Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xasan Socdaal can't even secure Xamar

Recommended Posts

Xasan Socdaal ciyaal weeradii uu laba sano ka hor abuuray ayaa tabar loogu weysanyahay magaalada Xamar. Heer xaafadaha qaarkood kuwii afka duubnaa loo dacwoodo ee gaartay. Kuwa afka duuban ayaa hadda beegsanaayo ciyaal weerada and swiftly killed several of them already. Xasan Socdaal safarro iskaga maqanyahay iyo jeeb buuxis mashquul ku yahay.

Cabsi xoogan oo lasoo daristay kooxaha Muqdisho ku iibiya maan dooriyaha iyo Ciyaal weerada

Waxaa cabsi aad u xoogan ay lasoo daristay kooxaha magaalada Muqdisho ku iibiya waxyaabaha maanka dooriya iyo Ciyaal weerada, kadib marki kooxda Al-shabaab ay beegsi ku bilaawday doonaan kooxahaan oo dhibaato xoogan ku hayay shacabka ku dhaqan Muqdisho.

Alshabaab ayaa labadii habeen ee lasoo dhaafay duuleedka iyo gudaha magaalada Muqdisho sheegtay iney ku dishay rag ay sheegeen iney ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya oo uu ku jiray mid ka mid ahaa ganacsatada ugu waa weyna ku iibiya maandooriyaha.

Kooxda Alshabaab ayaa raga ay dileen qaarkood ku beegsatay goobaha ay ku ganacsanayeen, waxaana warar haatan soo baxaya ay sheegayaan in cabsi darteed loo xiray sandaqado ku yaala magaalada Muqdisho oo qaarkood lagu iibin jiray maan dooriyaha, halka kuwa qaarna ay sameysteen ilaalo hubeysan.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Waalidiinta dhalay hoggaamiyaasha kooxaha Ciyaal weerada in haatan ay bilaabeen iney goobaha dhaqan celinta ku xirtaan caruurtooda, halka qaarna ay kala qaxeen xaafadahii lagu yaqaanay.

Mudooyinkii dambe waxaa magaalada Muqdisho si aad ah looga cabanaayay kooxaha ciyaalka weerada oo dhibaato xoog leh ku hayay shacabka ku nool magaalada Muqdisho.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this