Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Urur Siyaasdeed Cusub Oo lagu Dhawaaqay

Recommended Posts

hadhwanaag 2007-04-05 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):- Xukuumada Somaliland ayaa ku guuldareysatay inay saaka is hortaagto xafladii lagaga dhawaaqi lahaa Urur Siyaasadeed Oo cusub, isla markaana oo galalaftay hotelkii loo qoondeeyey in ururka lagu shaaciyo..

 

u2d2007455157fs8001921dek3.jpg

 

Ururkan siyaadeed cusub ayaa maanta lagaga dhawaaqay caasimada Hargeysa ,kaas oo lagu sheegay Magaciisa [QARAN] marka la soo gaadbiyana (Ururka Nabada IYO Horumarinta Somaliland)

 

U jeedada loo asaasay ayaa la sheegay inay kadanbeysay.

 

-Iyadoo xisbiyadi dalka ka jiray aanay u wada dhameyn siyaasiyiin badan oo wadanka horumar gaadhsiin lahaa.

-Iyo Xisabiyadii sadexda ahaa [uDUB,UCID, KULMIYE] ay noqonwaayeen qaar hanoqaada.

 

Sida waxay ku sheegeen shirjaraa’iid oo ay manta sida wada jira ugu qabteen xaruntiisa sadexda hogaamiye ee ururkaasi.

 

Sidoo kale waxay sheegeen inaanu dasduurku iska hortaageyn inay sameystaan urur siyaasadeed oo cusub, isla markaana tartan kula xisbiyadii hore ee jiray doorashada Golaha Deegaanka

 

Waxa Gudoomiye ka ah Gudoomiyihii hore ururkii la odhan jiray SAHAN ee ku guuldareystay inuu ka mid noqdo sadexdii xisbi qaran ee dalka ka jira, Dr, Maxamed Cabdi Gaboose.

 

Waxaanay kala yihiin labada Gudoomiye kuxigeen

 

1. Jamaal Ibraahim Caydiid

2. Maxamed Xaashi Cilmi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

The time for Somaliland intellectuals to come forward. I'm tire of following skari (soldier) iyo has been politicians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this