Sign in to follow this  
Xudeedi

Chief of Biyokulule Police Station Assassinated as Further Chaos unravels in Bosaso

Recommended Posts

Xudeedi   

WAR DEG DEG AH: Taliyaha Saldhiga Biyo Kulule Dhoonge Xassan Xaaji oo lagu toogtey magaalada Boosaaso bartamaheeda…

 

Boosaaso (SPR): Taliyaha Saldhiga Biyo Kulule ee magaalada Boosaaso Dhoonge Xassan Xaaji ayaa waxaa lagu toogtey magaalada Boosaaso iyadoo aanan la aqoon heybta cida dishey. Dhoonge Allaha u naxariistee ayaa waxaa maanta ku dhex toogtey magaalada gudaheeda laba nin oo afka soo duubtey oo aan heybtooda la garaneynin iyagoo isla markiiba ka baxsadey goobtaasi.

 

Lama garanayo sababta dhabta ah iyo ula jeedada loo diley Dhoonge. Idaacada SPR ayaa waxay idiin soo gudbin doontaa wareysi aanu uga maqanahay inaan idinkaga soo diyaarino taliyayaasha ciidanka gobolka Bari waqtiga dhow.

 

Maxamed Xassan

www.spr.fm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Chief Dhoonge is one of 5 men from Sanaag/Haylaan and Western Bari assassinated in Bosaso the past 2 weeks.

 

Dhoonge was a brave man, may allah have mercy on his soul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaji deaths are occuring all over, just a few days ago in Lascaanod an official was killed, hopefully it will all stop.

 

This death still has not been verified!

 

If it is true, it is kind of expected because the criminals know they cannot attack Puntland with a sustained force, rather they must resort to these cowardly and sneaky attacks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

This is everyday thing. The pirateland always had security issues. This instability is like a disease passed from Addow Muse to Farole.

 

Anyway Alah u naharisto all the Somalis who died for meaningless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Taliyihii saldhiga Booliiska Biyo Kulule Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Xaaji Dhoonge oo caawa lagu dilay Boosaaso ayaa waxa la socday markii la dilay oo dhaawacmay walaalkii Cali Xideeye iyo Ina Diin Gurxan laguna nanayso Bilig oo ka mid ahaa ciidanka Puntland.

 

 

Allah ha u naxariistee waxay kaloo marxuumka walaalo ahaayeen Wasiir ku xigeenka amniga Puntland Cabdi Jamaal

 

 

Ciidanka PIS ayaa waxa shalay looga dilay buurta galgala 8 Askari ka dib markii waxyaabaha qarxa loo dhigay wado ay had iyo jeer isticmaalaan.

 

 

Ciidanka PIS ayaa waxay saldhig ka samaysteen Beer ku taal magaalada Galgala, uuna lahaa Sheekh aad looga yaqaano degaanada Bari kana soo jeeda Beesha Carab Saalax,laguna magcaabi jiray Sheekh Maxamed Aw Nuur markii uu dhintayna waxa sii hayey wiilkiisii oo halkii ka sii waday waxbarashadii uu caruurta Quraanka bari jiray iyo xirfadii Beeralayda uu ku shaqaysan jiray Beertiisa, markuu isaguna dhintay waxa sii qabsaday wiilkii uu awoowaha u ahaa oo la kacaamay Maxamed Atom.

 

 

Wasiir ku xigeenka cayaaraha Puntland Siciid Daahir Qodax iyo wasiir ku xigeenka amniga puntland Cabdi Jamaal labaduba waxay Quraanka ka soo dhigteen Beertan.

 

 

Waxa maanta oo Muslimiinta Aduunku wada sooman yihiin ay Ciidanka PISta oo ah kuwa dagaalka ka wada buurta Galgala , la fadhiyaan qaad iyo khamri Beertii Sheekh Maxamed Aw Nuur geedka Darayga aha oo ku yaalay harkiisa iyaga oo aan ixtiraamayn bulshada kale oo Muslimiinta ah ku nool magaalada iyaga oo sooman.

 

 

Magaalada Galgala danbiyada dagaal oo laga galay waxa ka mid ah bara kac loo gaystay dadkii magaalada u dhashay, Xasan Gurxan waa 100 jir qaba cudura sonkorta noloshiisa meel aan ka ahayn Galgala kuma noolaan hase ahaatee inta gurigiisii loogu yimid ayaa maanta waxa laga dhigay mid hoy la'aan haysato, Maxamed Muuse oo loo yaqaan Maxamed Dharaar sidoo kale waa 80+ jir isagana gurigiisii waa laga baro kiciyey danbiga ay galeena waa iyaga oo Allah ka dhigay isku Beel ninka Itoobiya iyo Faroole ku soo qaateen mashaariicda Maxamed Atom

 

 

Mar labaad ayaa Allsanaag uga tacsidiyeenaysaa dhamaan Qoyska Reer Xasan Xaaji ,xaaskii Marxuumka ,caruurtiisii Asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum Axmed Xasan Xaaji Dhoonge waxanu leenahay samir iyo Iiman Allah ha idin ka siiyo dhamaantiin isagana marxuumka Ilaahay janadii Fardowsa hoy ha uga dhigo Aamiin

 

 

Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Waraka haatan naga soo gaadhaya Gudaha Magaaladda Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in goordheyd la toogtay Taliyihii Saldhiga Xaafada Biyo-Kulule ee Magaaladda Boosaaso Dhoonge Xassan Xaaji oo dhawaan kasoo laabtay dagaalada ka socda Degmada Galgala ee Gobolka Bari.

