Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo kulan kula yeeshay Magaalada Laascaanood Odayaasha iyo Waxgaradka mid ka mid ah beelaha Gobolka Sool.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Laascaanood Odayaasha iyo Waxgaradka mid ka mid ah beelaha Gobolka Sool.

Kulanka uu Guddoomiye Khaliif la yeeshay Waxgaradkan iyo Odayaashan, ayaa la xidhiidhay dedaallada nabadeynta ee Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu u joogo Laascaanood, waxaanay si guud uga wada hadleen xaaladda nabad gelyo ee Magaalada iyo sidii loo xoojin lahaa, nabadeynteeda la iskaga kaashan lahaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this