Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Puntland declares emergency law on city

Recommended Posts

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Gudiga Amniga Qaran Puntland ayaa ku soo rogey magaalada Gaalkacyo xaalad deg deg ah, markii uu faraha ka baxay amaanka magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug.

Gudiga amaanka ayaa xaaladan deg deg ah waxa ay ucuskadeen xeerar kala gedisan oo ay ugu horeeyaan sugida amaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa amaanka magaalada Gaalkacyo oo faraha ka baxay mudooyinkii ugu dambeeyey.

Wasiirka Amniga ee Puntland Jen. C/laahi Siciid Samatar ayaa kaga dhawaaqay talaabadan Hotelka ay degan yihiin Madaxda dowladda Puntland, wuxuuna sheegay in sidoo kale bandow uu jiro kaasoo bilaabaya 08:00 Habeynimo ee saacada Soomaaliya, isla markaasna ay qaban doonaan cid kasta oo waqtigaasi socod ku jirta.

Wasiirka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in ay gudigu go’aan ka gaari doonaan xaaladaha magaalada Gaalkacyo oo ay ugu horeeyaan qaabka amaanka wax looga qabanayo, wuxuuna cadeeyey in ay ciidan badan ku soo kordhiyeen magaalada, kaasoo toos ubilaabaya qorshaha Bandowga iyo xaalada deg deg ah.

Qaadashada Hubka, socodka dadka iyo gaadiidka, gadida Khamriga & dhamaanba waxyaabaha maanka dooriye, Bacaha lugu xiro Muraayadaha ee loo yaqaano Person-ka iyo qodobo kale ayaa lugu mamnuucay xaaladan deg deg ah.

Taliye kuxigeenka ciidamada Booliska Puntland G/sare Cumar Saalax (Canjeex) ayaa sheegay in ay ciidamadu qaadi doonaan fulinta amaradii ka soo baxay gudiga amaanka ee dowladda Puntland, isagoo ugu baaqay Dadweynaha in ay daganaansho muujiyaan lana shaqeeyaan ciidamada amaanka.

Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa dhisay gudiyo kala ah, gudiga amaanka Qaranka, gudiga howlgalinta ciidamada iyo gudiyo kale oo dhamaantood ka shaqeynaya amaanka magaalada Gaalkacyo.

Gudiyadan waxaa la shaqeynaya gudiga Amniga gobalka Mudug oo horay ujiray, waxa ayna dowladda Puntland shaaca ka qaaday in ay waxyaabo badan ka qaban doonto gobalka Mudug oo noqday gobal ay inta badan ka dhacaan falal badan oo amaaro daro, isla markaasna ay ku wada nool yihiin dad badan.

F. C. Maxamed

AllPuntland, Hotelka Taar City

Share this post

Link to post
Share on other sites

Madaxda Puntland oo Bandow Ku Soo Rogay Gaalkacyo.

August 8, 2009   ·   Comments (2)

M.M Odowa

Horseed Media.

Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa Bandow ku soo rogay Magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxana uu bandowgaasi ka dambeeyay kadib markii dhawaan Magaaladaasi lagu dilay wasiirkii warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac ( Seefta Banaanka).

Bandowgan, ayaa ka billaabanaya sideeda fiidnimo (8:00PM) sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland oo shir Jaraa’id maanta ku wada qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Shirkaan Jaraa’id oo ay ka qaybgaleen Madaxwayneha dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, Madaxwayne Ku xigeenka, Guddoomiyeha Degmada ee Puntland iyo Madax kale oo ka tirsan labada gole ee dowlada Puntland, ayaa waxa saxaafadda la hadlay Wasiirka amniga Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/laahi Saciid Samatar.

“Waxa nala joogga Madax ka tirsan Puntland oo uu hoggaaminayo Madaxwayneha Puntland iyo Madaxwayne ku xigeenka, waxana ka mid ah madax kale oo badan iyo saraakiil ciidan waxana ay dhamaantood u yimaaden sidii loo aasi lahaa wasiirkii warfaafinta Puntland, wuxuna dhintay isagoo howshiisa ku jira waxana jira qalqal magaalada ka jira waxana ka horeeyay dilal loo gaystay dad waxtar leh oo birimagayda ah, Magaalada Gaalkacyo oo ah Magaaladii labaad ee Puntland waxan go’aansanay inaan sidaas looga harin gacan ku dhiigalayaashii oo la soo qabto, dadwayneha waxan ka codsanaynaa in ay gacan siiyaan Ciidamada sidii sharuucdaasi loo fulin lahaa, laga billaabo caawa Magaalada waxa lagu soo rogay xaalad deg deg ah waxayna ka billaabanaysaa sideeda habeenimo, iyadoo socon doonta illaa afarta Subaxnimo”. ayuu yiri wasiirku.

