Sign in to follow this  
General Duke

SSC traditional leaders warn Somaliland 'stay out'

Recommended Posts

me   

People peopl people, already planning to kill me I see.

Ok why do I want an all out war, because it will serve Somaliweyn in a level tha you people can not grasp.

1. Somalis waa 'istubidhyaal', there is this saying that goes like that Somalis only fight with a full stumoch. They fight because of Kibir. The people of Northern Somalia kibir baa wada and I hope their towns burn their villages burn and in ay isku madhaan. Then they might learn each others 'bounderies'. It has been a long time since a major war happened between the clans of the North. Its been about 100 years so most of them forgot.

2. This war will end in a draw no one will win(the clans never loose), but it will kill the dream of Somaliland for good. Since hostile peoples who have have drawn in a war will never agree to seccede.

3. It might change the thinking of the people (yea right)

4. Allot young men will die, good! Those jirri were good for nothin anyway.

5. I bet ya we will get new war profiteers who will be the multi millionairs of the North.

6. After 10 years of civil war in the North we might see decline of teh clans and the rise of a nationalist group that can unite Somalia.

Well don't you agree a war would be a great thing in the North.

and if, a small if the secessionists win ;) (gotta give those folks some hope) then you will get independance, each one of you will be a king, foreign investment will pour in, jaad prices will fall, filipino slaves will work for you since you are so rich, and it will be happily ever after for you folks.

So its a win win situation.

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

Mr. Me, I gotta say, this way of addressin the issue was bit funny at the begining but now it's little old, it aint funny no more my friend, it's redicoulasly ****** and uncalled for.

Why do you say that Mr.Red Sea? Do you think that the political leadership of Sland Pland want war? Hell no, they are in this together, its a way ee ku maaweeliyaan their constituencies. They use this to keep their corrupt practices going. If the people have peace they might want accountable leadership and the leadership is smarter then that so they will preoccupy them with imminent war. Dadka un ayaa leysku jeedinayaa. But if a war starts it would be bad for the leadership, new forces might rise or the situation might get out of their hands and they don't want that either, so they will play a nice tune for us all.

A war would be a way for the people of the region to regain their power. As long as the political leaderships of Sland and Pland are continuing with this orchestrated actions the people of the region will have no power.

So a war is a good thing for the North all we need is a nice spark, hmmm what could be the spark? We alreday hyphed up tribalist sentiments on both sides. Its a matter of time Mr. Red Sea, the war will come and the secenario I painted will unfold.

Xargaga   

“Somaliland Awood U mey waayin ka jawaabida Farogelinta Cadde Muuse iyo Maamulkiisa Taagta Dadaran, Balse Dhibaato..shacbigooda†Baaq, Guurtida

--------------------------------------------------------------------------------

()

hadhwanaag 2006-09-17 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN)- fadhigii ay shalay yeesheen Golaha Guurtida jamhuuriyada Somaliland, oo uu gudoominayey Gudoomiye kuxigeenka labaad Sh. Axmed Nuux Fure ayaa warbixin dheer oo ka koobnayd 7 page oo uu madashaasi ka akhriyey Xoghayaha uud ee Golaha C/laahi dheere, waxay canbaareyn kuluul ugu jeediyeen Maamulka Majeeteeniyaa oo daandaansi ku haya dhulka Somaliland Beryahan dabe.

Iyagoo sheegay in far-gelinta cade muuse iyo maamulkiisa taagta daran ee ******teeniya, aanay Somaliland u waayin awood , u noqota jawaab, balse la dhowrayo shacbiga ay dhibaatada la rabaan,

Baaqan oo waxyaabo badan ay ku soo qaadeen, isagoo dhameystiran waxa uu u qornaa sidan:

Golaha Guurtida JSL oo in muddo ahba ka doodayay Arimaha Siyaasadda ee socda hadda (Current Issues) lehna Guddo iyo Dibedba, wejiyo badan iyo dhinacyo kala duwana leh, wuxuu maanta ka soo saaray Bayaankani oo lagaga hadlay Arimahan soo socda.

