Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Faroole Presidential Decree: Ministers, Poets and other stakeholders named.........

Recommended Posts

Guddiga ka baaraandegga naqshada calanka, heesta & astaanka dawlada Puntland oo soo bandhigay tixraac.

 

Garowe, Dec 07 - M/weyne Faroole ayaa magacaabay guddi ka kooban wasiir u dawlayaal, abwaanno, iyo bulshada rayadka ah oo ka baaraandega astaanka, calanka iy heesta dawlada Puntland.

 

Guddiga oo ka kooban 5 xubnood, uuna guddoomiye u yahay wasiir u dawlaha dimuqraadiyaynta Dr. Cabdi Xasan Jimcaale ayaa loo xilsaaray astaynta calan Puntland gaar u ah, summad lagu garto, iyo hees ka tarjumaysta hindisaha siyaasadeed ee Puntland.

 

Xubnaha guddiga:

- Dr. Cabdi Xasan Jimcaale - Wasiir u dawlaha Dimquraadiyaynta & Arrimaha Federaalka,

- Maxamed Faarax Ciise 'Gashaan' - Wasiir u dawlada Maamul Wanaaga,

- Abwaan Jaamac Kediye Cilmi,

- Xaliimo Cali Warsame oo ka tirsan ururada haweenka,

- Maxamed Muuse Maxamuud oo ka tirsan ururada dhallinyarada.

 

Guddiga ayaa maanta soo bandhigay tixraac ay tahay in uu hago astaynta & astaamaha calanka, heesta, iyo summada dawlada Puntland.

 

Astaan:

1. Waa in ay noqotaa mid u gaar ah Puntland,

2. Waa in uu tartamuhu naqshadiisa ku soo bandhigaa sawir gacmeed faahfaahsan.

 

Calan:

1. Waa in aanu ka badan 4 midab,

2. Waa in uu ka dhex muuqdaa calanka Somaliya ee buluugga ah,

3. Waa in tartamuhu tilmaamaa midabada uu doortay waxa ay u taagan yihiin ama matalayaan,

4. Naqshada calanka waxaa lagu soo bandhigi karaa sawir gacmeed warqad ku qoran ama maro.

 

Hees Calan:

1. Waa in miraha heestu af-Soomaali yihiin, kana tarjumaan himilada dadwaynaha Puntland,

2. Waa in ay tuducyada heestu ka kooban tahay isu miisaman yihiin,

3. Waa in tartamuhuu heestiisa u soo sameeyaa laxan ama musiq,

4. Waa in uu tartamuhu heesta ku soo duubaa cajil si faseex ah loogu dhagaysan karo.

 

 

Guddiga waxaa laga soo xiriiri karaa:

i) Dr. Jimcaale - 011 252 90 79 4779

ii) Gaashaan - 011 252 90 79 4738

iii) Abwaan Kediye - 011 252 90 76 0327

iv) Maxamed Muuse - 011 252 90 74 2228

v) Xaliimo Cali - 011 252 90 74 9124

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland oo Magacawday Gudi usoo xulaya Calan iyo Astaan u gaar ah

 

Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Max’ed Maxamuud Faroole ayaa maanta magacaabay gudi ka kooban xubno ka mid ah wasiirada Dowlada Ururada bulshada iyo weliba ururada Haweenka kuwaas oo loogu talagalay in ay soo gudbiyaan in dowlada Puntland loo sameeyo Calan u gaar ah, Astaan iyo Heesta Calanka ,

 

Madaxweyne Faroole ayaa Gudigan waxaa uu gudomiye uga dhigay Dr Cabdi Xasan Jimcaale oo ah wasiiru dowlada Dastuurka iyo Arimaha Fedralka waxaana xubno ka ah, Max’ed Farax Gaashaan oo isna ah Wasiru dowlaha Maamul wanaaga, Abwaan jaamac Kadiye, Xaliimo Jaamac Warsame Ururka Haweenka, iyo Max’ed Muuse Maxamuud Ururka Dhalinyarada Xogheyn.

