Sign in to follow this  
Suldaanka

Somaliland's House of Elders steps in and succeed in breaking the deadlock

Recommended Posts

^^Salaan sare Tolstoy.

"....Hadduu Oday Jiro, Uu U Ood Rogo, Abaaroodkana Way Orgootaa...." :D

---------

Sheekada Suuqa ee Hargeisa

Haddaan ahay weriyaha u qaabilsan dhinaca marfashyada iyo maqaaxiyaha siyaasada lagu lafaguro shabakada Somalilandfuture, maanta waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa wararkii suuqa, idin odhan mayo mid kastaa ayaa run ah ee caqligiina la xisaabtama, kaftankiina kama madhna iyo gujintii guurtidu wixii aad ka qabtaana ka faalooda marka aad tagtaan qudhiinu marfashyada aad camirtaan ee lagu lafagurayo siyaasada , waxayna yihiin:

Si Ina Rayaale Xukunka u dhammaystirto mudada uga hadhsan, bacdamaa uu aqbalay in mucaaridku baarlamaankii qabsadaan, dawladda uu dhawaan dhisayona waxa uu ka siinayaa dhawr wasiir xisbiyada mucaardka ah, weliba cadbursiinyo ayuu siinayaa mucaaradka, dabadeed wasiiradiisii way baqeen in xilka laga qaado, qayladu waa badatay xabada rida ayaa ka dhacday sida uu amray kalfadhigii ugu horeeyey ee baarlamaanka Ismaaciil Yare, warsaxaafadeed ka dhamaa ninkii ninku dhalay ee Ina Dhoolayare, Adna Aadan iyo Cabdilaahi Dareewal ka daayayaay maciinsade, xaaladu waa lugna baqo ugu joog lugna faras dhinaca wasiirada mar haddii ismaaciil Yare baqay, Madaxweynihiina guuxay waa falaadh cirka loo ganay nin waloowba filo.

Saleebaana waxaa laga sheegaayaa inuu yidhi “ anigu mucaaridka uma daneynayn ee waxaan u daneynaayey saaxiibkay Rayaale, waase haddii uu garto †waxaase jirta in si buuxda looga hadal hayo go,aankiisa geesinimada leh dhamaan dalka oo dhan, waxaa dhalinyaro banaanbaxaysay lahayd “ Gadhcade nin weyn dheh, go,aan qaadasho leh dheh, geesi aan hamran dheh, wixii u qarsoona yeelkeed dheh â€.

Cabdi Waraabena waxaa laga sheegaayey, inuu yidhi “ Raq libaax laba jeer lagama wada kiciyo, oo tii madaxtooyada ayaanu ka hiilinay mucaardka waana liidnimo in ninku mar walba hiil kaaga fadhiyo siyaasada casriyowday â€.

Ismaaciil Yarena iyo Daahir Riyaalena waxaa laga soo sheegayaa beryahan sidii uu ciidanka booliiska ugu amray ku fura rasaasta fadhigii koowaad ee Golaha maalintii lays khilaafay muu iman shaqadiisii Ismaaciil, oo Daahir Rayaale ayaa ka caqli wanaagsanaaday oo ku yidhi, waar maxaad ujeeday markii aad lahayd ku fura rasaasta , ma in meeshaba lagu kala yaaco ayaad rabtay, ma waxa aad laynaysay ragii dalkani iska soo xuleen inay yihiin intii ugu wanaagsanayd, waar naga bax oo naga tag, Huda Barkhad Marwada koowaad ee Madaxweynaha ayaa iyaduna si weyn u difaacday Ismaaciil Yare oo tidhi la,aantii lama ladayne Daahir Inaga daa wiilka .

Dalkoo dhan dabaaldegyo iyo casuumado ayaa ka socda oo ragii la doortay ayaa ku kala bixi la’ ilaa shalay Ambassador, Mansoor, Xaraf, Araweelo iyo iyo iyo.......

Dhinaca Qurbaha doodaha ka socda bal noo soo gudbiya.

Somalilandfuture Online

Hargeysa

Share this post

Link to post
Share on other sites

Hees from Radio Maqaloocshe (Haatuf Satire section)

Shankaroon macaaneey

Shirguddoon la moodyeey

Shuqulkaad samayseen

Shalay qurux badnaayee

Shaaruba libaaxii

Sheekhii Saleebaan

Guurtida Shirkeediyo

Arrintay shakaashiyo

Shuqulkay dhameeyeen

Alla sharaf badnaayee.