Waxaynu ka mid nahay dadwoyga ku nool Geeska Afrika, waxa aynu nahay Dowlad curdina oon Beesha caalamka ka helin wixi aynu xaqa ugu lahayn mujtamaca Dowliga ah, ahna aqoonsiga.

Marka aynu dib isku-qiimayno waxa la odhan kara imtixaamo badan oo aynu ka soo gudubnay aya jira, lagagana soo gudbay wada jir.

Marxaladduhu way kala duwanayeen, waxayna lahayeen waayo kala duwan, sida marxaladdii dibu-heshiisiinta iyo la-soo-noqoshada Madax-banaanidda, Dhismihii Dowladda, iska-hor-imaadyaddii & khilaafaadyaddii siyaasiaga ahaa, fara-galintii UNISOM, soo Afjariddii iska-hor-imaadyaddii & Dagaaladdii siyaasadaysna, abbaabulki iyo taabo-gelintii Dhismaha Qaranka ee kala dambeeyay.

Sido kale, Dimoqoradiyadaynta hanaanka Geedi-socodka siyaasadda dalka ee kala aha Afti-u-qaadistii Dastuurka, Abaabulka iyo unkiddii Axsaabta Qaranka, hirgelintii Doorashooyikii kala dambeeyay iwm, oo dhammaantoodba imtixaano ku culus dalalka soo koraya ee arrimahaasi oo kale ku cusub yihiin, gaar ahaana mandaqadani aynu ku nool-nahay dhinacyadeeda kala duwan ayaa badan-koodu ka fog-yihiin Dimoqoraadiyada iyo nooca Geedi-socodkeeda siyaasideedba, waxayna inagu leedahay sammayn cadaawadeed oo siyaasiya, Maxa yeellay waa waddo ayna diyaarba u ahayn, marina karayn.

Hawshaasi Geesinimadeeda iyo calool adaygeedaba way lahayd, mujtamacyada Dowliga ah ee duwalka ka baxsan Geeskani, in badan aya inagu ******ata, in kasta oo aynaan helin weli wixi aan ka filanay mujtamacyada Dowliga ah ee Beesha Caalamka.

Sidaasi oo ay tahay Qarnigani 21aad wixii aan lagu gaadhin wadadaasi Dimoqoraadiyadu wuxunbay dhalayaan Dagaal joogto ah iyo Bur-bur hor leh.

Marka aynu intaasi ka soo gudubno, een dib u milicsano Gudaheena, si waaqici ahna u eegno hay’addihii aynu dooranay, xilkooddii sideebay u guteen illa xad?

Su’aashaasi waxan u daynayna inagoon ka hor dhicin dadweynihii wax doortay ee hawsha loo hayay.

Ujeeddada u weyn ee aynu ka lahayn hawshaasina, waxay ahayd laba Arrimood, waa tan kowaade isbeddel Gudaha ku yimaada, ahna wanaajitna shaqada iyo tayaynta, dulucdeeduna tahay xoojinta wax-soo-saarka iyo horumarinteeda.

Waana tan labaade, in aynu mujtamac dowliga ah uga iibino si diblomaasiyad ah hawlaha aan qabanay iyo doorka aan ka qaadan karayno xidhiidhka Gobol iyo kan caalamiga ah, taasi oo macnaheedu yahay in aynu helno maqaamka adduunka aynu ku leenahay, ahna xuquuq asaasi ah oo caalamiya, mana aha wax ugub ah, balse loo soo qadan karayo misaalo ay ka mid yihiin East-timor, Sub-sahara iwm.

Dhinaca kale, hawlahani an soo tilmaanay waxa ay yihiin kuwo sugaya wadamo Geeska ah iyo Mujtamaca Soomaaliyeed, (Koonfur), oo ay ku soo kordheen Maxaakiimta oo Xamar & hareeraheeddaba ka eryay Hoggaamiye-kooxeedyaddii hubaysna, kana dhalliyay Muqdisho & Deegaamo kalaba Nabad ay horseed ka ahaayeen kacdoon Dadweyne.