 

Wareegtadan uu madaxweynaha ku magacaabay Gudigan ayaa uu u fiiriyay Dastuurka Puntland, kaas oo ka soo baxday in lamagacaabo Gudigan si ay uga soo fikiraan ayna u soo sameeyaan calan iyo Astaamo u gaar ah Dowlada Puntland,

 

Waa markii ugu horaysay oo ay dowlada Puntland tan iyo markii la aas aasay 1998 ay Dalabto Calan iyo Astaamo lagu garto, taas oo maanta la shaaciyay Gudi soo kala xulaya calanka umada Puntland iyo Astaamo u gaar ah,

 

Daawo Sawirro

gudi1.jpg

Gudoomiyaha Gudiga

 

gudi2.jpg

Xubnaha Gudida iyo gudoomiyihii

 

_______________________________________

 

Madaxwaynaha Pl oo Gudi Magacaabay

 

Madaxwaynaha Dowlada PL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta Digreeto uu soo saaray waxaa uu ku magacabay gudi ka kooban Wasiiro Ururadda Haweenka kuwa Dhalinyaradda iyo abwaaniin , kuwaas oo loo igmaday in ay u soo bandhigaan dadka Hab tartan ah in Dawladu u baahan tahay Calan Astaan iyo Calanka Puntland

 

Waxaana madaxwayuhuhuu u magacanay Gudigan sidan..

 

Dr Cabdi Xasan jimcaale Wasiir Dawlaha Dastuurka iyo Dimqraadiyanta iyo Arrimaha Federaalka Gudomiye

 

Maxamed Farax Ciise Gashaan Wasiirka Maamul wanaaga ee Madaxtooyadda PL Gud. Xigeen

 

Abwaan Jamac Kediye Cilmi Xubin

 

Xalimo Cali Warsame Ururadda Haweenka Xubin

 

Maxamed Muuse Maxamuud Ururka Dhalinyaradda Xoghayn

 

Hada ilsa Gudigaan ayaa maanta waxaa ay soo sareen qoraalkoodii ugu horeeyay oo ay dadka ugu soo bandhigayaan afar qodob oo mid walba ay ku cadaynayeen Astaanta Calanka Heesta

 

Calanka

 

1 Waa in uu ka koobnaadaa afar midab

 

2 waxaa in uu ka dhex muuqdaa Calanka Qaran soomaaliyeed ee buluugan

 

3 waa in uu Tartamuhuu soo tilmaamaa midabada uu doortay waxaa ay u taagan yihiin ama matalayaan

 

4 Naqshada Calanka waxaa lagu soo bandhigi karaa Sawir Gacmed Warqad ku qoran amao maro

 

Heesta Calanka

 

1 Waa in miraheedu af soomaali yihiin kana turjumayaan himilada Dadwaynaha Reer PL

 

2 Waa in ay Tuducyada (meerisyada) heesta ka kooban yihiin isu miisaman yihiin

 

3 Waa in tartamuhuu heestiisa u soo sameeyaa laxan ama Music

 

4 Tartamhuhuu waa in uu heestiisa ku soo Duubaa Cajil si faseex ah loogu dhagaysan karo

 

Astaanta

 

1 Waa in ay noqotaa mid u gaara PL sidaas awgeedna waa inay tahay mid muujinaysa astaan ama calaamd ay pl caan ku tahay

 

2-inuu tartamuhu naqshadiisa ku soo gudbiyo hab sawir gacmeed ah oo faahfaahintiisu raacsan tahay.

 

tartame kasta waxa uu u tartami karaa calanka,astaanta iyo heesta calanka midkoodba ama tartamayaashu waxay fikradahoodu u soo gudbinayaan guddiga qiimeynta oo xaruntiisu tahay madaxtooyada dawlada puntland ee garoowe muddo 10maalmood gidohood ah kuna eg 17/12/2009 saacaduna tahay1-da duhurnimo(13:00)

 

tartamuhu waxa kaloofikradiisa tartameed ku soo hagaajin karaa email adress-yada kala ah:

 

puntland1960@hotmail.com

maxamedf1@yahoo.com

 

wixii faahfaahin ah waxaa lagala soo xiriiri karaa telefoonada xubnaha gudiga oo kal ah:

 

dr: jimclaale 794779

gaashaan 794738

maxed musse 742228

jaamac kediye 760327

xaliimo cali 749124

 

tartamaha ama tartamayaasha guuleysta waxay mutaysan doonaan abaalmarin.

 

C/naasir Yaasiin Salaad

SBC International Garowe

Durqun70@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Pl oo Gudi Magacaabay

 

Madaxwaynaha Dowlada PL C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta Digreeto uu soo saaray waxaa uu ku magacabay gudi ka kooban Wasiiro Ururadda Haweenka kuwa Dhalinyaradda iyo abwaaniin , kuwaas oo loo igmaday in ay u soo bandhigaan dadka Hab tartan ah in Dawladu u baahan tahay Calan Astaan iyo Calanka Puntland

 

Waxaana madaxwayuhuhuu u magacanay Gudigan sidan..

