Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Ciidamadii Galmudug ee tababarka loogu qaaday Uganda oo toogasho iyo xaniinya siib la

Recommended Posts

07 November 2010 Waagacusub.com-Ciidamo gaarayay boqol askari oo laga qaaday Maamulka Galmudug lana geeyay dalka Uganda si ay tababar ugu qaataan ayaa markii ugu horeeysay la helay qaar ka mida oo si xun loo jirdilay.

 

Muqtaar Cabdi raxmaan xaaji oo ka mida boqolkii askari ee degaanka Galmudug laga qaaday wuxuu sheegay in si ka baxsan Bini aadan nimada loola dhaqmay qaar ka midana la toogtay halka sidoo kale lagu sameeyey falal jirdil ah sida Xaniinyaha oo laga baxshay qaarkood.

 

 

waagacusub

 

Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Ahna Ku simaha Gudoomiyaha Cawke Xaaji C.rixmaan oo isagu ku sugnaa goobtaasi lagu soo bandhigay ninkaasi ayaa Eedayn Dusha uga Tuuray Dowlada Shariif oo uu ku tilmaamay kuwo aan mas'uul qaadi karin maadaama ay meel halis ah galiyeen ciidamadii lagu ogaa inay tababar siinayaan

 

Gudoomiye Cawke wuxuu tibaaxay in tacadiyada lagula kacay Ciidamadda Galmudug ay masuuliyadooda qaadi doonaan dadkii reer Galmudug u wakiisheen.

Si kastaba ha ahaatee Bilo ko hor ayey ahayd markii Magaalada Gaalkacyo laga qaaday ciidamo La sheegay in ay Tababar Ugu Deeqday Dowlada KMG ee Somalia..

 

08.11.10.1uganda.htm08.11.10.1uganda.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxbow i think so waxa ka hadlay guddomiye ku xigeenka barlamaanka galmudug daawo sawirka linkiga kor ku yaal ninkii xaninyaha laga siibay ayaa ka muuqdo.

 

Arin cajiiba waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this