Ka Gole Guurti ahaan, waan jecelnahay nabadooda, wanaagooda iyo wixi ay ku heshiinayaanba ee ay dan moodaan, iyo wixi jaarnimo iyo xidhiidhkeeda leh, balse mowqifka Siyaasadeed ee Golahani iyo kan S/landba waxa u yahay mid cad oon gor-gortan galinayn aayahooda iyo Madax-banaanidooda, ahna mid aan marnaba qarsoonayn oo ka turjumaysa rabitaanka, doonista iyo himmiladda shacbiga Reer Somaliland.

Somaliland waxay ay ku dhisantay nabaddayn, is-qancis, iyo wada-tashi u rabitaanka dadweynuhuna sal u yahay, oo ay Beelaha reer Somalilandna u dhanaayeen.

Haddaba, marka laga hadlayo Sool & Sanaag bari, kaallinta ay ku lahaayeen hawlahaasi ma ahayn kuwo moran la geliyo maanta oo Gees looga saaro S/land, sida ay u hadlayaan dad yar oo ka tirsan dadwoyga faraha badan ee ku nool Degamadaasi.

S/land dhaqan bay u tahay in khilaafaadka iyo tabbashooyinka wada-hadal lagu dhammaystiro, hawshi laxadka lahayd ee nabaddaynta iyo wada-hadalka ahayd kuna tallaabsatay Dowladda S/land, sanadkii 2002 kuna qabsoontay Magaalada Laascaanood iyo tii u dambaysay ee Yagoori ee 2005, oo laga gaadhay natiijooyin & is faham ballaadhan, waxa dhabarka ka jabiyay khal-khalka, Deganaansho la’aanta & Fidnada ay horumuudka ka yihiin Cabdilaahi Yuusuf & Cadde Muuse iyo inta ku kaalmaysa fikirkaasi.

Ujeeddadoodu waa kala qayb-qaybin iyo wiiqida midnimada iyo wada-jirka shacbiga Somaliland , iyo in ay boobaan khayraadkooda dabiiciga ah.

Fara-gelinta & daan-daansiga Cadde Muuse Somaliland uma waayin Awood u noqota Jawaab, balse waxa la dhowraya dhibaatadda shacabka ay la rabaan, iyago ka hor-joogga horumarkii iyo nabaddiiba, kuna haysta caga-juglayn, cabbudhin iyo cadaadisba.

Haddaba, Shacbiga Reer Laascaanood waxanu u sheegayna in ayna marnaba S/land diyaar u ahayn colaad & dhibaato, oon xooguna xal ahayn, wixi tabbasho ahna lagu dhammaystiro wada-hadal iyo madal furan, taasi oo mar walba ay S/land diyaar u tahay, soona dhawaynayso waqti kastaba, ahaydna dhaqan & soo-jireen.

Dhinaca kale, waxan xasuusinayna ugana digayna Cadde Muuse in uu ka waantoobo faro-gelinta, daan-daansiga & ku xad-gudubka joogtada ah ee uu ku hayo S/land, gaar ahaana Goboladda Sool iyo Sanaag Bari

Sidaasi darteedna, wixi hadda ka dambeeya looma dulqaadan-doono waxa u ka wado ee u faraha kula jiro laas/caanoodna ma aha dhul u xukumo, waxana lagu wajihi-doona tallaabo kasta oo lagu sugayo karaamada, midnimada iyo wada-jirka Shacbiga Reer Somaliland.

Beesha Caalamka iyo Dowladaha Deriska ah, waxan ku wargelinayna in daan-daansiga & weeraradda joogtada ah ee uu ku hayo S/land Cadde Muuse, ay dhallin karto colaad & xasilooni daro hor leh oo ku soo korodha Geeska, siina murgin-doonta qaska iyo Deganaansho la’aanta mandaqada.

S/land ma jecla abbuurid colaad hor leh, balse intaan laga jawaabin daan-daansigani, waxan dalalka caalamka ee danaynaya xasiloonida mandaqadani ku war-gelinayna, kana codsanayna in ay u gudbiyaan dareenka iyo jawaabaha ka dhallan kara hawlaha lidiga ku ah jiritaanka S/land.

