegay in Puntland ay xaq u leedahay in ay mowqifkaasi qaadato haddii ay shakisay in la gacanbidixeeyay.

 

Waxa uu sheegay in federaalka Xaq loogu leeyahay in uu la tashado maamul goboleedyada wax kasta oo ay sameynayaan.

 

Xildhibaan Jiniboqor wuxuu sheegay in uu la kulmi doono madaxweynaha Putland iyo xukuumadiisa isla markaana kala hadli doono arrimaha federaalka.

 

Dhinaca kale xildhibaanku wuxuu sheegay in shirkii Jabuuti uu sameeyay mirodhal wanaagsan, isla markaana rabbi ku guuleeyay xildhibaanada inay madaxweyne doortaan.

 

Waxa uu ka hadlay mar uu dhaliil u jeediyay shirka oo uu sheegay in aanu jirin wax xoriyad ah oo ay haysteen xildhibaanadu balse ay hawsha ku wadeen jujuub, si kastoo wax u jireenna wuxuu sheegay in laga faa’idey shirka in maanta Soomaaliya ay yeelato madaxweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

jini_boqorXildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jiniboqor) oo shalay soo gaaray magaaladan Boosaaso ayaa sheegay inuu ku raacsan yahay maamulka Puntland mowqifkii uu ka qaatay shirkii Jabuuti.

I know Jini-boqor was allied to Nur Ade, his group lost, and I think that's why he's said this in Bosaaso, what do you Duke?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jini-boqor nin la garankaro maaha abti. He is looking for an opportunity there. He was with Yusuf and then opposed him when he was reduced to deputy minister. He was with Gheedi and against Gheedi in later days. With Nur Adde and now what? He should chill and make use of his days what ever left of it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Jini-Boqor ina adeerki Jaamac Cali Jaamac ayuu awalba la carooday. Abdullahi-diid buu ahaa, Abdullahi markuu maqlay waa u tagayne dee Jini-boqor dekeda Boosaaso inuu wax ka qaybsado ayuu doonayaa. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

How does telling the truth equal envious of any kind? Only in your mind Duke, only in your mind. Ever since Abdullahi's departure you have been extremely defensive. I wonder why.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Horn, you will be suprised to know that Jini-boqor was the man that helped Yusuf Yey defeat Jamac Ali Jamac in 2002... He's a man of many colours...

 

Duke, C'mon now you must give credit to the man, given that he has never had the opportunity to lead Puntland or get as much support as Yey, Ade or other politician from the region, the man did good for himself to stay active in the Somali political world, remember he was a political gaint and a brand name in Mogadishu and Baidoa... All I can say is that the man did pretty good for himself on his own as a politician, and now he's trying to reshape himself and regain his status in Puntland...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jini boqor dalkiisii ayuu yimid. waana xildhibaan federaali ah, dhibna uma keenayo. Dimiquraadiyada ayaa ku dhisan hadii uu codkiisa dhiibto. Welcome ayaan leenahay hadii aan nahay reer Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this