Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland to fund multi-functional Stadium with the help of TassAO cost $180,000

Recommended Posts

Abtigiis   
:D garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa? :D:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abtigiis,

Anu daacad baan iska ahaa oo waxaan lahaa Old Traford iyo Emirates baa meesha laga dhisayaa, meesha wax kalaa ka jiraa miyaa lol. Markii horaba waxaan ka shakiyay markey dhaheen waxaa ku bixi $180K lol.

:D:D waad qalbi fiican tahay Zack'oow. Kamavi wakaa inoo sharxay inuu multi-functional yahay. Multi-functional weeye meeshu ee la soco. :D

180,000 kan anba ishaan ku hayey. :D Meesha la xaadhxaadhay makula tahay meel Old Trafford ka soo socdo. Dhagax sibidh quman la mariyey xitaa meesha mayna keenin nimnaku. Aniga in Barkadoo waa wyen meesha ka soo baxayaan bay ila tahay.

Koley farsamo aynaan ogeyn unbaa jirta!

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

:D
garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa?
:D:D

warniyahow puntland maxaa lagaa siiyaa xataa hadaan soo daynay nimankii waagii smile.gif

Originally posted by FIDHIN:

i suggest they should have a better security first instead of wasting money with ciyaaro if its truee,

Ciyaar is the key word adeer. :D Waliba niman xarfaan ah ayaa ciyaarta wada. Like Ilka-dahable said bal aynu sugno garoonka ka soo baxa halkaas. :D 200,000 three-bed room apartment Nairobi ah in a prime place yay yaa alaahu ku goysaa.

Edit: Ilka-Dahabloow, horta well come back. Lamanihii Ingriiska ahaa xaalkooda wax war ah ma igu dhaantaa? tan kale, soodiiga adigu lahaa waxba la ma dhisayo maxaad ani igu haystaa. I have no beef with Puntland, laakin de sheekadani waa sheeko xiiso badan. :D

Nimankaad sii dayseen waa kuwee? Ma kuwa xabsi-daa'in ka lagu xukumay Addis Ababa?

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this