Haddaba, Guddo & Dibedba dadka ay ka muuqanayeen hadaladoodu beryahani dambe warbaahinta, kana muujinayay wal-walka iyo dareemada ay saammayn ahaan isbeddelkaasi u ku yeellan karo S/land; waxan xusuusinayna in ayna xumayn in la isu-dhiiri-geliyo meel uga soo wada jeesiga wax kasta oo lid ku ah dalkani iyo madax-banaanidiisa midab kastaba ha lahaade, waana mid ino ahayd dhaqan iyo caado, waana mid u baahan sii xoojin iyo foojignaan joogto ah oo dheraad ah.

Waxa kale oo muhiim ah, in la fahmana mudan, in aan Qarnigani ahayn mid xoog ay ciddina ku tamarin karto, balse u gacanta sare leeyahay miciinsiga caqliga, waana wax aynu u leenahay waayo-aragnimo buuxda oon mugdi inagaga jirin.

Sidaasi darteedna, waxa habboon in aynu muhiimadda siino qabyo-tirista iyo gufaynta gol-dolooliyinkeena oo Goleyaal & mucaaridba loo qalab-qaato taabo-gelinta iyo meel-marinta himmiladda iyo doonista shacbiga Reer Somaliland.

Doorka Xukuumadda: -

Xukuumadda S/landna waxa laga codsanaya, in ay ku dhaqaaqdo istaraatijiyo hor leh oo ku wajahan xaaladkani ku soo kordhay mandaqada aynu ka tirsanahay, isla markaasina war cad iyo mowqifka Dowladda ee ku wajahan fara-galinta Somaliland lagu hayo laga bixiyo jawaabo wax-ku-ool ah oo wata ficiladooda.

Dhinaca kale, in la xoojiyo Amniga, Taxadirka iyo dhammaanba ka hortaga hawlaha inagaga iman kara Guddo & Dibedba.

Sido kale waxa muhiim ah, in loo dhawaado dhinacyada ku shaqaynta sharciga, socodsiinta maamulka iyo xoojintiisa, isla-markaasina waa in ay xukuumadda oo fullinta ahi ku dhaqaaqda is-waydiinta & wax-ka-qabashada xukumadda fulli la’ ee ka dhammaada Maxkamaddaha, guud ahaanba, gaar ahaana dadka galay fal-dambiyeedyada dilka ah ee u dhammaystirmay xukumaddii Maxkamadda ee kala dambeeya.

Go’aamada oo meel-marinta fullintoodu ku dhammaystirmi-waydo sifaha sharciga ahi waxay abbuuraysa khal-khal & deganaansho la’aan hor leh.

Sidaasi darteedn,a xoojinta Maamulka & daba-galka hawluhu waa arrimo muhiim ah oo u baahan in lagu wajaho qorshe deg-deg ah oo wax lagaga qabanayo hawlaha maamul ee u dabacu ka muuqdo.

Ka Gole ahaana, diyaar baan u nahay kaallinta nagaga aadan in aan ka qaadano oo wax ku-ool ah.

Xisbiyadda.

Xisbiyadda siyaasadeed, ujeeddooyinkii laga laha waxay ahayd in la helo meel ay dadka rayigooda iyo aradooda isu-waydaarsadaan, kana soo unkamaan tallooyin waxtar u leh Bulshadda oo ay hay’adihiisa hoggaamintuna jiraan, shaqo galna yuihiin min tullo illa heer qaran, iyado ay gacansiinayaan garabyaddii u xisbi laha ee uruaradda Dhallinyarada iyo haweenka, si loo helo kaadar iyo da’yar lagu bar baariyo aragti xisbi iyo ujeeddooyin toosan, balse waxa ay nasiib-daro noqotay in horu-marinti Dimoqoraadiyadda laga filayay ay noqotay mid lagu hongoobay.

Waxay noqdeen amba ku sifoobeenba in ay noqdaan meelo shakhsiyeed iyo kooxo leh ujeeddooyin qaloocani gabaad ka dhigtaan, shaqada ugu weyn ee ay qabtaana ay noqotay in ay ku mashquulaan siyaasado iyo hadalo lagu jahawareerinayo Bulshadda oo lagu marin-habaabinayo.