 

Dr Cabdi Xasan jimcaale Wasiir Dawlaha Dastuurka iyo Dimqraadiyanta iyo Arrimaha Federaalka Gudomiye

 

Maxamed Farax Ciise Gashaan Wasiirka Maamul wanaaga ee Madaxtooyadda PL Gud. Xigeen

 

Abwaan Jamac Kediye Cilmi Xubin

 

Xalimo Cali Warsame Ururadda Haweenka Xubin

 

Maxamed Muuse Maxamuud Ururka Dhalinyaradda Xoghayn

 

Hada ilsa Gudigaan ayaa maanta waxaa ay soo sareen qoraalkoodii ugu horeeyay oo ay dadka ugu soo bandhigayaan afar qodob oo mid walba ay ku cadaynayeen Astaanta Calanka Heesta

 

Calanka

 

1 Waa in uu ka koobnaadaa afar midab

 

2 waxaa in uu ka dhex muuqdaa Calanka Qaran soomaaliyeed ee buluugan

 

3 waa in uu Tartamuhuu soo tilmaamaa midabada uu doortay waxaa ay u taagan yihiin ama matalayaan

 

4 Naqshada Calanka waxaa lagu soo bandhigi karaa Sawir Gacmed Warqad ku qoran amao maro

 

Heesta Calanka

 

1 Waa in miraheedu af soomaali yihiin kana turjumayaan himilada Dadwaynaha Reer PL

 

2 Waa in ay Tuducyada (meerisyada) heesta ka kooban yihiin isu miisaman yihiin

 

3 Waa in tartamuhuu heestiisa u soo sameeyaa laxan ama Music

 

4 Tartamhuhuu waa in uu heestiisa ku soo Duubaa Cajil si faseex ah loogu dhagaysan karo

 

Astaanta

 

1 Waa in ay noqotaa mid u gaara PL sidaas awgeedna waa inay tahay mid muujinaysa astaan ama calaamd ay pl caan ku tahay

 

2-inuu tartamuhu naqshadiisa ku soo gudbiyo hab sawir gacmeed ah oo faahfaahintiisu raacsan tahay.

 

tartame kasta waxa uu u tartami karaa calanka,astaanta iyo heesta calanka midkoodba ama tartamayaashu waxay fikradahoodu u soo gudbinayaan guddiga qiimeynta oo xaruntiisu tahay madaxtooyada dawlada puntland ee garoowe muddo 10maalmood gidohood ah kuna eg 17/12/2009 saacaduna tahay1-da duhurnimo(13:00)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Brother there already folks claiming some of the flags that I designed as you are privy to it that they are many.

 

But they did the right thing in establishing first a committee of people such as state ministers the Constitution and Federal Minister amongst them alsoand National Poet of Puntland Abwaan Jaamac Kediye, representatives of the civil society such as Women groups and representatives of the young.

 

We have a great pool of talent out there whether back home or in the diaspora they're capable of producing it and in such short time as well.

 

May the best design and flag win inshallaah!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Yeah brother but the funny thing is some here in SOL even claim to have designed what I designed long time ago.

 

I have a pool of flags, differing in design and look but they have the same meanings and their evolving can be traced back to back.

 

I just want the state to have a flag, anthem and coat of arms worthy of its standing. I don't really care who designs it.

 

And I am hundred percent sure that the committee named will ensure that the best is chosen, no doubt about that at all in my mind as this individuals have like me Puntland enshrined on their breasts and hearts.

 

Long may live the great State.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Anyone who has doubt should ask me, you are the original SOL member to have attempted the design of the new flag of the State.

 

Anyone else is having a laugh, and you should continue, like you said we are not after credit but synmbols worthy of our state and people.

 

Viva Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I totally agree with what you said brother Duke. Viva Puntland indeed.

 

*[Edited] I started that process some two years back as the previous administration led by President Adde made the new constitution.

 

You know 2007 was a very hard year and politically challenging and there was this document signed by traditional leaders denouncing the bit where it said 'Puntland will have its own constitutional flag lead by the then opposition Mr. Farole himself through garoweonline mouthpiece.

 

There was also a diaspora conference planned to be held I think it was summer of 2008 but that also failed as the government did not allow it to take place then. So I first designed my first flag some two years back in April 2008.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think this is not the time to change the blue flag. I say keep the blue flag for now and when the federal system is implimented for the whole country, then each state can choose their local flag and anthem.

 

The reason is to alley the fears of other Somalis including Puntlanders who may believe this is the first sign of seccession.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Peace Action:

I think this is not the time to change the blue flag. The reason is to alley the fears of other Somalis including Puntlanders who may believe this is the first sign of seccession.

No one is changing the blue flag, the state will have its own symbols. The national flag shall remain the main flag of the republic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this