Sign in to follow this  
Gar-haye

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dhufaysyo kadhex Qotay Gudaha Magaalada Jigjiga .

Recommended Posts

Gar-haye   

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dhufaysyo kadhex Qotay Gudaha Magaalada Jigjiga .

Askarta Ciidamada Guumaysiga ayaa dhufaysyo dhawr ah waxay ka dhex samaysteen gudaha Magaalada Jigjiga taas oo xilliyada habeenkii ah ay galaan, meelaha ay Dhufaysyada ka samaysteen ayaa u badan Gurigii uu degganaan jiray Ninkii Guumaysiga u joogi jiray Jigjiga ee dhawaan ku dhintay magaalada Addis Ababa. sidoo kale waxay dhufays kale ka samaysteen meel isgoys ah oo u dhaw Xabsiga ay leeyihiin Askartaas oo ku dhex yaalla magaalada dhexdeeda

Haddaba Dhufaysyadan ayaa ah mid xilliga habeenkii ah ay ku gabadaan iyagoo aad moodid inay dagaal ku jiraan amase ay is hor fadhiyaan ciidan kale, lamana garanayo waxa haatan ay dhufaysyadaas uga dhex samaysteen magaalada dhexdeeda.

Dhanka kale Amniga magaalada ayaa maalmahan aad loo adkeeyay iyadoo waddo kasta iyo isgoys walba ay taagan yihiin ugu yaraan 2 Askari kuwaas oo mararka qaar Shacabka waydiinaya Waraaqo Aqoonsi iyo wixii la mid ah.

Haddaba magaalada Jigjiga ayaa u eg mid Ammaankeedu xumaaday maadaama habeen walba ay Askartu magaalada aad u dhex socdaan isla markaana laamiyada ay taagtaagan yihiin Askartu, qofkuna uusan isku aaminaynin Askarta marba hadday gaadho habeen oo dadku ay fiidba xaroodaan maadaama cabsi laga qabo wax dhaca oo markaana Askarta Guumaysigu Shacabka iska xidhxidhaan.

xigasho

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Garhaye

Xeradda Garab-case guriga ugu xiga anaa leh halgame. Waan la xidhiidhay dhulkii oo dhufays iyo wada darbi ayey ka dhigteen.

There is no safe place for Woyannes. Ma maqasheey inay Axmaaradiina ka bilaabeen North. EPPF koox la yidhaa oo aynaan isku ujeedoo aheyn ayaa si ba'an wax u wada.

Guul iyo Salaan Sare!

salaan sare ugaas. amxaaradu waxay ka xanaqsanyiihine dhulku sudan siiyay zanawi iyo tii eriteria, waxayn ka cabsanayan zanawi marku somalia ku soo jaboo inu dhulkenana iska sii daayo.

amxardu waa dad wadiniyeen ah saad ugtahayba, jecelna dhul balarse, waxayna ubadhantahay anaynu isu danbeen marku tigreegu dhaxdheena kabaxo. iyadhoo sida tahay ayaan hadana la jaan qaadayna intay danu inogu jirto. waana in loo uurgalaa waxa ka danbeen tigree.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this