Mucaaridka wax-tarkiisu wuxu macno leeyahay amba kaallin wax-tareedba yeellan karaa marka u yahay mucaarid xilkas ah, (Responsible Opposition) taasi oo macnaheedu yahay inu u muuqdo mid wax-soo-kordhinaya oo tabo iyo farsamooyin lagaga gudbi karo dhibaatooyinka jira u soo badhiga Goleyaasha iyo mujtamacaba.

Xisbiyadda Mucaaridka ah, waxa laga raba in ay noqdaan mucaarid mas’uul ah (Responsible Opposition), lehna asluub u ku bandhigayo ahdaaftiisa iyo afkaartiisa ku jihaysan horumarinta iyo meel-marinta himmiladda Bulshadda.

Ka Gole Guurti ahaan, waxan u aragna in marka la qiimeeyo, la is-weydiin karo su’aallo badan oon loo helayun jawaabo lagu qanci karo.

Sidaasi darteena, iyaddo ay doodi Mudanayasha ee xaaladka siyaasaddaha socda hadda, lehna Guddo iyo Dibedba laga soo jeediyay in qiimayn wax-qabadkooda ah la sammeeyo, iyo in dib loo eego xeerki lagu aasaasay ee lamba 14, waxan halkani ku caddaynayna inu Golahani magacaabi doono Guddi Gole oo soo qaban-doonta hawlaha aan soo tilmaanay, Golahana hor keeni doona kal-fadhiga kan xiga haddii alla yidha, war-bixin dhammaystiran oo ka hadlaysa qiimayntooda dhinaca wax-qabadka iyo waxa u nuxur ahaan sheegayo xeerka lambar 14 (Xeerka Nidaamka Axsaabta iyo Ururada Siyaasadeed).

Dadweynaha Reer Somaliland: -

Dadweynaha reer Somaliland ee ku nool Guddo & Dibedba waxan xusuusinayna in mar- xaladdihi Dalku soo maray lagaga soo gudbay kaallintini ood si cad uga hawl-gasheen, la’aantiina aan qabsoonteen.

Sidaasi darteedna, waxa maantana inala gudboon in aynu wada-jir iyo isku tashi-kaga gudubno marxaladdani cusub ee soo korodhay oo leh waayaheeda, una baahan in aynu ka gashaamano, muujinana karti, Adkaysi iyo Bisayl hor leh, iyado uu bartilmaameedkeenu yahay meel-marinta midnimadda, wada-jirka & himmiladda shacbiga Reer Somaliland.

Beesha Caalamka: -

Beesha Caalamka waxan ka Gole ahaan xusuusinayna in shacbigani gutay waajibaadkiisii, kii gaar kaa iyo kii caalamku ku lahaaba, una baahan yahay wixi u xaqa ugu laha oo ah Aqoonsi, si macaamilka Duwalka iyo wax is-waydaarsashadu ugu suurta-gasho.

Fikirka Beesha Caalamku, haddii u aha wada-hadal dhex-mara Somaliya & Somaliland, marka laga hirgeliyo maamul shaqaynaya Somaliya, balse arrintii Somaliya ay marba weji hor leh iyo marxalad cusub galayso, S/land miyay u dabranaanaysa? Inteese in le’eg? Mise maqaamka anu xaqa u leenahay ayaan helayna, oon ka qayb-qadanayna xal u helida xaaladkani cusub ee mandaqada ku soo kordhay?

Beesha caalamku miyaanay u muuqanayn in ay Cadow ku tahay ciddi arrimaheeda maarayn & xal waaqici ah u hesha?

Arrinta Golaha Guurtidda: -

Ugu dambayntii, arrinta Golaha Guurtidda ku saabsan, kama taagna hadalku muddada korodhsiimo ee Golaha oo keliya, balse tan iyo maalintii la diyaarinayay Dastuurka Qaranka ee 96/97, waxa jirtay laba aragtiyood oo laga kala qabay habka u Golahani Guurtiddu ku soo noq-noqon doono. labadaasi aragtiiyood ee la kala aaminsana aya sababay in lagu qoro Dastuurka xeerba qeexi doona habka Doorashasda Golaha Guurtidda, halka Doorashada Golaha Wakiiladda lagu qoray doorasho toos ah oo cod-bixin Qarsoodiya.

