Sign in to follow this  
Shiikh_Yaasiin33

Ethiopia oo cadaysay inay Somalia Joogto

Recommended Posts

Zenawi: Soomaaliya ka Biximayno Inta Ciidan IGAD ka Imaanayo

 

 

Meles Zenawi

Ra'iisuwasaaraha wadanka Itoobiya ayaa markii ugu horaysay qirtay in ciidankiisa uu ku sugan yahay gudaha wadanka Soomaaliya. Zenawi oo maanta kulan la qaaday shanta safiir ee wadamadoodu haystaan xubinimada daa'imka ah ee Golaha amaanka , kuwaasoo kala ah

 

Maraykanka, Ingiriiska, Faransiiska, Shiinaha iyo Ruushka, ayuu ugu sheegay in sababta Soomaaliya ay u galeen ay tahay in ay difaacaan DfKMG ah, islamarkaana xakameeyaan awooda kooxaha jihaadiyiinta .

 

Zenawi ayaa safiirada ku wargeliyey in uusan ciidankiisa Soomaaliya ka bixin doonin inta laga helayo ciidan IGAD ee iyaga bedela. Safiirada ayaan dhinacooda wax war ah kasoo bixin, iyadoo arrinka loogu yeeray uu ahaa oo keli ah in la wargeliyo, waxaase la filayaa in markii dawladahooda ay lasoo tashadaan ay jawaab cad arrinkaa ka bixin doonaan.

 

Source: http://www.goobjoog.net/?c=125&a=3311

 

Beeni raad maleh

Those somalis who were denying what they knew all along can not hide the truth anylonger!!!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Kaadidiyaa ka dhammaatay tuugada Baydhabo isugu tagtay. That is how hypcrites live, in fear of others and of their communities because they know they are guilty and mean no good.

 

Qofka cadaaladda ka shaqayn jiray oo islaamka ka nabad galay, waxba kama cabsado, but if one traded the lives of his kinsfolk for meager income and soaked themselves with their blood, of course, it makes sense for them to call their sponsors to begin with in support for them.

 

These murderers in baydhabo should not be given any opportunity to rule the country. They want to devide the somalis and the country by using the same clan concept they have used in the past to gather militias from clans. So far, they failed as some have left their ranks. Any militias calooshood u shaqaystayaal along with their AMXAARO compatriots will be crushed if they move outside Bay area.

 

 

The courts have started the process of Uniting their ranks and make one army, also, the ex-somali military started enlisting themselves and want to join the islamic courts and fight the Xabasho and their minions. Effectively, this TFG is dead as far as good somalis are concerned. Baydhabo masoo dhaafi doonaan weligood iyo agagaarkeeda. If that is what some want to be contented with and call it a somali national gov, fine :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

*********Please stop the insults against other nomads**********

 

This is a warning

 

[ July 23, 2006, 20:06: Message edited by: Admin ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this