Wasiirka, ayaa sheegay in xaalada deg dega ah ay ka dhici karto aduunka oo dhan Islamarkaana ay ku shaqa leeyihiin Ciidamada amaanka si loo xaqiijiyo amniga goobta ay dhibaatadu ka jirto,waxa uuna digniin culus u jeediyay shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo oo uu yiri,”Cidii lagu arko iyadoo socota xiliga Bandowga, Ciidamadu amarbey u qabaan inayn qabtaan oo ay gacanta ku dhigaan, haddii uu isku dayo inuu dhaga’adaygana amarbay u qabaan Ciidamadu in ay tallaabo qaadaan”.

“Wasiirka amniga Puntland, ayaa intaasi ku daray in xitaa aan la ogolaan karin socodka gaadiidka”,labadaasi arrimood, ayaa ugu qatarsan waa in aysan dadku ku xad gudbin awaamiirta oo ay u hoggaasimaan sharciga waana in ay gacan siiyaan Ciidamada waayo waa Ciidamadoodii” ayuu yiri mar kale.

Wasiirka ayaa sheegay in aan Magaalada lagu dhex wadan karin gaadiidka Muraayadaha Bensolka leh iyo kuwa aan Taargada lahayn, waxa uuna sheegay in cidii arrimahaasi lagu arko la qabanayo sharcigana lala tiigsanayo.

Ugu dambeyntii waxa kulanka Maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee lagu qabtay shirka Jaraa’id, ka qaybgalay Madaxwayneha Maamul goboleedka Puntland oo si fiican ugu ganacsanaa amaradan waxana tani ay ka dambeysay, dilkii waxuushnimada ahaa ee rag ku labisan dareyska tuutaha ay shantii bishaan ku toogteen Wasiirkii warfaafinta Puntland ALLE HA U NAXARIISTEE Warsame Cabdi Shirwac “Seefta banaanka”.

Lama oga sida ay Maamulka Madaxwayne Faroole ugu guuleysan karaan in ay si deg deg u soo qabtaan gacan ku dhiiglayaashii ka dambeeyay dilka Wasiirka, hase yeeshee waxa Maalmaha soo socda kala cadaan doona tallaabada Xukuumaddu ay qaadato, ,iyadoo aan la ogayn waxa ammaanka Magaalada Gaalkacyo uu ka bedeli karo Bandowgani cusub, iyadoo la xasuusan yahay in Magaaladasi dhinaca koofured aysan hoos tagin maamulka Puntland.

Source: Horseed Media

Long way coming-they must secure the town, and this town needs to have one administration or the very least, there should be extensive cooperation between those on either side of the green line.

Where's Geeseeye?

The government is doing well thus far and there is an overhawl of he admonstaration of the city. The problem is not between the two comunities but the culture of incompetence that has been festering over the last few years. Galkacyu Puntland has nearly 400,000 population and is one if the largest cities in Somalia. Faroole has an opportunity to transform te city and he is making the right move.

Thankful   

Gaalkacyu is by far the most tense and weaponized cities I saw in Puntland. It was the only place I saw 6 or 7 guys in civilians clothing caring guys. From what I have read during colonial times and Siad Barres era, the city was tough to control. It has seen some of the heaviest fighting during the civil war and you have two different tribes sharing it. One side is developed and the other is not. People on both sides are certain they'll be another fight sooner or later. This city has not be neglected and has actually benefited the most during Puntlands existence. If anything they have had so much with ever admin except this one. From Presidency, Vice Presidency or Finance minister (the three highest positions). It can be said that there is bitterness towards Faroole admin. But the fact of the matter remains, this is a city that is on the front lines that has seen the bloodiest fighting in Puntland, was taken over by the USC for a brief time and was threated by the ICU in past, people their are tough and are in a constant state of readiness to defend.

^^^The people of Mudug as a whole are fed up with war and have moved to a better position in terms of their thinking. They are tough folks, but the problem in Galkacyu is not between the communities but between the Law & criminals.

Juje   

Originally posted by ThankfulSP:

you have two different tribes sharing it. One side is developed and the other is not.

:D:D

It was the only place I saw 6 or 7 guys in civilians clothing caring guys.

I meant caring guns!.

What is so funny Mr. Juje?

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this