Game changer

The irirism continuous hooley in the building

Recommended Posts

 

For some drods they are like  " ilaahaw prank Ka dhig " prank maaahee  this is politically well orchestrated . Walaalaaha qadaadweyn iyo qaldaamintu waa heshiiyeen waxan xaga Sare baa laga ogolaaday madaxdayada baa raali Ka ah .  This is the national policy of irir samaale.    Qabyaalad cad oo iriraysan baanu Ku Wada socona anaka iyo hwye.  Wax cusubna maahee weligeed baanu Ku wada soconay.    

Weliba qabyaalada irir samaale waa sii baahinayna ilaa north America.    

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heerkaanu habarjecllo ahaan qabaayalad Ka gaadhnay waxaanu nahay nimanka hooley caynabo geeyey si uu ugu waysaysto biyaha  ceelkaanu dhulmahante Ka qaadnay boqol sano kahor   ee caynabo.   Weliba goojacadena waa geyn lahayn ee hotel kii martida baanaan weli Ka dhisin.     That's a Provocation pro max policy.  

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Warya Mr. Game,

Ma beeshii weyneyd ee HAG ayaad ka soo heshay Hooley?

Malaaqyadii, Iimaamadii iyo Suldanadii midna lama hayo. Sidoo kale Hooley waxa uu odayada HAG ka joogaa halka uu Daahir Calasow ka joogoo karaamada saxaafada.

Waxaan weligay moodayey nimanka HJ niman mayal adag, hadase waxaan ogaaday in ay dad " desperate" ah yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, galbeedi said:

Warya Mr. Game,

Ma beeshii weyneyd ee HAG ayaad ka soo heshay Hooley?

Malaaqyadii, Iimaamadii iyo Suldanadii midna lama hayo. Sidoo kale Hooley waxa uu odayada HAG ka joogaa halka uu Daahir Calasow ka joogoo karaamada saxaafada.

Waxaan weligay moodayey nimanka HJ niman mayal adag, hadase waxaan ogaaday in ay dad " desperate" ah yihiin.

Waar professor hada Somalida baraha bulshada looga taliya Facebook guna waa maxakamada  guud.  Madaxda hutuga iyo iidoorku markii horeba way is fahan sanaayeen laakiin mudadii aynu ictiraafka raadinaynay shacabka ayaa kala fogaaday   , shacabka ayaa hada la mideeyey successfully.  Ummadu malaaq iyo iimaam toona ma taqaan waxay baraha bulshada Ka arkaan baa normality u ah.   Daahir calasawna waa Mujaahid . 

Anagu desperation Uma naqaanu inaanu tolkayo Isku dubba ridano.   Kollayba adiga waa Ku dhaana, waxad tahay ninka siyaasad fiican u haysta in gadaburssi la colloobo , isqq , ciise iyo hawyeba.    Weligay reerkayga afarta kooneba dab kagamaan qabteen sidaada.   Anagu waa  u badheedhnay inaanu hartiga karbaash no somalida inta kalena col ma nihin including you .   Hwiye waa quwada somalida cidii la collawda  waa Cid bambo Ku ciyaaraysa. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.