Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Dawladda Goboleedka Bartamaha Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay

Recommended Posts

28-100x100.jpg

 

19-100x100.jpg

 

 

Magaaladda Nairobi ee caasimada Kenya ayaa Shalay lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Bartamaha Soomaaliya oo ah maamul dhowaan looga halkaas,kaasi oo la doonayo inuu dib u soo celiyo kala dambayntii iyo Maamulkii ka jiray Goboladda dhaca Bartamaha Soomaaliya.

 

Waxaana ay doorashadu u dhacdey sidaan isla markaana labadaas xil loo kala doortay;

 

1-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Bartamaha Soomaaliya ayaa loo doortay Maxamed Xaashi Cabdi

 

2-Madaxweyne kuxigeenka ayaa loo doortay Maxamed Xayir Nuur

 

Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa lagu Ansixiyay oo lagu dhaariyay Xaflad balaaran oo ka dhacday Hoolka Weyn ee Hoteelka Eastleigh Mall,waxaana Xafladda kasoo qayb kala Dhalinyaro,Haweeyn,Odayaal iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada gobolada dhexe Soomaaliya kasoo jeeda.

 

Labadda masuul ee la doortay ayaa sheegay inay howlahooda shaqo ku qaban doonaan Cadaalad,Sinaan iyo Hormarin.

 

Source:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Taleexi:

Waa xaggee bartamuhu?

that is good question,,,,,poster bal noo sheeg magaalooyinka iyo tuulooyinka ay u talin doonto dowlad goboleedka bartamaha Soomaaliya :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

I'm not 100% sure, but I suspect Bartamaha is for beesha degta gobolada dhexe ee Somalia(Not including beesha kala sheegata Galmudug, Ximan iyo Xeeb, and Hiraanland).

 

Deegaanada ummada Soomaaliyeed hadaad kala taqaanid, waxaan filayaa inaad ogsoontahay beesha aan ka hadlayo? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this