Sign in to follow this  
Xudeedi

Ali Daacuun, a Prominent Makhiri Lawmaker Fell Victim to Hotel Muna Bombing

Recommended Posts

Xudeedi   

ali.jpg

 

نا لله وانا اليه راجعون

 

Innaa Lillahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

 

Bahda Laasqoray Online waxan halka uga tacsiyaynaynaa eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay alla ha u naxariistee Siyaasi Cali Maxamed Xasan ‘Cali Daacuun,’ oo qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho, Hotel Muna, isaga iyo xildhibaanno, siyaasiyiyiin iyo shacab kaleba ku geeriyoodeen. Waxan ilaahay uga barayaynaa marxuumka inuu ilaahay jannadii fardowsa ka waraabiyo ehelada iyo asaxaabtana samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiin!

 

Waxan isla sidaasoo kale tacsi u diraynaa dhaammaan ummaaddii Soomaaliyeed ee eheladooda iyo asaxaabtooda ku geeriyoodeen qaraxaas. Ilaahay dhammaan marxuumiinta jannadii ha ka waraabiyo, ehelada iyo asaxaabtana samir iyo iimaan ha ka siiyo. Aammiin!

 

Laasqoray Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Ina lilaah waa inaa ileehi raajicun.

Isaga iyo inta ku dhimatay qaraxaas Naxariisti Alle ha gaarsiiyo.

 

RIP to all MPs and innocent folks killed in that cowardly attack.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this