Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaalkii shalay sida ay wax ugu noqdeen ciidankii weearka ku soo qaaday ciidanka qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

XAGTA RASMIGA DHIMASHA CIIDANKA WAA SIDAN HOOS KU CAD
●●●●●●●●●□●●●●●●

1▪︎Ali Saleebaan = 《62》
2▪︎ Ciise axamude 《32》
3= Cisman maxamud《22》
4▪︎ cumar maxamud 《13》
5▪︎ Sool clan 《12》
6•Biciid yahan 《7》
7▪︎Leyli kase 《 6》
8 ▪︎Kaskii qabe 《 4》
_____
158 Dhimasho
Saraakiisha dhimatey waa 13
Dhaawaca waa 85
Oo aaney ku jirin dhaca ay ciidanka somaliland Qaateen oo lagu sheegey in ay yihiin 28 dhawaca

Sida ku cad shaxdani dadka dagaalamàya qaxa ay u badanyihiin dad ka soo gudbaaya xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia mana aha badidoodu dad u dhashay Somaliland ee waa qaar ka soo jeeda Puntland, inkasta oo maamulka Puntland ay hore u beeniyeen in ayna dagaalaasi ka socda Laascaanood ayna shaqo ku lahayn hadana tanis waxa ay daboolka ka qaadaysaa fadeexad dahsoonayd oo ay been in jireen

Posted by Bashiir

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this