Ujeeddada Labada Gole, loo kala duwayna waxay ahayd, in aan labadda Aqal isku-hab ku iman karin marka laga hadlayo doorashada.

Waxanu ogsoonahay in Golihii hore ee Wakiiladda ay xukuumaddu u Gudbisay Mashruuc xeer lagu soo dooran lahaa Golaha Guurtidda JSL sanadkii 2002, kaasi oo tilmaamayay in habka Doorashada ee Goluhu ahaato mid ka duwan tan Golaha Wakiiladda.

Mashruuca xeerkaasi, isaga oo Golihi Wakiiladdu anu go’aan ka gaadhin, sababtuna ay ahayd labaddii aragtiyeed ee la kala qabay oon la isla meel-dhigin, ayuu waqtigoodii dhammaaday, oo u Golahani cusubina ugu yimid xeerkii qabyada aha iyo kuwo kalaba.

Waxan ogsoonahay oo kale in duwalka leh labaddaasi aqal oo kale, ay u kala duwan yihiin habkooda Doorasho intooda badan.

Tusaale ahaan, Aqalka Odayaasha ee Kanada , waxa u yahay muddada xilka mudanihiisu inta cimrigiisu jiro, (Life), kolba kii Geeriyooda amba si kale uga taga ayuunba meeshiisa la buuxiya.

Dalkan Ingiriiskana waxa ay isugu jiraan Dhaxal & magacaabis u sammeeyo Raysal Wasaaruhu.

Sidaasi darteedna, Dal waliba wuxu ku dhereriyaa duruufihiisa gaarka ah iyo dhaqamadiisa siyaasadeed.

Inagu S/land ahaan ujeedda laga laha AqalkaGuurtiddu waxay ahayd inu ahaado Gole ka tarjuma is-waajafinta nidaamyada casirga ah ee salka ku haya Dhaqamada Duwalka Reer Galbeedka iyo habka dhaqan/dhaqaale ee rasmiga ah ee aynu Bulsho ahaan ku nool nahay.

Gabo/Gabo,

Gaba/gabadii, mowqifka aanu Guurti ahaan qabnaa soona jeedinay, marar badan oo aanu taallo ahaan u soo bandhignay waxa u ahaa in la helo aragti guud oo laga midaysan yahay, kana dhalato wax loo dhan yahay, oo ah Dood-cilmiyeed kulmisa Goleyaasha, Xukuumadda, Wakiillo, Guurti, Xisbiyo, Madax-dhaqameedyo, wax-garad, Aqoonyahano Maxaliya, kuwo caalamiya iyo qaybaha Bulshada ee kala duwan.

Aragtidda aan taasi ku imanin, waxa ay noqonaysa mid aan meel-marayn, oon danta iyo maslaxadda shacbiga sinaba uga turjumayn, balse ah fikir kooban oo salka ku haya dan iyo xag-jirnimo gaar ah oon keenayn Xeer Mustaqbal ee Golahani Guurtiddu yeesho,

Una dan ah Mujtamaca Reer Somaliland

Golahani ma aha mid caqabad ku ah Geedi-socodka Dimoqoraadiyadda, Dimoqoraadiyadduna ma aha Golahani oo loo doorto sida Golaha Wakiiladda, sida ay qabaan dad yar oo ujeedooyin gaar ah lihi, waase kii suurta-galiyay in la gaadho marxaladda maanta la taagan yahay & horumarkani laga gaadhay dhinacyada kala duwan.

Mowqifkiisa siyaasadeedna waxa uu yahay oo mar waliba uu ka turjumaya danta & maslaxada shacbi-weynaha & meel-marinta himmiladdiisa guud, gaar ahaana adkaynta midnimadiisa, wada-jirkiisa & xal u helida khilaafaadka iyo iska-hor-imaadyada Bulsho iwm.

Sidaasi awgeedna, Waa in aynu Qaran ahaan si dhab ah, oo mug-leh u wajahnaa meel-marinta arrintaasi.

Waxaan inoo rajaynaynaa dhamaanteenba Guul, horu-mar, midnimo iyo wada jirâ€

Weriye, Mustafe-janaale

Reporter hadhwanaag/hargeysa

E-

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this