Sign in to follow this  
Muslim Somali

Mudaharaad Lagaka soo horjeedo Maamulka SNMTA

Recommended Posts

Mudaharaad Lagaka soo horjeedo Maamulka NMTA Oo Lascanod Kadhacay

 

 

Kadib markii Mudaharaad aad u wayni ka dhacay gudaha Magaalada Laascaanood ayaa waxaa Malayshiyada Maamulka SNMtu soo galeen gudaha Magaalada kuwaasi oo rasaas ooda kaga qaaday banaan baxayaal Wata Calanka Somaliya

 

Mudaharaadkan ayaa ku beegan Yadoo Maamulka Somalidiidku ay diyaar garow ugu jireen inay soo dhaweeyaan Madaxwayne ku xigeenka maamulka SNMta Ninka Laugu Magacaabo Weydhaqaaqday

 

Waxaa Xidhan dhaman goobaha Ganacsiga oo dhan yadoo Shacabku ay joogaan Wadada wayn ee Magalada laascaanood

Xabadihii ay Ridyeen Maleeshiyaadka SNM tu ayaa waxaa ku Dhinta Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Magacaabo Shaafici waxa kale oo Ku dhaawac'may 2haween ah iyo Wiil dhalin yaro ah

 

Waxaaa kacsan dhamaan dareenka Shacabka Magaalada oo dhan Waxaa ku wareega laamiga Malayshiyada Dirta Waqooyi Iyada Malayshiyadaas Oo Uu Hormood kayahay Nin Kasoo Jeeda beesha Arab Oo Dhawan laga Dhigay Taliyaha Malayshiyada SNMta Ee Gobolka Bari.

 

 

ilaa iyo subaxnimadii saaka ayaa banaan baxayaashani joogeen Wadooyinka yagoo markaasi maagaya SNMta waqooyi Walow ay xataa baabuurtii Ay Wadaan Nimanka Calooshood Ushaqaystayaa Ee U Adeega Maamulka Riyaale aan lagu arkay wadooyinka kadib markii muraayadaha Laga jaabiyey qaar kamid ah.

 

 

 

Wixii war ah ee ka soo kordha

Mudaharaadayaasha iyo SNMta kala Soco

 

Boocame online news

Laascaanood

SOmalia

 

for pictures check Boocame online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo SNMta oo Kadhacay Buuhoodle

 

Mudaharad aad Uweyn Aya Maanta kadhacay Magaalada Buuhoodle ee Xurunta gobolka Cayn, Mudahraadkaas oo lagaka Soo Horjeedo Caloshood Ushaqaystayaash SNMta U Adeega.

 

Waxa Maalmihii lasoo Dhaafay kusugnaa Magaalada buuhoodle Qaybe iyo Wafti Uu hogaaminaayo , oo lacag laga Soo siiyay Magalada hargaysa loona soo diray sidi ay dadka ugala qaybin lahaayeen.

 

Qaybe ayaa shacabka Reer Buuhoodle usheegay wax anan soconayn rabana in uu ka dhaadhicyo Wax ay kusoo akhriyen Maamulka riyaale oo ah in Buuhoodle Ay kataliyaan Maamulka SNMTa, waxana Aad uga carooday hadalka Qaybe shacabkii kudhaqnaa Buuhoodle xili Ay malayshiyada Beesha Dirta Waqooyi ay qafaasheen, Dad reer guuraa ah oo Dagana Dagaanka Dhamasaar isla markaas Siqafaalasho Ah u Afduubay Col Dayr iyo Ciidankiisii.

 

isku Soo Wada duubo Mudaharaadka maanta Dhacay Ayaa Ahaa mudaharad Ay Shacabka reer Buuhoodle kumuujinaayan inaynan Rabin maamulka SNMta.

 

Boocame Online News!!

 

Buuhoodle , Puntland Somalia

 

Boocame@hotmail.com

 

 

 

Boocame online

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

'Maamulka SNMta'

 

The SNM must have struck strong fear into you, if you are still talking about them 18 years after they were disbanded

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

The country is called Somaliland, therefore the land of Somalis, so how can they be somalideed? i think the somalideed are those who invite ETHIOPIANS into their countries to destroy it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

their is a difference that individuals are Somalideed and a whole regime is a Somalideed.

 

Somaliland is the land of Somalis so is not the land of Somalideed, so why poeple of Sool are killed when they said we are not Somalideed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by A.J.:

The country is called Somaliland, therefore the land of Somalis, so how can they be somalideed? i think the somalideed are those who invite ETHIOPIANS into their countries to destroy it.

Well said AJ.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeyte,

You are against Somalis killing another Somalis in Moagadishu but still approve S/L militias killing innocent civilians in Laascaanood. You can not have your cake and eat it brother…

Killing, displacing innocent civilians should always bother you, regardless their Tribe affiliation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

No innocent civilians have been killed by Somaliland army. The current fighting is between the locals and the puntland militia. The locals are winning and that is something to be celebrated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this