Sign in to follow this  
General Duke

Presidenr Cade Muse visit to Bossaso..Pics

Recommended Posts

Madaxweynaha puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada bosaso

Bosaso:- Madaxweynaha dawlad goboleedka puntland Maxamuud Muuse Xirsi Gen Cadde oo asbuucyadii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Garowe ee xarunta dawlad goboleedka puntland ayaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Madaxweynaha puntland ayaa kasoo boqoolay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar haalkaasoo uu labdii maamlmood ee tagay uu kulamo kulalahaa maamulka iyo odayaasha gobolkaasi.

Madaxweynaha ayaa si diiran logo soo dhaweeyey magaalada bosaso iyadoo soo dhaweyntiisii ay ka qeyb qaateen dadweynaha magaaldal bosaso

Madaxweyne Cadde muuse ayaa markii uu gaadhay hoygiisa madaxtooyada Boosaaso waxa uu waraysi siiyey saxaafadda waxaana uu sheegey inuu maalmo joogi doono deetana uu howlo caafimaad u aadidoono dalka dibadiisa.

Madaxweynaha oo la waydiiyey su;aal ku aaddan habka dimoquraadiga ah ee uu hadda ka hor sheegey in maamulka puntland lagu salayn doono ayaa sheegey inuu yahay habkaasi midey hora uga hadleen hadana uusan doonayn inuu siitaabto.

Madaxweynaha oo wax laga waydiiyey isbadalka siyaasadeed ee dalku uu galay ayaa sheegey inuu dalku haatan marayo meeshii ugu wanaagsanayd lagana gudbay caqabado badan oo dhibaato ku ahaa jiritaanka ummadda soomaaliyeed.

Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa safarkiisu ahaa mid dhulka ah iyadoo ay ku weheliyeen qaarkamid ah golihiisa wasiirada.

C/Qani Xasan Dhagjar

Carmooyin Bosaso

Binuxasan90@hotmail.com

Share this post

Link to post
Share on other sites

^^YOu went back to your job bro Duke...

Im happy the fact that the polical parties will be allowed to get in the process in Puntland, and I hope with that brings the fall of Cadde regime even sooner...

Nice pics, the troops look poorly trained, take a close and observe how they are disorganised looking and snearing arounds ... LOL some of the don't even look strong enough to be soldeirs, perhaps Businessmen of Bosaso wore the cloth to welcome Adde and for pictures...

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this