Sign in to follow this  
QabiilDiid

Bashir Goth’s lamentations!!! Cry louder, boy…

Recommended Posts

I wish Bashir Goth would open his microphone and let the public hear his lamentations!!! By doing that, may be the world would look at him with merciful eyes and grant him the elusive recognition :D .

When you listen to this, wouldn’t it be the death of impossibility?

 

THE full force of the Awdal seniors is present at NRC as reported by Boorama News Network sourcing from The SaylacNews. Not like the last Awadal Development meeting where the attendees worn at least one blue clothing to silently show their support for Somali Unity. The Awadalites at the Mog. NRC are all blues in daylight. The moment of truth is coming closer for JB and other secessionist diehards to put on their suicide belt to die for their cause… Now, names and pictures are available. ;)

 

 

Saladiin iyo Cuqaal Ka socda Gobolka Awdal Oo ka qayb Gala y Shirweynaha Beelaha Somaliyed Ee Muqdisho

 

Updated:-(Tue.31.June.2007)

Halkan Ka Dhegayso Boqor C/llaahi Kibar

 

buurcad2.jpg

 

Muqdisho- (Bnn) Salaadiin isku tilmaamay inay ka socdaan Gobolka Awdal ayey saylacnews xaqiijisey inay ka qayb galayaan shirka dibuheshiisiinta soomaliya ee ka socda magaalada muqdisho . Wariye Maxamed Ibraahim Raage ayaa oo hada ku sugan xarunta shirka dibuheshiisiintu ka socdo , ayaa waxa uu la kulmay dhawr suldaan oo iyagu waa sida ay sheegeene ka soo jeede Gobolada waqooyi ama somaliland, waxay salaadiintu sayacnews u cadeeyeen in tirada ay ku joogaan halkan ay tahay 80 qof oo ka kala socota gobolada soomaaliyand oo dhan .

 

Boqor Cabdilahi Kibar oo ku magacdheer ( Burcad ) oo ka mid ah raga ka socda Gobolka Awdal ee iyagu shirka ka qayb galaya ayaa saylacnews siiyey waraysi maqal ah oo aanu akhristayaash

 

a u soo gudbin doono isla markaana tilmamay inay shirkan cidina ka maqnayn somaliland ha noqoto ama soomaalida kaleba e. raga kale ee salaadiinta isku magacaabay dhawr ka mid ah hadaan magacaantooda akhristayaasha usoo bandhigno waxay kala yihiin:

 

1-Boqor Raabi Yuusuf C/llaahi

2-Boqor C/llaahi Kibar (Buur-cad)

3-Suldaan Cali Obsiiye (Bidaar)

4-Suldaan Abiib Sh/Max'uud

5-Suldaan Ibrahin Xuseen Muuse

6-Caaqil Max'ed Indhamood Cigaal

7-Caaqil Max'ed Cilmi Waaberi

buurcad3.jpg

Dhinaca kale dawlada soomaliland ayaa iyadu beenisa in ay dad ka socda soomaliland ay lug habayaraatee ku yaalan karaan shirka nabada ee ka socda muqdisho, iyadoo ay dawlada iyo mucaaradka somaliland intuba ay isku af ka yihiin in la ciqaabo cidii soomaaliland ah ee u hanqal taagta shirka dibu heshiisiinta soomaaliya uga socda magaalada muqdisho. ragan salaadiinta iyo boqorada isku tilmaamay ee sheegay inay matalayaan gobolo ka tirsan somaliland ayaa waxay dad badani iswediin doonaan inay dhab ahaan matalayaan gobolada ay sheegeen iyo in ay yihiin shaqsiyaad siyaasad ciyaaraya oon ka war hayn gobolada ay sheegeen inay matalayaan

buurcad%201.jpg

Boqor C/llaahi Kibar (Buur-cad)

 

Inkastoo tirada waftiga isku magacaabay inay ka socdan soomaaliland ay dhan yihiin 80 qof oo iskugu jira salaadiin iyo waxgaradba. qadarkaa aanu magacaantooda idiin soo bandhignay waa kuwa ay saylacnews kula kulantay xarunta shirku ka dhacaayo , waxaan idiinsoo bandhigi doonaa inta kale hadii eebe yidhaahdo.

 

Source saylacnews- muqdisho

 

http://www.boramanews.com/996.htm

 

Ha isxiijin, I am not back, yet. Nayruus

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahahahaha ,,,,,,,,,,,,, funny indeed

 

this is just a proof of Djibouti ragime sending his causins to Mogadishu to pretend Somalilanders :D

 

to tell you the truth ,,, kuwan cid Awdal ka taqaana ma laha regardless of what they claimed ,,,, isn't saylacnews owned by Djibouti ??? :D

 

 

loooooooooooool@boqor Raabbi from Awdal :D:D ,, like if i don't know him :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this