Sheekadii Rayaaliyo

Ragganimadii Sheelayd

Sida shaaca uga rogay

Shirabaada hadalada

Shaamareer badnaydaa.

Runta lama shareeroo

Hadal lama shaxaadee

Wuxuu shubay ma yaabteen.

Mudanihii Shirkii xidhay

Shansho dheerihii Udub

Goortuu shidhka u galay

Shafku dhogorlihii yidhi

Aayar baan shirkii xidhay

Alla Sheekhsanaayaa

Muxuu shuqul yaqaanuu

Soo shubay amuuraha.

Shalow laga dhacaayiyo

Shuushkii doraad yimi

Shakigii na soo maray

Golihii shukulayiyo

Sharaf guurtibay iska le.

Shebbedaan caruustaay

Shacnidaan jeclaadaay

Kalgacaylkii shaan tegay

Imikuu shinkii galay

Aqalbaan shellaad dhigay

Shankaroon dhexdeediyo

Shacabkii Hargeysaan

Shaal iyo xariir dhigay

Shaacir guursadaan ee

Waxaad shaahid u ahaan

Shicibkii gobta ahaa

Ilamaa shantii mayl

Ubax shucuba luul iyo

Shalmadaa I saaraan

Shabbad yahay waxaad garan

Guurti shuurinaysoo

Shaashlihii Saleebaan

Odaygeenii sheegnaa

Sheekhii Cabdi ahaa

Shir waanaajiyaashii

Nabadda u shaqayn jiray

Intay duub shareertaan

Shacnigooda gaarka li

Gelbis kuu shalaadan

Shabbadeey waxaan ogay

Calankoo shalwanayoo

Xidigtii shanta ahayd

Shaabadii xornimadii

Sheedaha ka muuqdaan

Shilla aan dhulkeenoo

Shufeerkii hogaanshuhu

Shicibkii u sara kacay

Shakigii ku oognaa

Qudbad shaafiyaysiyo

Sheegaya aayaha

Sida loogu shawree

Loogu shagax yidhaahdaan

Anna kuu shifaystaa

Dalkaa shuurinaayaa

Shanta inuu ka weyn yahay

Shicib iyo dhul leeyahay

Shillin noodha leeyahay

Shakad xeera leeyahay

Shuftadana ka adag yahay

Sharci baa burburayiyo

Sharka kii filaayow

Shaadh baan ka leeyahay

Shookad lagu qabtaan ogay

Shankaroon dalkaygaa

Ummad baa ku shurugtoo

Wixii sharaf dilkeenaba

Shebeg lagu dabbaaliyo

Shaan-dhaan u leeyahay

Shookaanta taladana

Hadba kii shidhka u gala

Xilliguu shinkii go'o

Shardi uu ku dhiibiyo

Shax ridaanu leenahay.

Indeed Mr. Tolstoy, Somaliland' own homegrown system combines the best of both worlds. On the one hand, we have our democratic political parties that compete for the executive and legislative branches of our government, and on the other hand we have our traditional leadership that act like the Guardian Angles for our infant democracy. We also have our house of clan leaders (Suldans, Aqils, Boqors etc), which act as a backup and safity net in the extreme case that all else fail. This is, in my opinion, a rock solid system, thanks to genius brains of Mr. Egal (Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo dhamaan Muslimiinta).

Below is an excerpt from an interesting paper prepared by John Drysdale, who was one of President Egal's advisers in the 1960s and then in the early 1990s.

In a conversation with me in the Hargeisa presidency in 1994, Egal referred to the then newly formed Council of Elders that constituted the upper house of the parliament in Hargeisa. He commented that the greatest mistake that he and his colleagues had made when he was Prime Minister in Mogadishu was that they had ignored clan elders.

Mr. Tolstoy, if anything can be drawn from the recent brouhaha at the opening session of our new parliament, it will not be that something is wrong with our System of governmenance, rather its that our Constitution has some serious loopholes in it. There is no specific clause that explicitly or impilicitly defines the powers of the temporary speaker for instance, neither is there an article which sets limits. Its from this that, and I have to agree with Mr. Suleiman Nuur on this, that the new Parliamenterians need to work on and improve the Constitution so as to avoid any more ugly scenes like the one we had witnessed a couple of weeks ago.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this