Sign in to follow this  
Deeq A.

Weriye Xukumada Muuse Biixi ku xidhay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
Ciidamada amaanka Somaliland ayaa xalay ku xidhey Hargeisa Weriye Mohamed Koronto, oo ka mid ah hawl-wadeenada Telefishanka SOMNEWS TV.
Ciidamada ayaa sidoo kale xalay xili danbe baadhitaano ku sameeyay xarunta guud ee Telefishanka SOMNEWS, iyagoo ilaalada xaruntana ku amrey inaan lagu shaqeyn karin xarunta.
lama oga sababta ka danbaysay xidhiga Weriyaha, baadhitaanka xarunta ee kediska ah iyo bixinta amarka shaqo joojinta ee ciidanka kasoo yeedhay.
May be an image of 1 person and text that says 'STV NEWS TOSHIBA'

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this