 

Dhoonge Xassan Xaaji oo ahaa Taliyaha Saldhiga Xaafada Biyo-kulule ayaa lagu soo waramaya in ay goordheyd toogteen Labo Nin oo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn, Ciidamada Amaanka ee Magaaladda Boosaaso ayaa islamarkiina goobta dilku ka dhacay isku gadaamay manajirto cid gaara oo ayu qabten dilka taliyaha.

 

laasqoray.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Thanksful: Your clan outlet Horseed reported the incident. I bet you believe it now. :D

 

Taliyihii Saldhiga Biyokulule ee Magaalada Bosaso oo La Diley

September 6, 201016 comments| leave your own!

Share Waxaa fiidnimadii xalay lagu diley magaalada Bosaso Taliyihii Saldhiga Biyokulele ee magaalada Bosaso, Sarkaalka la diley ayaa lagu magacaabi jirey Axmed Xassan Xaaji oo loo yaqaanay “Dhoonge” sida wararku sheegayaan laba nin oo hubeysan ayaa ku diley marxuumka Xaafada New Bosaaso gaar ahaan halka lagu magacaabo Tuulo qodax xilli uu ku sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn gurigiisa.

 

Kooxdii dilkiisa geystay oo aan la aqoon halka ay ka socdeen, ayey u surtagashay in ay baxsadaan, waxaana la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Baastoolado.

 

Weerarka lagu qaadey Taliyihii Saldhiga Biyokulele ayaa waxaa ku dhaawacmey labo kamid ah ilaaladiisa.

 

Wararka ayaa sidoo kale sheegaaya in Sarkaalkan uu ka qaybgalay dagaalada ay Ciidanka Puntland kula galeen degmada Galgala Maleeshiyada wadaadka Sheikh Attam, isaga oo dagaalkii u danbeeyey ee halkaas ka dhaca, khatar ku galay.

 

Saraakiisha Booliska ayaa weli ilaa iyo hadda ka hadlin dilkaan iyadoo ay socdaan baaritaano.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Xudeedi:

Thanksful: Your clan outlet Horseed reported the incident. I bet you believe it now.
:D

 

Taliyihii Saldhiga Biyokulule ee Magaalada Bosaso oo La Diley

September 6, 201016 comments| leave your own!

Share Waxaa fiidnimadii xalay lagu diley magaalada Bosaso Taliyihii Saldhiga Biyokulele ee magaalada Bosaso, Sarkaalka la diley ayaa lagu magacaabi jirey Axmed Xassan Xaaji oo loo yaqaanay “Dhoonge” sida wararku sheegayaan laba nin oo hubeysan ayaa ku diley marxuumka Xaafada New Bosaaso gaar ahaan halka lagu magacaabo Tuulo qodax xilli uu ku sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn gurigiisa.

 

Kooxdii dilkiisa geystay oo aan la aqoon halka ay ka socdeen, ayey u surtagashay in ay baxsadaan, waxaana la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Baastoolado.

 

Weerarka lagu qaadey Taliyihii Saldhiga Biyokulele ayaa waxaa ku dhaawacmey labo kamid ah ilaaladiisa.

 

Wararka ayaa sidoo kale sheegaaya in Sarkaalkan uu ka qaybgalay dagaalada ay Ciidanka Puntland kula galeen degmada Galgala Maleeshiyada wadaadka Sheikh Attam, isaga oo dagaalkii u danbeeyey ee halkaas ka dhaca, khatar ku galay.

 

Saraakiisha Booliska ayaa weli ilaa iyo hadda ka hadlin dilkaan iyadoo ay socdaan baaritaano.

 

Horseed Media

You laugh about it huh, it's all fun because you are on another continent!

 

Your clan outlet Horseed reported the incident.

Clan, Clan, Clan, Clan that's all I hear from you. Even people back in Somalia aren't as obsessed with it as you are.

 

I still have my doubts about the incident Horseednet is upset with the government because one of it's reporters was reckless! Now did this incident happened, it is very possible and I wouln't be surprised, but if Somali Public Radio is the only site that says it I won't believe it! (I wonder how they receieved the news so quick).

 

Atam has been humiliated and his supporters in the Diaspora have been shown that the people are not with them, he will lash out through these cowardly attacks, because facing Puntland's military might head on, is to difficult.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this