Sign in to follow this  
Abtigiis

THE CRY FROM MOGADISHU

Recommended Posts

Xoogsade   

^ Iima kala soocno saxib, Xabashida nimanka qabqablayaashaaba kasii xun markii la eego damiirkooda. I listened to Maxamed Dheere once say Amxaarada waa walaalaheen biyaha aan u qaadno markay dagaal galaayaan, A/Yna maalin dhow markii la waaniyay waxaa laga sheegay inuu yiri "nasabka saaxibnimadaaa ka muhiimsan" yacni xabashida iyo isaga waa saaxiib soomaalidaan la gumaadaayana waxaa uga wanaagsan Xabashida gumaadeyso si kursi uusan manaafacaad ku heysanin isaga magacawnaado. Soomaalinimo kuma jirto.

Dhunkaal Faarax Barre nin la dhaho oo aan aniga aqoon u lahayn laakiin aan ku bartay gabay uu ka tiriyay nimankaan qabqablayaasha ayuu ugu dhameeyay war:

Geyigeena oo xora annagoo dowladnimo gaarnay

Gablamaha cadaawuhu watee gadaya Soomaali

Ee gibilka inooga eg haddana garan afkii hooyo

Alle gowrac gacal maahoo waa Gaalo ubadkeede

Geeridii wadaadkii dishaay gurubso gaagaabta

Allow guusha haw dhiibin waa garac Tigreeyaade

Gudubtadu ha sheegtee nimanka geliya taariikhda.

General duke waa ku wareeresaa saxib, ha isku daalin, he would never concede no matter how awful of an event we see on the news, I hope to see him after A/Y, may be the good side of him will appear with the death of his favourite warlord or his disappearance from politics.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Xoogsade, iga jooji saaxib-I don't mean to be rude. But you are extending my agony a bit more whenever you mention Mohamed Dheere and Abdullahi yusuf. I am getting emotional.

Naxar nugaaleed;

I don't know and I don't care about that. In case my profile misled you about my whereabouts, I am sorry.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this