Arafaat

What’s next for Somaliland and SSC region?

Recommended Posts

"We are Somalis, we will remain as Somalis, the most painful thing we felt was that you will not govern yourself, but we will govern you. We have denied that, the decision and advice of what happened in LasAnod, SSC Khaatumo is for the Somalis. We do not want to revenge them, the victory we achieved is a victory for the Somalis." Leader of SSC-Khatumo Abdiqadir Ahmed Aw Ali. (Today’s speech at Laascaanood September 14, 2023).

"Anagu Soomaali baanu nahay, Soomaali baan ahaan doonaa, waxa ugu xanuunka badan ee aan dareenay wuxuu ahaa - Tashan mayside anaa kuu talin doona! Taas anagaa beeniney, go'aanka iyo talada wixii ka dhacay Laascaanood Waxay u taalla Soomaali. Ma doonayno in aanu aarsano, guushii aanu gaadhney waa guul Soomaaliyeed.” Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Ahmed Aw Ali. (Maanta khudbadii, Laascaanood, September 14, 2023."

  • Like 3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
Quote

“Annaga qibladdayada siyaasiga ah waa Muqdisho. Waa caasimadda qaranka Soomaaliyeed. Waxaan ugu baaqayaa madaxda Dowladda federalka in dadkan aysan ka qaadin xuquuqdii muwaadin oo ay ku lahaayeen qaranka Soomaaliyeed. Mid ma dhici doonto in masiirka dadkan loo sadqeeyo dadka ku dhaqanka Waqooyi iyo Hargeysa,” ayuu yiri Hoggaamiye Firdhiye

The fate of SSC and Somaliland region and people ia inseparable interconnected and intertwined with one another. And at the same time no amount of violence, guns and casualties can enforce it nor prevent the connectedness, the sooner everyone realizes that the easier it will be to embark on a common path. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.