Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland to fund multi-functional Stadium with the help of TassAO cost $180,000

Recommended Posts

S2-595x446.jpg

Garoon Weyn oo Loogu Talagalay Ciyaaraha Kala duwan oo Laga Dhisaayo Garoowe(Sawirro)

March 20, 2010| NEWS: Category

Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimada Puntland lagu dhagax dhigay garoonka Olombikada Soomaaliya kasoo ay wadaan howshiisa Jimciyada Tadaamun.

Garoonka dhagax dhigiisa ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiirka Isboortiga Dowladda Puntland Maxamed Nuur Xirsi,Wasiirka Maamul-Wanaaga Puntland Maxamed Faarax Gaashan,Duqa degmada Garoowe C/casiis Nuur Cilmi iyo Gudoomiyaha Hay’adda loo yaqaano TASS C/laahi Sheikh Xassan.Dhismaha garoonka Olombikada ayaa waxaa dhagax dhigay Wasiirka Isboortiga Puntland.

Gudoomiyaha Ururka Tass C/laahi Sheikh Xassan oo halkaas hadalo kasoo jeediyey ayaa ka sheekeyay garoonkaan waxaa uu yahay isagoo sheegay in u ahaan doono meel laga helo Isboorti badan oo isugu jira Orodaad,Ciyaaro iyo dhismayaal badan kaas oo ay dad badan ka heli doonaan Shaqo.

Duqa degmada Garoowe C/casiis Nuur Climi ayaa goobta ka sheegay in ay tahay fursadaan deeq ka timid Hay’adda African Olympic oo garoomo kooban ka dhistay qaarada Afrika iyadoo u shegegay in Puntland ay nasiib u yeelatay in ay u dhisto.

Waxaana uu ka warbixiyey Taariikhda garoonka,wuxuuna sheegay in Shir weynihi African Olympic in dhalin Soomaaliyeed oo ka qaybgashay ay maamulka ka codsadeen in dhul lasiiyo laga dhiso garoonkaan kaaso la’eeg 300 oo isku wareeg ah ayna Dowladdu dhulkaan bixisay,isagu mahadcelin balaaran ujeediyey.

Wasiirka Isboortiga Dowladda Puntland Maxamed Nuur Xirsi ayaa ugu dambeynti halkaas ka sheegay in goobtaas la dhagax dhigay maanta si rasmi uu dhismihiisa u bilaaban doono.

Waxaana u sheegay in garoonkaan ay ku baxayso lacag dhan $180,000-doolarka Maraykanka,wuxuuna sheegay in Dowladda Puntland qayb weyn ka geysan doonto isla markaana bixin doonto lacag dhan $30,000-doolarka Maraykanka.

Garoonkaan ayaa noqonaaya midku ugu horeeyey oo caynkaan oo kale oo laga dhiso degaanada Puntland.

Maxamed Siciid Yuusuf

Wakiilka Horseed Media

Garoowe,Puntland

Share this post

Link to post
Share on other sites

A football pitch, athletic track, a multi purpose plateau, hall, office and ablution block phase of the Olymp Africa Centre of Sports excellence will be build in Garoowe, capital of Puntland State.

The Puntland States contribution will be $30.000 while that of Olymp Africa and Tass NGO will be $180.000.

Cowke   

Not Bad. I don't know why the puntland diaspora doesn't get us involved in raising funds to help out in these initiaves. If we as the diaspora contributed we could install artificial grass into the fields.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this