Sign in to follow this  
The Zack

Dib u gurasho waa xeelad dagaal

Recommended Posts

The Zack   

"Dib u gurasho waa xeelad dagaal" Al-shabaab oo ka daldalanaya Bakaaraha iyo Dayniile

 

Ururka Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka daldalanayo goobihii uu ugu xoogbadnaa magaalada Muqdisho sida suuqa Bakaaraha iyo Dayniile ka dib markii ay soo baxday in DKMG ay weerar xoogan ku ekayn doonto goobaha kooxaha mucaaradku kaga sugan yihiin magaalada Muqdisho. Telefishano caalami ah oo soo xiganaya illo wareedyo hoose ayaa shaaciyey in Ururka Al-shabaab uu Suuqa Bakaaraha kala baxay wax alaale wixii hub ahaa ama gaadiid ahaa ee u yaalay Saldhiga weyn ee uu ku lahaa Suuqa Bakaaraha iyo degmada Dayniile. Lama garan karo sababta Al-shabaab ku qasbaysa in hubka waa weyn iyo gaadiidka dagaal ay kala baxaan saldhigyadii lagu yiqiinay waloow loo fasiri karo inay salka ku hayso xeelad militeri waa tii horey loo yidhi "dib ugarasho waa xeelad dagaal". Si kastaba ha ahaatee waxaa maalinba maalinta ka dambaysa sii kordhaya daryaanka durbaanka colaadeed iyo diyaar garowga kooxaha isaga soo horjeeda siyaasada Somalia. Dhanaan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by Maaddeey:

yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha.

You can't be serious...tSince when did the geographical location of a website's editor become an important factor. Plus, how do u know if dhanaan.com doesn't have reporters in xamar? Mise u r stereotyping by clan?

 

Hornafric and shabeelle bas ah baa la dhageystaa ku ye looooool.

 

 

P.s. good point jaceylbaro, some people read somali news on cnn.com, as a matter of fact I am sure I have seen this same dude posting links from foreign sites...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Maaddeey:

yaaqay naga dhaafa maalaayacniga, warka Xamar Shabeelle & HornAfrik ayaa laga dhegeystaa/akhristaa, finito. Midda kale Shabaab suuqa Bakaaraha saldhig kuma laha.

Yacni waxad ka wada miya laheystayasha aya laga wareysta warka xundhurtisa.

War jiiraba caakaru iman.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this